06/06/2026
Waxaa Si Guul Leh Inoogu Soo Idlaaday Kulan Weyn Oo Isugu Jiray Soo Dhoweyn Iyo Ka Warbixinta Safarradii Guddoomiyaha Jaamacadda Uu Ku Tagay Dalal Kala Duwan Oo Dibadda Ah Uguna Muhiimsan Tahay Masar.
Goobta Lagu Qabtay Oo Aheyd , Waxaa Soo Buux Dhaafiyay Boqol Bulshada Qeybaheeda Kala Duwan Leh Oo Isugu Jiray Culimo, Aqoonyahanno, Arday, Macalimiin Iyo Waalidiin.
Waxaa Sidoo Kale, Martisharafta Kamid Ah Mas'uuliyiin Ka Socotay Dhinaca Dowladda Oo Uu Ugu Horreeyo Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Iyo Agaasimaba Guud Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta KGS.
Maamulka Jaamacadda Wuxuu U Mahadcelinayaa Dhammaan Qabanqaabiyeyaasha Kulankan Soo Agaasimay Iyo Martisharafta Guud Ahaan.
Ganaany University
fans