18/04/2026
wa inaa ilayhi raajicuun. Waxaa murugo weyn nagu reebtay geerida naxdinta leh ee ku timid walaalkeen Sheikh Adam Gaabuun, oo ka mid ahaa ardayda Dugsiga hoose dhexe iyo sare ee , gaar ahaan fasalka 12aad.
wuxuu ahaa arday degan, edeb badan, af gaaban, kuna sifoobay akhlaaq wanaagsan iyo ixtiraam, wuxuuna ka mid ahaa ardayda ay jeclaayeen macallimiinta iyo asxaabtiisa.
"لو كانت الدنيا تدوم لأهلها، لكان رسولُ اللهِ حيًّا وباقيًا"
Ilaahay uga baryeynaa inuu u naxariisto, janadii Firdowsana ka waraabiyo, ehelkiisa, asxaabtiisa iyo dhammaan ardayda dugsigana samir iyo iimaan ka siiyo. Geeridu waa xaq, qof walbana waa mari doonaa, Ilaahayna ha ina waafajiyo samir iyo sabar wanaagsan. Aamiin.
Al hidaayah primary and secondary school
fans