02/05/2026
๐ Jaamacadda Borama โ Hambalyo Maalinta Shaqaalaha Aduunka .
Jaamacadda Borama waxa ay ka kooban tahay 26 xafiis oo si wadajir ah u wada hawl-gala,
iyadoo ay ka shaqeeyaan 91 macalin, kuwaas oo 20 ka mid ahi haystaan shahaadada PhD,
sidoo kale waxaa barbar socda shaqaale Hoosaad kala duwan oo door muhiim ah ka qaata socodsiinta jaamacadda.
๐ Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan shaqaalaha Jaamacadda Borama
munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Shaqaalaha (1da May).
๐ธ Halkan waxa ka muuqda sawirrada masโuuliyiinta xafiisyada Jaamacadda,
kuwaas oo laf-dhabar u ah maamulka iyo horumarka jaamacadda.