Machadka Tobobaradda ee Almis training center

Machadka Tobobaradda ee Almis training center waa machad lagu baran doono xirfadaha gaagaaban

OGAYSIIS TABABARWaxaa si rasmi ah loo ogeysiinayaa dhammaan dhalinyarada iyo dadka danaynaya xirfadaha farsamada gacanta...
27/02/2026

OGAYSIIS TABABAR

Waxaa si rasmi ah loo ogeysiinayaa dhammaan dhalinyarada iyo dadka danaynaya xirfadaha farsamada gacanta in la bilaabayo Tababar Xirfadeed oo ku saabsan Concrete, kaas oo la qaban doono inta lagu jiro bisha Ramadaan.

TABABAR XIRFADDA CONCRETE (Ramadaan Special)

📅 Taariikhda Bilaabashada: Sabti, 28 February
🏢 Waxaa Qabanaya: Almis Training Center iyo Hadash Technical Institute
📍 Goobta: Jaamacadda Gollis University – Dahabshiil Campus

Tababarkani waxa uu si qoto dheer diiradda u saarayaa barashada xirfadda Concrete, laga bilaabo aasaaska iyo fahamka maaddada ilaa farsamooyinka casriga ah ee dhismaha.

Faa’iidooyinka Tababarka

✅ Barasho aragti iyo ku-dhaqan (Practical & Theory)

✅ Macallimiin khibrad iyo aqoon leh

✅ Shahaado la aqoonsan yahay

✅ Fursado shaqo iyo iskaa-u-shaqaysi

📲 Isdiiwaangelinta & Faahfaahin:
WhatsApp: 0634286436

Ha seegin fursaddan qiimaha leh ee Ramadaanka. La wadaag si ay uga faa’iidaystaan bulshada inteeda kale.

KA QAYBGELIDDA XAFLADDA UU LAHAA DUGSIYADA AL-BURHAAN  EE ABAAL-MARINTA ARDAYDII KAALMAHA GASHAY.SAWIRO.waxaanu ka qaybg...
19/01/2026

KA QAYBGELIDDA XAFLADDA UU LAHAA DUGSIYADA AL-BURHAAN EE ABAAL-MARINTA ARDAYDII KAALMAHA GASHAY.

SAWIRO.waxaanu ka qaybgalay madal xafladda ah oo abaal marinta Ardayda kaalmaha gashay kaasoo uu qabtay dugsiga Al-burhaan schools

Madasha ayaa ahayd madal lagu abaal-marinaayey ardaydii Kaalmaha gashay.

Farxad iyo wanaag bay noo ahayd inaanu ka qayb-galno madashaas abaal-marinta ah.

TAARIIKH : 19Th,JAN,2026

MAHADSANIDIIN

ALLAH AYAA MAHAD LEH

Barkulanka Xalaytoole Mawduucii :  Macaamilka Dawladaha kala dhaqanka iyo diimaha kala duwan.Waxa xalaytoole qabsoomay K...
31/12/2025

Barkulanka Xalaytoole Mawduucii : Macaamilka Dawladaha kala dhaqanka iyo diimaha kala duwan.

Waxa xalaytoole qabsoomay Kulankii aqoon weydaarsiga iyo doodaha ahaa , Kulankaas ayaa ku qabsoomay dhanka whatsAap-ka.

Waxaanay kulmisay aqoonyahano kala duwan oo si wacan oo wanaagsan uga dooday.

Tariikh : 31the,Dec,2025
Saacaduna waxay ahayd : 10:00_11:00 habeenimo


MAHADSANIDIIN

ALLAH AYAA MAHAD LEH

31/12/2025

Ma rabtaa cashar (lecture) ku saabsan sida Loo sameeyo Qorshaha sanadlaha ah?

Hadaba dhawaan filo Lecture ama Muxaadiro ka ka hadlayaa arin , waxaana si fudud La idin ku siin doonaa whatsAapka.

KA QAYBGELIDDA DIFAASHADA BUUGTA QALIN JABINTA EE SANAD2025                        مؤسسة دار التقوى           معهد الإسر...
19/11/2025

KA QAYBGELIDDA DIFAASHADA BUUGTA QALIN JABINTA EE SANAD2025

مؤسسة دار التقوى
معهد الإسراء للإقراء والدراسات الإسلامية

DIPLOMA PROGRAMS
Sharia and Languages
Qaybta.Shareecada iyo luuqadaha

HAMBALYO , HAMBALYO , HAMBALYO

SAWIRO.waxaan hambalyo u diraynaa ardayda difaacatay buugtoodii qalin jabinta ee sanadkan2025

