Rift Valley Univeristy, Berbera, Somaliland

Rift Valley Univeristy, Berbera, Somaliland Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Rift Valley Univeristy, Berbera, Somaliland, College & University, Ku xigta xafiska Sima marine ee xafada Barwaqo, Berbera.

Imtixaanka Final-semesterka oo si rasmi ah ugu bilaabmay ardayda heerka kobaad ee Jaamacada Rift Valley Faraceeda Berber...
08/06/2026

Imtixaanka Final-semesterka oo si rasmi ah ugu bilaabmay ardayda heerka kobaad ee Jaamacada Rift Valley Faraceeda Berbera...

Jumce Wanagsan Dhamaan Umada islaamka meel kasta ood joogtan.Kuna Seliya xabiibkena Muhammad (SCW)
05/06/2026

Jumce Wanagsan Dhamaan Umada islaamka meel kasta ood joogtan.

Kuna Seliya xabiibkena Muhammad (SCW)

๐ŸŒ™โœจ Ciidul Adxaa Mubaarak โœจ๐ŸŒ™Rift Valley University waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan ardayda, macallimiinta...
26/05/2026

๐ŸŒ™โœจ Ciidul Adxaa Mubaarak โœจ๐ŸŒ™

Rift Valley University waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan ardayda, macallimiinta, shaqaalaha, waalidiinta, iyo guud ahaan bulshada munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa awgeed.

Waxaan Alle uga baryeynaa inuu ciiddaan kheyrkeeda, nabaddeeda, farxaddeeda, iyo barwaaqadeeda nagu gaarsiiyo annaga iyo ummadda Islaamka oo dhan.
Ilaahay ha naga aqbalo cibaadada, ducada, iyo acmaasha wanaagsan.

๐Ÿ•Œ๐Ÿ‘ Ciid Mubaarak!
Sanadkan sanadkiisa caafimaad, nabad, iyo guul ku gaadha.

On 18-May, the President of Rift Valley University joined students in proudly celebrating the historic Independence Day ...
22/05/2026

On 18-May, the President of Rift Valley University joined students in proudly celebrating the historic Independence Day of Somaliland. โค๏ธ๐Ÿค๐Ÿ’š

The celebration was filled with unity, joy, and patriotism as students and university leadership came together to honor the sacrifices, resilience, and bright future of our nation.

Happy 18-May to all Somalilanders around the world!

๐‡๐š๐ฉ๐ฉ๐ฒ ๐Ÿ๐Ÿ– ๐Œ๐š๐ฒ.As we commemorate ๐ˆ๐ง๐๐ž๐ฉ๐ž๐ง๐๐ž๐ง๐œ๐ž ๐ƒ๐š๐ฒ, we reaffirm our commitment to education, innovation, and national devel...
18/05/2026

๐‡๐š๐ฉ๐ฉ๐ฒ ๐Ÿ๐Ÿ– ๐Œ๐š๐ฒ.

As we commemorate ๐ˆ๐ง๐๐ž๐ฉ๐ž๐ง๐๐ž๐ง๐œ๐ž ๐ƒ๐š๐ฒ, we reaffirm our commitment to education, innovation, and national development. ๐‚๐จ๐ง๐ ๐ซ๐š๐ญ๐ฎ๐ฅ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐ฅ ๐œ๐ข๐ญ๐ข๐ณ๐ž๐ง๐ฌ on this proud national occasion.

May this historic day continue to inspire unity, progress, and prosperity for generations to come.

๐Ÿ“ Berbera, Somaliland
๐Ÿ“ž Contact Us: 741125 | 063-4292208
๐ŸŒ Visit Us: Barwaqo Village - Next to Sima Marine office or Yousof Ali Nour Office

17/05/2026

Fariinta tahniyadda maalinta qaran ee 18 May. Waxa aynu u dabaal dagaynaa 35 sanno oo xornimo iyo qaranimo ah.

18-ka May 2026 โ€“ Hambalyo Somaliland ๐ŸŽ“Maamulka, macallimiinta iyo ardayda Rift Valley University waxay hambalyo iyo boga...
16/05/2026

18-ka May 2026 โ€“ Hambalyo Somaliland ๐ŸŽ“

Maamulka, macallimiinta iyo ardayda Rift Valley University waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan shacabka Somaliland munaasabadda qaaliga ah ee 18-ka May, maalinta dib ula soo noqoshada madax-bannaanida Somaliland.

Maalintani waa astaan muujinaysa:

โœจ Midnimo
โœจ Nabadda
โœจ Horumarka
โœจ Geesinimada shacabka Somaliland

Waxaan rajaynaynaa mustaqbal ifaya oo ay dhalinyaradu door weyn ka qaataan dhismaha dalka iyo horumarkiisa.

๐ŸŽ‰ Hambalyo 18 May dhammaan shacabka Somaliland!
๐Ÿ“ Berbera โ€“ Somaliland

Ka faaidaysi wacan
09/05/2026

Ka faaidaysi wacan

๐ŸŒ๐ŸŽ“ แ‹ˆแ‹ฐ แ‹แŒญ แˆ€แŒˆแˆญ แˆ„แ‹ถ แˆˆแˆ˜แˆ›แˆญ แ‰ตแˆแ‰… แŠฅแ‹ตแˆ ๐Ÿ“š

แŠจ10+ แˆ€แŒˆแˆซแ‰ต แŠฅแŠ“ 40+ แ‹ฉแŠ’แ‰จแˆญแˆฒแ‰ฒแ‹Žแ‰ฝ แ‹ซแˆˆ แˆแŠ•แˆ แ‰…แ‹ตแˆ˜ แŠญแแ‹ซ แ‹ซแˆ˜แˆแŠญแ‰ฑ ๐ŸŒŽ

