Shabakada ciyaraha

Shabakada ciyaraha Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Shabakada ciyaraha, College & University, borama, Borama.

01/10/2016

(01-10-2016) Kooxda kubada cagta Real Madrid ayaa 13 Sano kadib Waxaa xulka dalka Spain looga yeeray 6 Cayaaryahan oo u dheesha kooxdaas kuwaas oo macalinka Cusub ee Spain Julen Lopetegui’uu ugu yeeray Kulamada isreeb reebka koobka aduunka.

28/09/2016

Kooxda Macalin Luis Enrique ayaa dooneysa inay sii wadato guuleheeda kulamada Champions League marka ay caawa soo la ciyaarayaan kooxda reer Germany ee Borussia Monchengladbach.

27/09/2016

Weeraryahanka kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa fariin hambalyo ah usoo diray halyeeyga kooxda Roma Totti kaasi oo maanta u dabaal degay sanadguuradiisa 40aad.

27/09/2016
25/09/2016

Pep Guardiola ayaa muteysan kara in lasoo taago maxkamad kadib qaabka uu ula dhaqmay xiddiga kooxda Manchester City Yaya Toure.

25/09/2016

Tababaraha kooxda Real Madrid Zinedine Zidane ayaa sheegay in uu lahaa fikirka kooxdiisa ay ku fashilmeen markii 2-2 ay la galeen kooxda Las Palmas.

24/09/2016

Iswaydii maxay dadka caanka ka ah dunida ama dadka shacbiyada badan aduunyadan ku haystaa ay u soo galaan diinta islaamka ama ay u rabaan inay ka mid noqdaan muslimiinta.

24/09/2016

Barcelona ayaa qaab ciyaareedkeedii wanaagsanaa sii wadata xilli uu ka maqan yahay xiddigooda Lionel Messi kaas oo dhaawac gumaarka ah kaga maqan kooxdiisa.

24/09/2016

Ciyaaryahanka garabka uga ciyaara xulka Welsh Bale ayaa lagu soo waramayaa inuu ka carooday go’aankii macalin Zinedine Zidane isaga ku bedelay kulankii Arbacadii garoonka Santiago Bernabeu barbaraha ku galeen.

24/09/2016

Kooxda martida loo yahay ayaa natiijooyin isku dhafan ku bilowday xilli ciyaareedkaan waxaana ay doonayaan in ay kusii watan ololahooda wanaagsan.

Address

Borama
Borama
0

Telephone

00252634505913

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shabakada ciyaraha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share