Baraawe University

Baraawe University Kusoo dhawaaw Jaamacadda Baraawe
IFTIINKA MUSTAQBALKAAGA

Maamulka, Macalimiinta, Golaha Sare ee Mu’assasada,, Guddomiyaha Jamacadda, Guddoomiye-ku-xigeennada Jaamacadda, Hormuud...
02/11/2025

Maamulka, Macalimiinta, Golaha Sare ee Mu’assasada,, Guddomiyaha Jamacadda, Guddoomiye-ku-xigeennada Jaamacadda, Hormuudyada Kuliyadaha, Macallimiinta, Shaqaalaha, Ardayda iyo dhammaan bahweynta Jaamacadda Baraawe waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan:

Dr. Abdirashid Abukar Abdulkadir (Dr. Rashaad), Wasaradda Caafimaadka KGS ayaa Umagacawday Agaasimaha Cusub Isbitaalka Degmada Baraawe .

Waxaan u rajeyneynaa in xilkan uu Alle ku asturo, isla markaana uu ku guuleysto sidii kor loogu qaadi lahaa baahida Caafimaad kajirto Isbitaalka Degmada

𝗛𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹𝘆𝗼, 𝗛𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹𝘆, 𝗛𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹𝘆𝗼.

Maalinta Macalinka Soomaaliyeed awgeed, Jaamacadda Baraawe waxa ay hambalyo u direysaa dhammaan macalimiinta Soomaaliyee...
21/11/2024

Maalinta Macalinka Soomaaliyeed awgeed, Jaamacadda Baraawe waxa ay hambalyo u direysaa dhammaan macalimiinta Soomaaliyeed, oo loo asteeyey maanta oo kale, 21-ka Nofeembar, in la xuso lana xasuusto kaalinta weyn ee ay bulshada kaga jiraan.

Maalintan oo muhiimad gaar ah leh, waxaa lagu weyneynayaa kaalinta lama ilaawaanka ah ee macalimiinta ku leeyihiin nolosha bulshada iyo horumarinta dalka.

Macalimiinta Jaamacadda Baraawe waa laf-dhabarka guulaha iyo horumarka ay tiigsaneyso jaamacaddu, waxaana ay si hagar la’aan ah ugu istaageen sidii ay u diyaarin lahaayeen mustaqbalka ardaydeena.

Maamulka Jaamacadda Baraawe waxa ay u mahadcelinayaan dhammaan macalimiinta, kuwaas oo naftooda u huray iftiiminta mustaqbalka ardayda. Dadaalkiinna iyo nafhurnimada aad muujiseen waa mid aad ku amaanan tihiin, Jaamacaduna ay idinkaga mahadcelineyso.
Mahadsanidiin
Hambalyo!
Maalinta Macalinka Soomaaliyeed

Waxaa furan isdiiwaangelinta Kuliyadaha kala Duwan ee Jaamacadda Barawe.Email: @gmail.comCall 📞+252612249624   -2025
18/09/2024

Waxaa furan isdiiwaangelinta Kuliyadaha kala Duwan ee Jaamacadda Barawe.

Email: @gmail.com
Call 📞+252612249624
-2025

27/08/2024

Hambalyo!
Dhamaan ardayda kasoo gudubtay imtixaanka shahaadiga ee Dugisga Sare ee sanad-dugsiyeedka 2023-2024, waxaan idiin rajeyneynaa guulo intaa ka badan.

INNAA LILLAAHI WAA INNAA ILAYHI RAAJICUUNGudoomiyaha Jaamacadda Baraawe, Mu'asasiinta,  Maamulka, Macalimiinta iyo Arday...
28/06/2024

INNAA LILLAAHI WAA INNAA ILAYHI RAAJICUUN

Gudoomiyaha Jaamacadda Baraawe, Mu'asasiinta, Maamulka, Macalimiinta iyo Ardayda Jaamacadda Baraawe waxa ay tacsi u dirayaan Dhamaan Ummada Soomaaliyeed, qoyska, qaraabada, saaxiibada, Iyo dhamaan aqoonyahanada Soomaaliyeed geeridii Naxdinta Laheed ee ku timid Guddoomiyihii h**e Golaha Shacabka, Professor Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari.

Alle ha u naxariisto Prof. Jawaari, waxaan Alle uga baryeeynaa inuu ka Waraabiyo Jananatul Firdowsa

Dhamaan ardayda usoo idlaaday maanta imtixaanka shahaadiga ee Dugsiga Sare waxaan u rajeyneynaa in dadaalkoodu noqdo mid...
28/06/2024

Dhamaan ardayda usoo idlaaday maanta imtixaanka shahaadiga ee Dugsiga Sare waxaan u rajeyneynaa in dadaalkoodu noqdo mid natiijo wanaagsan ay ku gaaraan.
Guuleysta!

Waxa ilaahey mahadiisa in uu si habsami leh ubilowday tababarka gargaarka dag daga oo ay qabanaysay jaamacadda barawe wa...
27/09/2020

Waxa ilaahey mahadiisa in uu si habsami leh ubilowday tababarka gargaarka dag daga oo ay qabanaysay jaamacadda barawe waxaan kafa'ideysatay arday tiro badan halka kuwa kale loo qorsheeyay wareega xiga.
Tababarkan ayay ardayda ku qaadan doonaan shahaaado.

▪︎Majeceshahay inaad noqoto badbaadiye ▪︎Matahay shaqsi mar uun ku riyooday in uu wax kafahmo barashada gargaarka dag da...
23/09/2020

▪︎Majeceshahay inaad noqoto badbaadiye
▪︎Matahay shaqsi mar uun ku riyooday in uu wax kafahmo barashada gargaarka dag dag
▪︎Madooneysaa inad noqoto mid ka adag xirfadaha caafimaadka sida duriinka noocyadiisa kala duwan wax kafahanka daawoyinka iyo xirfada gargaarka dag daga.
Waxa ay jaamacadda barawe kaa cawineysa in ay riyooyinkas kuu rumoobaan
Waxana kuu heyna fursad tababar kusaabsan gargaarka dag daga oo lacag la.an ah kana faa,ideysan donan 50-ka arday ee fursada u hesha.
Wixii faafahin dheeri ah WhatsApp No. https://wa/613947907

WAXAA MAANTA JAAMACADA BARAAWE SI RASMI AH U BILAAWDAY MAADOYINKA COURCESKA  SIDA  ENGILSHKA IYO  COMPEUTERKA, WAXAANA K...
05/09/2020

WAXAA MAANTA JAAMACADA BARAAWE SI RASMI AH U BILAAWDAY MAADOYINKA COURCESKA SIDA ENGILSHKA IYO COMPEUTERKA, WAXAANA KUU DHIGI DOONO MACLIMIIN QIBRAD SARE U LEHI
MAADOYINKA AY DHIGAYAAN, WAXAA XIGI DOONO MAADOOYIN KALE OO BADAN

FADLAN HORAY U GAAR ARDAY JAAMACADA BARAAWE DIIWAAN GALINTA YUUSAN KAA BUUXSAMIN

FG: WIXII FAAFAAHIN DHEERAAD AH KALA GALA SOO XIRIIR TEL: +252616465419/+252613947907

MAHADSANIDIN

Address

Hawl-Wadaag
Baraawe

Telephone

+252612249624

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baraawe University posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Baraawe University:

Share