Gollis shareeca - Burco

Gollis shareeca - Burco kusoo Dhawaw Kuliyadda shareecada ee jaamacadda gollis burco
أهلا وسهلا ومرحبا بكلية الشريعة والدراسات الإسلامية من جامعة جولس- برعو

𝗦𝗵𝗮𝗵𝗮𝗮𝗱𝗼 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗠𝗮𝗮𝗺𝘂𝗹𝗸𝗮 𝗝𝗮𝗮𝗺𝗮𝗰𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗚𝗼𝗹𝗹𝗶𝘀 𝘂𝘂 𝗚𝘂𝗱𝗱𝗼𝗼𝗻𝘀𝗶𝗶𝘆𝗮𝘆 𝗖𝘂𝗹𝗶𝗺𝗮𝗱𝗮 𝗚𝗮𝗰𝗮𝗻𝘁𝗮 𝗸𝘂 𝗵𝗮𝘆𝘀𝗮 𝗞𝘂𝗹𝗹𝗶𝘆𝗮𝗱𝗱𝗮 𝘀𝗵𝗮𝗿𝗲𝗲𝗰𝗮𝗱𝗮 𝗲𝗲 𝗝𝗮𝗮𝗺𝗮𝗰𝗮𝗱𝗱...
31/03/2026

𝗦𝗵𝗮𝗵𝗮𝗮𝗱𝗼 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗠𝗮𝗮𝗺𝘂𝗹𝗸𝗮 𝗝𝗮𝗮𝗺𝗮𝗰𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗚𝗼𝗹𝗹𝗶𝘀 𝘂𝘂 𝗚𝘂𝗱𝗱𝗼𝗼𝗻𝘀𝗶𝗶𝘆𝗮𝘆 𝗖𝘂𝗹𝗶𝗺𝗮𝗱𝗮 𝗚𝗮𝗰𝗮𝗻𝘁𝗮 𝗸𝘂 𝗵𝗮𝘆𝘀𝗮 𝗞𝘂𝗹𝗹𝗶𝘆𝗮𝗱𝗱𝗮 𝘀𝗵𝗮𝗿𝗲𝗲𝗰𝗮𝗱𝗮 𝗲𝗲 𝗝𝗮𝗮𝗺𝗮𝗰𝗮𝗱𝗱𝗮:
𝟏. 𝐒𝐡𝐞𝐞𝐤𝐡 𝐗𝐮𝐬𝐞𝐞𝐧 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢 𝐂𝐢𝐥𝐦𝐢.
𝟐. 𝐒𝐡𝐞𝐞𝐤𝐡 𝐂.𝐤𝐚𝐫𝐢𝐢𝐦 𝐗𝐚𝐬𝐚𝐧 𝐗𝐨𝐨𝐬𝐡.
𝟑. 𝐒𝐡𝐞𝐞𝐤𝐡 𝐈𝐢𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐌𝐮𝐱𝐚𝐦𝐦𝐞𝐝 𝐃𝐢𝐢𝐫𝐢𝐲𝐞.
𝟒. 𝐒𝐡𝐞𝐞𝐤𝐡 𝐂𝐢𝐬𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐌𝐮𝐱𝐚𝐦𝐦𝐞𝐝 (𝐀𝐥 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐢).
𝟓. 𝐒𝐡𝐞𝐞𝐤𝐡 𝐃𝐫. 𝐌𝐮𝐱𝐚𝐦𝐦𝐞𝐝 𝐬𝐡𝐞𝐞𝐤𝐡 𝐂.𝐤𝐚𝐫𝐢𝐢𝐦.

18/02/2026
16/11/2025
05/11/2025

Muuqaalka guud Ardayda kulliyadda shareecada Master iyo Degree.

Alle ha barakeeyo cilmiga ay barteenna Alle haku anfaco.

WAR-GELIN RASMI AHJaamacadda Gollis – Qaybta Master-ka Shareecada, BurcoJaamacadda Gollis, qaybta Master-ka ee Shareecad...
29/10/2025

WAR-GELIN RASMI AH
Jaamacadda Gollis – Qaybta Master-ka Shareecada, Burco

Jaamacadda Gollis, qaybta Master-ka ee Shareecada, waxa ay ku wargelinaysaa dhammaan aqoonyahannada iyo ardayda xiisaynaysa inay sare u qaadaan heerka waxbarashadooda, in barnaamijka Master-ka ee Shareecada Islaamka hadda uu si buuxda u furanyahay.
Barnaamijkan waxa uu bixiyaa fursad qiimo leh oo lagu kobcinayo aqoonta iyo xirfadda baadhista cilmiga Shareecada, iyadoo ay casharrada bixiyaan bareyaal aqoon iyo waayo-aragnimo sare leh.

Fursaddan ha moogaan!

