معهد الريان - بورما - أودل

معهد الريان - بورما - أودل معهد الرّيّان للعلوم الإسلامية واللغة العربية ( بورما - أرض الصومال )
Mac’hadka Al-Rayaan ee culuumta Islaamka iyo luqada carabiga ( Borama , Somaliland )

19/05/2026



Maamul ku xigeenka Mac'hadka sheekh Cilmi Saleebaan.

Ayaa furay kuubka Kubada Cagta ee Mac'hadka.

Kuubka Kubada Cagta ee Mac'hadka Mac'hadka Bari
13/05/2026

Kuubka Kubada Cagta ee Mac'hadka

Mac'hadka Bari

بكل معاني الود والتقدير، يرحب معهد الرَّيَّان للعلوم الإسلامية واللغة العربية بفضيلة الشيخ الدكتور محمد ورسمه درده، شاكر...
12/05/2026

بكل معاني الود والتقدير، يرحب معهد الرَّيَّان للعلوم الإسلامية واللغة العربية بفضيلة الشيخ الدكتور محمد ورسمه درده، شاكرين له تلبية الدعوة وحضوره الكريم.
كما نتوجه بوافر الشكر وعظيم الامتنان إلى منظمة بل خير للدعوة والرعاية الاجتماعية على جهودهم المباركة ورعايتهم الكريمة التي جعلت من هذا اللقاء واقعاً ملموساً. جزاكم الله خيراً، وبارك في خطاكم لخدمة العلم وأهله.

Waxaa si Rasmi ah u bilaamay Kuubka Kubada Cagta ee Mac'hadka.Kuubkan ayaa kamida Nashqadka iyo Tirtirsiinta Uu Mac'hadk...
11/05/2026

Waxaa si Rasmi ah u bilaamay Kuubka Kubada Cagta ee Mac'hadka.

Kuubkan ayaa kamida Nashqadka iyo Tirtirsiinta Uu Mac'hadku siiyo Ardayda , qaybta Ragga.

Waxaa inoo soo socdaa sidookale Nashaadaado Cusub.

Subaxa barri insha alahu Iyo Cup kubada Cagta ee Macadka.      العقل السليم في الجسم السليمGuul ayaan idiin rajaynanaa I...
07/05/2026

Subaxa barri insha alahu Iyo Cup kubada Cagta ee Macadka.

العقل السليم في الجسم السليم
Guul ayaan idiin rajaynanaa Insha alahu.

 Ardayda sanadkaan qalinjabinaysa ayaa u fadhiistay Imtixaanka Computer 🖥️💻.Qaybtii Tadbiiqa. ( تطبيق ).
06/05/2026



Ardayda sanadkaan qalinjabinaysa ayaa u fadhiistay Imtixaanka Computer 🖥️💻.

Qaybtii Tadbiiqa. ( تطبيق ).

 Ardayda sanadkaan qalinjabinaysa ayaa u fadhiistay Imtixaanka   ka oo ay ku qaateen Mac'hadka.Waxaan u rajaynaynaa guul...
05/05/2026



Ardayda sanadkaan qalinjabinaysa ayaa u fadhiistay Imtixaanka ka oo ay ku qaateen Mac'hadka.

Waxaan u rajaynaynaa guul iyo Mustaqbal ifaya insha Allah.

 .Mid kamida Barnaamijta Ugu Waaweyn ee uu Mac'hadku U qabto Ardaydiisa.
20/04/2026

.

Mid kamida Barnaamijta Ugu Waaweyn ee uu Mac'hadku U qabto Ardaydiisa.

Mac’hadka Qaybta Jarka ( Xalane ) ayaa caawa dib u bilaabmi doontaa waxbarashadii , ka dib fasaxii Ramadaanka . اهلاً بك...
27/03/2026

Mac’hadka Qaybta Jarka ( Xalane ) ayaa caawa dib u bilaabmi doontaa waxbarashadii , ka dib fasaxii Ramadaanka .

اهلاً بكم طلابنا الكرام ❤️

24/03/2026

Waxaa si Rasmi ah uga Bilaamay Mac'hadka Imtixaankii Billaha ee Sanad dugsigeedka Termka 2AAD.

Waxaan Ardayda U rajaynayaa Dhamaantoidba Guul iyo Cilmi Naafica insha Allah.

Allah ayaa Mahadle.

24/02/2026

Muqaal guud

Barnaamijka
سُقيا الرَّيَّان

Oo ka socda Xarunta Mac'hadka ee Deg.Sh.Cali.
Ustaad: أیانلي حسن بندر

Address

Borama

Telephone

+252634513892

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when معهد الريان - بورما - أودل posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to معهد الريان - بورما - أودل:

Share