Machadu al furqaan

Machadu al furqaan Welcome page ka machad al furqan ee degmada beer

Waxa galabnimadkii shalay oo taariikhdu kubeegnayd /02/9/2024/ booqashu isugu jirta dardaaran iyo duco uugu yimiCulimo r...
03/09/2024

Waxa galabnimadkii shalay oo taariikhdu kubeegnayd /02/9/2024/ booqashu isugu jirta dardaaran iyo duco uugu yimi
Culimo reer bakistaan ah wxaanay ardaydu kuqaabileen culimada farxad iyo niyadsami

Allaa mahadle

Maanta oo aytaarikhdu tahay  05 /6/2024 maalin arbaca ah 'waxa soo dhamaday imtixaankii ardayda Machadu al furqaan  ee d...
05/06/2024

Maanta oo aytaarikhdu tahay 05 /6/2024 maalin arbaca ah 'waxa soo dhamaday imtixaankii ardayda Machadu al furqaan ee degmada beer intaas kadibna waxa ardaydu galeen fasaxoodii sanadlaha ahaa oo ah mudo bil iyo badh ah jawi farxadeed iyo niyadsami buu kusoo dhamaaday imtixaankaasii alle mahadii

Wxanay maamulka iyo macaliminta maxadku ardayda siiyeen talooyin iyo dardaarano dhaxal gal ah

Allaa mahadleh

Alle mahadii ,waxa galabta oo ay taarikhdu tahay29/12/2023/galab jimce,ah ,tartan ciyaareed ,dhex maray,laba tiim,oo ,ar...
29/12/2023

Alle mahadii ,waxa galabta oo ay taarikhdu tahay29/12/2023/galab jimce,ah ,tartan ciyaareed ,dhex maray,laba tiim,oo ,ardayda maxadka kamid ahi ,kuwada ciyaareen,ciyaar fainaliy ,ah yagoo muujiyay labada kooxoodba ciyaar wanaag ,halkaasoo guushu kuraacday koobkii dhexyaalayna ay, qaaday kooxdii ,fc,furqaan،ta yaryar,

Waxaanay kusoo dhamatay jawi degan

Allaa mahdleh

Bahwanta machadu al furqaan ee degmada beer,waxay dhambaal hambalyo tahniyad iyo ducoba udirayaan ,arday,sakariye siciid...
14/12/2023

Bahwanta machadu al furqaan ee degmada beer,waxay dhambaal hambalyo tahniyad iyo ducoba udirayaan ,arday,sakariye siciid aadam,oo khatimay,quraanka kariimka ah 2ba jeer,shalayna xaflad wayn oo duco ah loogu dhigay,barxada maxadka

Alle waxaanu uwaydiinaynaa sakariye ,yare in uu quraankaa ku anfaco waalidkiina ku anfaco

Kii dalka iyo dadka iyo diintabaku anfacana alle kayeelo

Amiin aamii. Aaamin

Waxa shalay oo taariikhdu ahayd/05/10/2023  tar tar aqoon iswaydaarsi ahi dhexmaray,laba ,fasal oo kamid ah ardayda Mach...
05/10/2023

Waxa shalay oo taariikhdu ahayd/05/10/2023 tar tar aqoon iswaydaarsi ahi dhexmaray,laba ,fasal oo kamid ah ardayda Machadu al furqaan ee degmada beer, waxanay guushu raacday, فصل عمر ، waxaanuu ku dhamaday ,jawi degen iyo farxad laba dhinacba ku qanceen natijadii,kasoo baxday ,tartankaas

Allaa mahadleh

Waxa aanu galabta  booqasho ku tagnay dhismaha cusub ee machadka alfurqaan qaybtiisa gandahaar oo ay kusocotay dhisme qo...
30/01/2023

Waxa aanu galabta booqasho ku tagnay dhismaha cusub ee machadka alfurqaan qaybtiisa gandahaar oo ay kusocotay dhisme qol ah oo lagu kordhinayo machadka

Ogaysiis  ogaysiis ogaysiis Waxa dhamaan la ogaysiinaya dadwaynaha kudhaqan degmada beer iyo nawaaxigeeda in dib ay bila...
12/07/2022

Ogaysiis ogaysiis ogaysiis

Waxa dhamaan la ogaysiinaya dadwaynaha kudhaqan degmada beer iyo nawaaxigeeda in dib ay bilaabmayso daraasadii machadka furqaan ee degmada beer barri oo arbaca ah taarikhduna aytahy 13 /7/2022 waxa kale oo machadku ogaysiinayaa dadwaynaha in laqaadanyo sanadkan arday cusub oo kakooban heerarka kala duwan ee machadka

Wabilahi tawfiiq

Waxa saaka oo ay taariikhdu tahy 19/12/2021 subax axad ah dhamaday imtixanki teramka ee machadaka furqaan intaa kadib wa...
19/12/2021

Waxa saaka oo ay taariikhdu tahy 19/12/2021 subax axad ah dhamaday imtixanki teramka ee machadaka furqaan intaa kadib waxa barxada maxadka kukulmay ardayda iyo macaliminta yadoo wacdi iyo waanoba lasiiyay ardayda lana fasax mudo laba isbuuca

Alle mahadii saaka oo ay taarikhdu tahay 15/12/2021 waxa si rasmiya ufurmay imtixanakii teramka ahaa ee machadka alfurqa...
16/12/2021

Alle mahadii saaka oo ay taarikhdu tahay 15/12/2021 waxa si rasmiya ufurmay imtixanakii teramka ahaa ee machadka alfurqaan ee deg beer
Waxan umahadcelinaynaa mamulka iyo macaliminta iyo ardaydayda iyo dhamaan bahda reer furqaan
Wabilahi tawfiiq

Address

Burco

Telephone

+252633045864

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Machadu al furqaan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Machadu al furqaan:

Share