โœ… แˆˆ3 แ‹ˆแˆซแ‰ต แАแƒ แˆตแˆแŒ แŠ“
โœ… แ‹ซแˆˆ แˆแŠ•แˆ แ‰…แ‹ตแˆ˜ แŠญแแ‹ซ
โœ… แŠจแ‹ฉแŠ’แ‰จแˆญแˆฒแ‰ฒ แ‰…แ‰ แˆ‹ แ‹ฐแ‰ฅแ‹ณแ‰ค แŠจแ‰ฐแ‰€แ‰ แˆ‰ แ‰ แŠ‹แˆ‹ แ‰ฅแ‰ป แ‹จแˆšแŠจแแˆ‰แ‰ แ‰ต
โœ… แˆ™แˆ‰ Aโ€“Z แ‹จแ‹แŒญ แˆ€แŒˆแˆญ แ‰ตแˆแˆ…แˆญแ‰ต แ‹ตแŒ‹แ
โœ… แ‹จแˆตแŠฎแˆ‹แˆญแˆบแ• แˆ›แˆ˜แˆแŠจแ‰ป แˆตแˆแŒ แŠ“
โœ… แ‹จแ‰ฐแˆˆแ‹ซแ‹ฉ แˆตแŠฎแˆ‹แˆญแˆบแ–แ‰ฝแŠ• แ‹จแˆ›แŒแŠ˜แ‰ต แŠฅแ‹ตแˆ

แ‹จแ‰ตแˆแˆ…แˆญแ‰ต แˆ˜แ‹ณแˆจแˆป แˆ€แŒˆแˆซแ‰ต:
๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ธ แŠ แˆœแˆชแŠซ | ๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ฆ แŠซแŠ“แ‹ณ | ๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ง แŠฅแŠ•แŒแˆŠแ‹ | ๐Ÿ‡ซ๐Ÿ‡ท แˆแˆจแŠ•แˆณแ‹ญ
๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ช แŒ€แˆญแˆ˜แŠ• | ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡น แŒฃแˆŠแ‹ซแŠ• | ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ช แ‹ฑแ‰ฃแ‹ญ | ๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡พ แˆ›แˆŒแ‹ขแ‹ซ แŠฅแŠ“ แˆŒแˆŽแ‰ฝแˆ

๐ŸŽ“ แˆ›แŠ• แˆ˜แˆณแ‰ฐแ แ‹ญแ‰ฝแˆ‹แˆ?
แ‹จแˆ€แ‹ญแˆตแŠฉแˆแฃ แ‹ฒแŒแˆช แŠฅแŠ“ แˆ›แˆตแ‰ฐแˆญแˆต แ‰ฐแˆ›แˆชแ‹Žแ‰ฝ

๐Ÿ“† แ‹จแˆแ‹แŒˆแ‰ฃ แ‰€แŠ•แก แŠฅแˆแ‹ตแฃ แŒแŠ•แ‰ฆแ‰ต 02
๐Ÿ“ แ‰ฆแ‰ณแก แแˆ‹แˆšแŠ•แŒŽแฃ แŠจHyatt Regency แŠแ‰ต แˆˆแŠแ‰ตแฃ แ‰ แŠ แ‹ฒแˆต แŠ แ‰ แ‰ฃ แ‰ฒแ‹ซแ‰ตแˆญ แŠ แ‹ณแˆซแˆฝ

โš ๏ธ แ‹ซแˆˆแŠ• แ‰ฆแ‰ณ แ‹แˆตแŠ• แˆตแˆˆแˆ†แА
แŠจแ‰ณแ‰ฝ แ‰ฃแˆˆแ‹ แˆŠแŠ•แŠญ แŠ แˆแŠ‘แŠ‘ แ‹ญแˆ˜แ‹แŒˆแ‰ก๐Ÿ‘‡

https://forms.gle/m4kD9QwrHgyZavvj9

FOUNDATION IFRS PRINCIPLES TRAININGKor u qaad aqoontaada xisaabaadka iyo heerarka caalamiga ah ee maaliyadda.Jaamacadda ...
08/05/2026

FOUNDATION IFRS PRINCIPLES TRAINING

Kor u qaad aqoontaada xisaabaadka iyo heerarka caalamiga ah ee maaliyadda.

Jaamacadda Rift Valley University โ€“ Faraceeda Berbera waxay si sharaf leh idiinku wargelinaysaa in uu bilaabanayo tababar ku saabsan Foundation IFRS Principles, kaas oo lagu baranayo mabaadiโ€™da aasaasiga ah ee IFRS iyo fahamka warbixinnada maaliyadeed.

๐Ÿ“˜ Tababarka: Foundation IFRS Principles
๐Ÿ“… Bilaabmaya: Sabtida, 09-May-2026
๐Ÿ—“๏ธ Maalmaha: Sabti & Salaasa
โณ Muddada: 8 Maalmood
๐Ÿ“œ Shahaado: Haa
๐Ÿ“ Goobta: Berbera Youth Center

โœจ Tababarkan wuxuu ku habboon yahay:
โ€ข Ardayda Accounting & Finance
โ€ข Shaqaalaha xisaabaadka iyo maamulka
โ€ข Ganacsatada
โ€ข Qof kasta oo doonaya inuu faham wanaagsan ka helo IFRS Principles

๐Ÿ“ž Nala Soo Xiriir:
741125 | 0636318366

๐Ÿ”” Ka faaโ€™iidayso fursaddan si aad u kobciso aqoontaada xirfadeed una hesho shahaado rasmi ah.

Address

Ku Xigta Xafiska Sima Marine Ee Xafada Barwaqo
Berbera
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rift Valley Univeristy, Berbera, Somaliland posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share