16/06/2026
๐๐๐ง๐๐ ๐๐๐ง๐๐๐ ๐ฌ๐๐ง ๐๐๐๐๐ โจ๐
Jaamacadda Gollis waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan ummadda Islaamka munaasabadda curashada sannadka cusub ee Hijriga ah 1448H.
Waxaan Alle SWT ka baryeynaa inuu sannadkan ka dhigo mid ay ka buuxaan kheyr, barwaaqo, nabad, caafimaad iyo guul. Ilaahay ha inagu gallado nimcada amniga, iimaanka iyo horumarka.
Sanad Wanaagsan 1448H.