Haji Yasin Public Secondary School

Haji Yasin Public Secondary School HYPSS SCHOOL IN PUNTLAD

Flash back 2023 Subax H**e Soo Dhawayntii Ustaad Abdi Nuur Abdilahi Shire
30/08/2024

Flash back 2023 Subax H**e
Soo Dhawayntii Ustaad Abdi Nuur Abdilahi Shire

30/08/2024
30/08/2024

Ogeysiis Ogeysiis. Ogaysiis.
"Maamulka dugsiga Sare Ee Haji Yasin Secondary school Wuxuu ogeysiinayaa dhammaan ardayda iyo waalidiinta ku dhaqan magaalada Boosaaso in la gaaray sannad dugsiyeedka cusub ee 2024-2025.Aradayda cusubna halasocadan
Isdiwaangelintu waxay ka socotaa xarunta Dugsiga, Casharaduna waxay bilaabanayaan haddii ALLAH idmo 01-09-2024 Maalinta Axada”
Wixii faahfaahina kala xiriir
Telephone :0907558062-0907723282

02/11/2023
tarikh 02-11-2023Waxa si habsamileh usoo gabagaboobay imtixankii Shahriga ah (monthly Examination)Wuxuna so bilowday 28-...
02/11/2023

tarikh 02-11-2023
Waxa si habsamileh usoo gabagaboobay imtixankii Shahriga ah (monthly Examination)
Wuxuna so bilowday 28-10-2023 wuxuna dhamaday Manta oo ah khamiis 02-11-2023
Dhamman ardayda waxan u rajaynaynaa Guul Dadadlka ay Soo Sameyeen Bilihii laso dhafay
"Guul iyo Hormar"

Address

Bosasso
00252

Telephone

+252907558062

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Haji Yasin Public Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share