12/11/2018
BISHAARO BISHAARO BISHAARO.
1. Madooneysa Inaad Noqoto Qof loosoo Raadsho Maadada Computer ka ( Software and Hardware )
2. Majeceshahay inaad Noqoto Qof qoraalada Kor ka qoro adiga oonan fiirin Keyboard ka.
jawabtadu Tahay ha, Welcome
Dhamaan Bahda Waxbarashada Jecel Gaar ahaan Ardada Jecel Maadada Computer ka Waxa logu bishareynaya In Machadka ( ) Uu soo kordhiyay Barnaamij Loogu magac daray ( ) kaas oo Ku sabsan sida qoraalka Kor looga qoro adiga oonan fiirin Keyboard ka, Hadaba Hadii Aad Daneyneyso Barnaamijyada Noocas oo kale ah Horay u gaar Xafiiska Machadk Ama Wac Mobile Num.
Duration Course : 2 Months
Registration: Free
Days:Part Time
Fee Month: $5( 1 Month )
Next Month: Free
Certificate: $10
Tel:002615576146/0616810081/0618448401
Email: [email protected]