Caafi Online Academy

Caafi Online Academy Caafi Online Academy ugu kaalay aqoon tayaysan oo qaab online ah ku baran karto

17/03/2024

Course kan oo dhamaystiran cidii danaysa waxay nagala so xidhiidhi kartaa
63 4293798 and 65 9671646

PHARMACOLOGY

Caafi Online Academy

Isku day suaashan jawabteda
10/02/2024

Isku day suaashan jawabteda

Mawduucani waxa uu ku saabsan yahay si yaaabaha khaldan ee loo isticmaalo dawooyinka iyo saamaynta xun ee ka timaada  ha...
17/10/2023

Mawduucani waxa uu ku saabsan yahay si yaaabaha khaldan ee loo isticmaalo dawooyinka iyo saamaynta xun ee ka timaada hadaba seminar kani waxaynu qaban doona habeenka jimcaha ee bishu tahay 20 October 2023 waxanad kala socon kartaa program ka zoom ta ado raacaya meeting ID ku qoran halkan hoose
Topic: common misuses of drugs and their negative impact
Time: Oct 20, 2023 09:00 PM

Join Zoom Meeting
https://us04web.zoom.us/j/6729084442?pwd=BALxHNbJ3idVYNUsVVXsJMYeGGb3Uy.1

Meeting ID: 672 908 4442
Passcode: rp72iL

Tababar gaaban oo ku saabsan habka loo xisaabiyo gram ka daawada Waxanad ku baranaysa qaab online ah Hadaba kaa faaideys...
14/07/2023

Tababar gaaban oo ku saabsan habka loo xisaabiyo gram ka daawada
Waxanad ku baranaysa qaab online ah
Hadaba kaa faaideyso fursadan adigo jooga gurigaaga goobtada shaqo iyo meelkasta oo ad jogtaba
Tababarku wuxu bilaabmaya 15 bishan July 2023

Wixi faahfaahin ah kala xidhiidh 634293798 ama 659671646

Sido kale waxad kaga biiri kartaa whatspp linkigan hoose

https://chat.whatsapp.com/JzPCzpZXCHqBriDgZBzlbo

Ogeysiis Dhaman bahda jecel barashada caafimadka waxan ugu bushaaraynayna in aanu bilaabayno course cusub oo la dhaho in...
18/11/2022

Ogeysiis
Dhaman bahda jecel barashada caafimadka waxan ugu bushaaraynayna in aanu bilaabayno course cusub oo la dhaho introduction to pharmacy wuxuna socon doona mudo gaaban xiliga uu bilaabmayana wa habeenka sabtida ay si baxayso
Hadaba course kan waxa lagu baranaya hordhac ku saabsan daawooyinka

Fadlan iska diwaangeli linkigan hoose

https://chat.whatsapp.com/J9naZRLQXIF80b2QLkAtES

Faahfaahin dheerada kalaso xidhiidh 4293798
Mahadsanid

10/11/2022

Wad is diwaangelin kartaa si aad u hesho course kan oo dhamaystiran

Epidemiology weye course ku
Kala xidhiidh 4293798

Fursad muhiima Waxan kugu bushaareyneyna in aanu bilaabi doono insha allah  course ad u muhiima oo lagu magacaabo epidem...
03/11/2022

Fursad muhiima Waxan kugu bushaareyneyna in aanu bilaabi doono insha allah course ad u muhiima oo lagu magacaabo epidemiology oo ah habka loo daraaseeyo xanuunada dhicitaankooda ,baahsanantoda iyo so noqnoqodkoda hab cilmi baadhisa hadaba waxad iska diwaangelin kartaa linkigan hoose
Si aad usii hesho xog dheeraada
Fadlan ka faaideyso fursadan

https://chat.whatsapp.com/HouiymA0kyR0PnRXBIXntK

Faahfaahin wixi inta dheer kalaso xidhiidh
0634293798

Kuso dhawoow caafi online academy oo ku haya courses caafimada oo online ah
14/09/2022

Kuso dhawoow caafi online academy oo ku haya courses caafimada oo online ah

Fursad muhiima Waxan kugu bushaareyneyna in aanu bilaabi doono insha allah short course ad u muhiima oo ku saabsan drug ...
08/09/2022

Fursad muhiima Waxan kugu bushaareyneyna in aanu bilaabi doono insha allah short course ad u muhiima oo ku saabsan drug calculation oo ah habka loo xisaabiyo gram ka dawada kaso muhiim u ah qofkasta oo ku shaqeeya xirfada caafimadka
Hadaba course ku gebi ahan wa free keliya waxad bixinaysa 2 dollar oo diwaangelina
Markad dhamayso courseka waxa lagu siinaya shahaado weliba si free ah
Hadaba fursadan yaanay ku seegin

Xiliga u bilaabmayo habeenka axadu so galayso 10/09/2022
Halkan iska diwaangeli

https://chat.whatsapp.com/D4rKboDcwVr3j54eCOrpbr

Ama kala xidhiidh 0659671646

Fursad deeq waxbarasho oo 25 arday ahHadaba si aad uga mid noqoto 25 arday ee ku guuleysta fursadan fadlan shuruudahan h...
02/09/2022

Fursad deeq waxbarasho oo 25 arday ah

Hadaba si aad uga mid noqoto 25 arday ee ku guuleysta fursadan fadlan shuruudahan hoos ku qoran buuxi

1. Page ka like 👍 saar CAAFI ONLINE ACADEMY
2. Siina share Garee postiga si uu u gaadho dad badan oo jecel waxabarashada
3. Warqad codsi ah na soqoro kunaso dir whatsapp number ka +252659671646
4. imtixaan tijaabo ah

Guul ban idin rajaynaya dhaman ka qayb qaatayasha

Wabillahi tawfiiq

Fursad muhiima Waxan kugu bushaareyneyna inaan bishan September aanu bilaabi doono insha allah courses cusub oo online a...
01/09/2022

Fursad muhiima

Waxan kugu bushaareyneyna inaan bishan September aanu bilaabi doono insha allah courses cusub oo online ah kuna dhiganayso zoom ado jooga gurigaga ama goobtada shaqo

Hadaba yaanay ka xidhmin diwaangelintu

Halkan iska diwaan geli

https://chat.whatsapp.com/DB6h9GyhyjLHllj756AsB3

Address

Burco

Telephone

+252659671646

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caafi Online Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Caafi Online Academy:

Share