11/12/2020
Share dhe hadaa mD:farmaaajo taageerto
Michael Barone oo Ah Qabiir Siyaasadeed oo America Kasoo Jeeda, Xalayne Marti Ku Ahaa Barnaamishka Aragtida Furan ee CNN Politics ayaa Sidaan Yiri:
'Kani Ma Aha Sidii Hogaamiyayaashii Somaliya ee 1990-2016 ee Danahooda Ka Hormarin Jiray Tan Qaranka, Bal Fiiri Sidii Uu Uga Gaabsaday Dagalkii Qalejka ee Qatar iyo Saudi Arabia ! Waxuu diiday $80 Milyan in lagu laaluusho hada ogoow waa wiil African ah oo diiday $80 Milyan ?
Waxuu isku keenay Ethiopia iyo Ereteria asago lasameestay Gaashaan buur ka xoog badan dhamaan kuwa kale ee Kajira East Africa.
'Sharaft Dal Waxuu Ku Dhisanyahay Waa 2 Sheey Un Ciidan Xoog leh oo ilaaliyo Madaxbanaanida iyo Dhaqaale lagu Socodsiiyo hoolaha Qaranka, bal arag markuu imaaday horay ayuu ugu dhaqaaqay labadaas sheey markiiba waxuu sameeyay dib uhabeen ciidan oo maanta diwaan gaashan iyo hagaajin maliyadeed taasoo ku dhaw in deenta laga cafiyo.
Mucaaradka weey baqayaan waxeeyna aaminsanyihiin haduu Farmajo soo noqdo dhamaan haayadaha qaranka dhisman kadibne isla xisaabtan imaado.
Hadaad iweediisay inuu jiro qof Farmajo hada ka guuleesan karo ' Maya iima muuqato, Dhamaan Raga latartamayo Wakuwii Sanado Ka Hor latijaabiyay misna Fashilmay.
Mohamed Abdullahi Farmaajo waa Muraayada Somaliya ay Maanta Fiirsaneeso Hadeey Jabto Somaliya Rajadeedi Weey Jabtay Hadeey Dib Utirtirantane Waxeey Arkayaan Dhalaal iyo Iftiimo Kale oo Qurxan.
Danta Dalka iyo Dadka
NABAD IYO NOLOL
Mohamed ashkir