26/02/2022
oo maskaxda dhaawac gaarsiisa!
1) Dhafarka habeenkii.
Waxa haboon inad xili h**e jiifato habenkii wayo maskaxdu waxay u baahantahay 8 saacadod inay hurdo hesho
2) Quraacda oo aad ka tagtid.
Cilmi baaris ay sameesay jaamacada Tohoku University and Otsuka Pharmaceutical, waxay ku ogaatay in quraacdu ay aad muhiim u tahay shaqada maskaxda.
3) wax sonkor badan oo aad cabtid ama cunitid.
Shaaha, cabitaanka iyo cuntada kale ka yaree sonkorta, maxa yeelay waxa ka dhalan kara cuduro hadi aadan jimicsi badan sameen.
4) inad cunto cuntid adigo wax daawanaya.
Inad wax cuntid adigo wax daawanaya, waxa ka dhalan karta inad wax badan cuntid kadibna aad cayishid.
5) kaadida oo la isku celiyo.
Markii kaadi ku qabato, waxa jira neerfe (Nerve) ka qaadaya fariin kaadi-heesta wuxuuna geenaya maskaxda isagoo u sheegaya in kaadi-heestu buuxdo. Waxa sido kale jira neerfe maskaxda fariin kaso qaadaya una keenaya kaadi-heesta una sheegaya in kaadida meesha lagu haayo, maadama aadan u diyaarsaneen inad sii deesid ( musqul ku jirn). Sida darted waxa dhici karta iney saamen ku yeelato shaqada maskaxda.
Sidan an kuula wadaagaya u gaarsii walaalaha kale.
Mahadsanid.