12/05/2026
๐ง๐ฎ๐ฟ๐๐ฎ๐ป ๐ฎ๐พ๐ผ๐ผ๐ป๐ฒ๐ฒ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฑ-๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฒ
Maanta oo talaado ah 12/05/2026 waxaa xarunta dugsiga ka qabsoomay tartan xiiso badan oo dhex maray fasallada kala ah:
F4 iyo 6aad. Intii tartanku socday labada dhinacba waxay soo bandhigeen aqoon, akhlaaq iyo karti. Waxaana guushu raacday fasalka F4 oo u gudbay wareegga k**a dambaysta ah ee Final-ka.
NATIIJADA:
Form 14โ10 6aad