📅 KHAMIISTII – 13/11/2025
🕢 04:20 Galabnimo
📍 Barxadda Markaska

MAHADSANIDIIN

ALLAH AYAA MAHAD LEH

====DHAMAAD====

XAFLADDII QALIN JABINTA EE SANADKAN2025 DUFCADII 6AAD EE XIFTINTA QURAANKA KARIIMKA AH                        مؤسسة دار ...
17/11/2025

XAFLADDII QALIN JABINTA EE SANADKAN2025 DUFCADII 6AAD EE XIFTINTA QURAANKA KARIIMKA AH

مؤسسة دار التقوى
مركز الإسراء للإقراء والدراسات القرانية

HAMBALYO , HAMBALYO , HAMBALYO

SAWIRO QAYBTII 2AAD

MAALINKII QALIN JABINTA : 6th,Nov,2025

GOOBTII QALIN JABINTA : HALLKA MARKESKA

MAHADSANIDIIN

ALLAH AYAA MAHAD LEH

====DHAMAAD====

XAFLADDII QALIN JABINTA EE SANADKAN2025 DUFCADII 6AAD EE XIFTINTA QURAANKA KARIIMKA AH                        مؤسسة دار ...
11/11/2025

XAFLADDII QALIN JABINTA EE SANADKAN2025 DUFCADII 6AAD EE XIFTINTA QURAANKA KARIIMKA AH

مؤسسة دار التقوى
مركز الإسراء للإقراء والدراسات القرانية

HAMBALYO , HAMBALYO , HAMBALYO

SAWIRO QAYBTII 1AAD

waxaan bartan ka hambalyeynaynaa Ardayda xiftiday kitaabka alle oo aanu Leenahay hambalyo.

Waxaan kale oo bartan ka bogaadinaynaa maamulka iyo macalimiintii ku tacabtay da'ayartaas aadka u yaryar ee xiftiday quraanka.Hambalyo ayaanu Idin leenahay.

MAALINKII QALIN JABINTA : 6th,Nov,2025

GOOBTII QALIN JABINTA : HALLKA MARKESKA

MAHADSANIDIIN

ALLAH AYAA MAHAD LEH

====DHAMAAD====

06/11/2025

MARTI_SHARAFTA XAFLADDA QALIN JABINTA SANADKAN2025

IMPERIAL PRE_UNIVERSITY COLLEGE
DUFCADII 1AAD

MUUQAAL.QAYBTII 3AAD
DAAWASHO WANAAGSAN

Hambalyo , Hambalyo , Hambalyo

Muuqaalkii Iyo madasha kelmadihii ka baxay ee Hambalyeynta ardayda.Hambalyo Ayaanu Leenahay mar kale.

TAARIIKHDII AY DHACDAY : 30,Oct,2025
SUBIXII : khamiista
HALKA : Daalo Hotel

=====DHAMAAD=====

MARTI_SHARAFTA XAFLADDA QALIN JABINTA SANADKAN2025IMPERIAL PRE_UNIVERSITY COLLEGE         DUFCADII 1AAD      SAWIRO.QAYB...
04/11/2025

MARTI_SHARAFTA XAFLADDA QALIN JABINTA SANADKAN2025

IMPERIAL PRE_UNIVERSITY COLLEGE
DUFCADII 1AAD

SAWIRO.QAYBTII 2AAD

Hambalyo , Hambalyo , Hambalyo

Shahaado siintii ardaydii dhamaystay waxbarashada Qaybta Luuqadaha.

TAARIIKHDII AY DHACDAY : 30,Oct,2025
SUBIXII : khamiista
HALKA : Daalo Hotel

=====DHAMAAD=====

MARTI_SHARAFTA XAFLADDA QALIN JABINTA SANADKAN2025IMPERIAL PRE_UNIVERSITY COLLEGE         DUFCADII 1AAD      SAWIRO.QAYB...
01/11/2025

MARTI_SHARAFTA XAFLADDA QALIN JABINTA SANADKAN2025

IMPERIAL PRE_UNIVERSITY COLLEGE
DUFCADII 1AAD

SAWIRO.QAYBTII 1AAD

Hambalyo , Hambalyo , Hambalyo

Waxa sharaf-weyn noo ahayd inaanu ka qaybgalno qalin jabinta Dufacadii ugu horaysa ee ka qalin jabisa gaar ahaan Qaybta Luuqadaha.

Waxaan kale oo bogaadin , Mahadcelin u diraynaa [maamulkii , macalimiintii , waalidiintii] ku bixisay dedaalkan in ardaydu halkan soo gaadhaan , waxaan Leeyahay Hambalyo , Ilaahay ha idin ka abaal mariyo.

TAARIIKHDII AY DHACDAY : 30,Oct,2025
SUBIXII : khamiista
HALKA : Daalo Hotel

=====DHAMAAD=====

Address

Afgooye
Burco

Telephone

+252634286436

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Machadka Tobobaradda ee Almis training center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share