Si aad isu diiwaangeliso ama faahfaahin dheeraad ah u hesho, fadlan la xidhiidh:
📞 0634346402
Ama soo booqo xafiiska Master-ka.

⏰ Saacadaha furitaanka xafiiska:
Maalin kasta: Casar ilaa Maqrib
Maalinta Khamiista: Casar ilaa 9:00 habeenimo

𝗚𝘂𝗱𝗱𝗼𝗼𝗻𝘀𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮 𝘀𝗵𝗮𝗵𝗮𝗮𝗱𝗼𝗼𝘆𝗶𝗻𝗸𝗮 𝗾𝗮𝗮𝗿 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗮𝗵 𝗔𝗿𝗱𝗮𝘆𝗱𝗮 𝗗𝗶𝗽𝗹𝗼𝗺𝗮𝗱𝗮.
28/10/2025

𝗚𝘂𝗱𝗱𝗼𝗼𝗻𝘀𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮 𝘀𝗵𝗮𝗵𝗮𝗮𝗱𝗼𝗼𝘆𝗶𝗻𝗸𝗮 𝗾𝗮𝗮𝗿 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗮𝗵 𝗔𝗿𝗱𝗮𝘆𝗱𝗮 𝗗𝗶𝗽𝗹𝗼𝗺𝗮𝗱𝗮.

𝗚𝘂𝗱𝗱𝗼𝗼𝗻𝘀𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮 𝘀𝗵𝗮𝗵𝗮𝗮𝗱𝗼𝗼𝘆𝗶𝗻𝗸𝗮 𝗾𝗮𝗮𝗿 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗮𝗵 𝗔𝗿𝗱𝗮𝘆𝗱𝗮 (𝗛𝗮𝗯𝗹𝗮𝗵𝗮) 𝗗𝗲𝗴𝗿𝗲𝗲𝗴𝗮 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗲𝗲𝗰𝗮𝗱𝗮.
27/10/2025

𝗚𝘂𝗱𝗱𝗼𝗼𝗻𝘀𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮 𝘀𝗵𝗮𝗵𝗮𝗮𝗱𝗼𝗼𝘆𝗶𝗻𝗸𝗮 𝗾𝗮𝗮𝗿 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗮𝗵 𝗔𝗿𝗱𝗮𝘆𝗱𝗮 (𝗛𝗮𝗯𝗹𝗮𝗵𝗮) 𝗗𝗲𝗴𝗿𝗲𝗲𝗴𝗮 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗲𝗲𝗰𝗮𝗱𝗮.

𝗚𝘂𝗱𝗱𝗼𝗼𝗻𝘀𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮 𝘀𝗵𝗮𝗵𝗮𝗮𝗱𝗼𝗼𝘆𝗶𝗻𝗸𝗮 𝗾𝗮𝗮𝗿 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗮𝗵 𝗔𝗿𝗱𝗮𝘆𝗱𝗮 (𝘄𝗶𝗶𝗹𝗮𝘀𝗵𝗮) 𝗗𝗲𝗴𝗿𝗲𝗲𝗴𝗮 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗲𝗲𝗰𝗮𝗱𝗮.
27/10/2025

𝗚𝘂𝗱𝗱𝗼𝗼𝗻𝘀𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮 𝘀𝗵𝗮𝗵𝗮𝗮𝗱𝗼𝗼𝘆𝗶𝗻𝗸𝗮 𝗾𝗮𝗮𝗿 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗮𝗵 𝗔𝗿𝗱𝗮𝘆𝗱𝗮 (𝘄𝗶𝗶𝗹𝗮𝘀𝗵𝗮) 𝗗𝗲𝗴𝗿𝗲𝗲𝗴𝗮 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗲𝗲𝗰𝗮𝗱𝗮.

Guddoonsiinta shahaadooyinka qaar kamid ah Ardayda Masterta Shareecada.
26/10/2025

Guddoonsiinta shahaadooyinka qaar kamid ah Ardayda Masterta Shareecada.

Qaar kamid ah honorska kulliyadaha ee jaamacadda.Dadaal ay bixiyeen ayay halkaa ku gaadheen alle haku anfaco cilmiga iyo...
26/10/2025

Qaar kamid ah honorska kulliyadaha ee jaamacadda.
Dadaal ay bixiyeen ayay halkaa ku gaadheen alle haku anfaco cilmiga iyo aqoonta ay barteen.

Address

Burco

Opening Hours

Monday 03:00 - 10:00
Tuesday 03:00 - 10:00
Wednesday 03:00 - 10:00
Thursday 03:00 - 10:00
Saturday 03:00 - 10:00
Sunday 03:00 - 10:00

Telephone

+252634353672

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gollis shareeca - Burco posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Gollis shareeca - Burco:

Share