16/06/2026
๐ Sanad Hijriyeed Cusub 1448H Wacan
Express Educational Institute waxay dhammaan ardayda, macallimiinta iyo bulshada Muslimiinta ugu hambalyeynaysaa bilowga sannadka cusub ee Hijriga.
Ilaahay ha inooga dhigo sanad nabad, barwaaqo, caafimaad iyo guul badan leh.
ูู ุนุงู
ูุฃูุชู
ุจุฎูุฑ โจ