BIL-DHAAMIYE ACADAMIC

BIL-DHAAMIYE ACADAMIC Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from BIL-DHAAMIYE ACADAMIC, College & University, Borama.

�السلام عليكم ورحمة الله وبركاته�
�ku soo dhawoow
�BIL-DHAAMIYE ACADAMIC�
Waxaadna naga heli doontaan
●xikmado��
●oraahyo��
●taloyin��
●qisooyin��
●sheekoyin��
●Arimaha Qoysaska��

15/10/2025
01/10/2025
04/09/2023

Haday Reero soo shireen oo qasab la isku marsiinayo kaalay Ahmed Ismail Samatarow Borama ayaa ku shiraynaaye, waxbaan iswaydiinaynaa maanta dadkaagu waa ku dhagaysanayaane kaalayoo Gobolka Shiri oo mustaqbalka umadan hogaami adiguna gobolkan baad cod u doonaysaye.

Ninka aniga i dili karaa ha ii yimaado galabta oo xabada ha igu dhufto"Xildhiban Mohamed Abiib hadaladiisa qayb ka mida"

Hadaad Ree Awdal tahay shirkaa ma jeclaan lahayd inuu dhaco oo wax la iswaydiiyo ?

Sxb Sunada Aduunyada Waa CaynkanGad gadoonka Waayaha iyo Galin CaraabadaNina Wey gumaysteenNinay Wey Gardaadshaan"Ibrahi...
02/09/2023

Sxb Sunada Aduunyada Waa Caynkan

Gad gadoonka Waayaha iyo
Galin Caraabada

Nina Wey gumaysteen
Ninay Wey Gardaadshaan

"Ibrahim Xaamud Cumar Bil-dhaamiye"

-Duni ay joogaan dad tiradoodu tahay 8 bilyan Haddana 20 bilyana ayaa ku sugaysa eeddo.!-Maxaad kawada eeddo.?!-Eeddo qo...
24/08/2023

-Duni ay joogaan dad tiradoodu tahay 8 bilyan

Haddana 20 bilyana ayaa ku sugaysa eeddo.!

-Maxaad kawada eeddo.?!

-Eeddo qofkiiba dhowr waji ayuu leeyahay

Ayaan kawada e, taxadar adigu.!!😔

Bil-dhaamiye❤❤

allaw nagu dar kuwaas liibaanay
10/01/2023

allaw nagu dar kuwaas liibaanay

H**e socod samee
19/12/2022

H**e socod samee

Address

Borama

Telephone

+252634231230

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when BIL-DHAAMIYE ACADAMIC posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to BIL-DHAAMIYE ACADAMIC:

Share