Amoud University

Amoud University Amoud University is a non-governmental, national University and open to all aspiring candidates who fulfill the admission requirements without discrimin..

QIIMO DHIMIS 50% KU HEL TIKIDKA MUQDISHO TO NAIROBI 170 DOLLAR KALIYASIDOO KALE NAIROBI TO MOGADISHU 170 DOLLAR KALIYA 6...
11/08/2024

QIIMO DHIMIS 50% KU HEL TIKIDKA MUQDISHO TO NAIROBI 170 DOLLAR KALIYA
SIDOO KALE NAIROBI TO MOGADISHU 170 DOLLAR KALIYA
614258899 AMA XAFIISKEENA TALEEX SARTA DAARUTOWXIID DABAQA 3XAAD

05 August graduation ceremony
02/08/2018

05 August graduation ceremony

29/07/2018

Ogeysiis
Dhamaan arday ka qalin jebineeysa jaamacada camuud waxaa la ogeysiinayaa in maalinta beri oo isniin ah tariikhdana ku beegan tahay 30/07/2018
Ay yimaadaan jaamacada camuud. Waxaana basaska ka raaceysaa meelihii laga raaci jiray 7:00 subaxnimo.

Hoowlka weynaa ee camuud oo si qurux badan loo diyaariyay, waxaana soo dhawaatay xaflada ardayda qalinjebineysa sanadkaa...
28/07/2018

Hoowlka weynaa ee camuud oo si qurux badan loo diyaariyay, waxaana soo dhawaatay xaflada ardayda qalinjebineysa sanadkaan, waxaana la rajeynayaa inay dhaceeso xaflada 01/08/2018 .
Haduu Eebe nafta inoogu simo Inshaa Allaah.

24/07/2018

Xasuusin
Dhamaan ardayda ka qalin jebinaysa jaamacadda Camuud Sanadkan 2018 ee Degree iyo Diplomaba Waxaa la ogeysiinayaa inay Lacagta Qalinjebinta oo ah $175 kusoo Bixiyaan Bangiyada Darasalam ama Dahabshiil ugu dambayn July 31, 2018. Kadib Warqadda Lacag Bixinta ee Bangigu ku siiyo waa inaad degdeg u keentaa Xafiiska Maaliyadda ee Jaamacadda (Finance Office).
MAHADSANIDIIN

15/08/2017

Asc

14/01/2015

Jaamacada Camuud oo goor dhow qaban doonta exam of this semester

Address

Awdal Region
Borama
00252

Opening Hours

Monday 08:00 - 02:00
Tuesday 08:00 - 02:00
Wednesday 08:00 - 02:00
Thursday 08:00 - 02:00
Saturday 08:00 - 02:00
Sunday 08:00 - 02:00

Telephone

634012009

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Amoud University posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Amoud University:

Share