Togdheer University

Togdheer University Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Togdheer University, College & University, Burco.

Togdheer University is committed to excellence in education, the development of academic and professional skills, and the preparation of future leaders who contribute to societal progress.

22/05/2026

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐–๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ซ๐š๐š๐ซ, ๐Œ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐ƒ๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐Ž๐จ๐  ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ƒ๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐ƒ๐ž๐ ๐ฆ๐š๐๐š ๐Ž๐จ๐  ๐ค๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐๐ก๐จ๐ฐ๐ž๐ž๐ฒ๐ž๐ฒ ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐๐š ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐“๐จ๐ ๐๐ก๐ž๐ž๐ซ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐š๐ซ๐ง๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฃ๐ค๐š ๐Š๐€๐€๐๐„.

๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐“๐จ๐ ๐๐ก๐ž๐ž๐ซ, ๐๐š๐ซ๐ง๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฃ๐ค๐š ๐Š๐€๐€๐๐„ ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ซ๐š๐š๐ซ.
21/05/2026

๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐“๐จ๐ ๐๐ก๐ž๐ž๐ซ, ๐๐š๐ซ๐ง๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฃ๐ค๐š ๐Š๐€๐€๐๐„ ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ซ๐š๐š๐ซ.

21/05/2026

๐—๐—”๐—”๐— ๐—”๐—–๐—”๐——๐——๐—” ๐—ง๐—ข๐—š๐——๐—›๐—˜๐—˜๐—ฅ ๐—ข๐—ข ๐—•๐—”๐—ฅ๐—ก๐—”๐—”๐— ๐—œ๐—๐—ž๐—” "๐—ž๐—”๐—”๐—•๐—˜" ๐—จ ๐—™๐—จ๐—Ÿ๐—œ๐—ฆ๐—”๐—ฌ ๐—”๐—ฅ๐——๐—”๐—ฌ๐——๐—” ๐——๐—จ๐—š๐—ฆ๐—œ๐—ฌ๐—”๐——๐—” ๐—ฆ๐—”๐—ฅ๐—˜ ๐—˜๐—˜ ๐—š๐—ข๐—•๐—ข๐—Ÿ๐—ž๐—” ๐—ฆ๐—”๐—ฅ๐—”๐—”๐—ฅ

โ€‹Jaamacadda Togdheer ayaa maanta si rasmi ah u daah-furtay barnaamijka "๐—ž๐—”๐—”๐—•๐—˜" oo ah hindise sannadle ah oo jaamacaddu ugu talogashay inay ku garab-istaagto ardayda ka qalin-jabinaysa dugsiyada sare, kuwaas oo isku diyaarinaya imtixaanaadka shahaadiga ah ee dalka.

โ€‹Barnaamijkan oo lagu tilmaamo mid tiir-dhexaad u ah guusha ardayda, ayaa diiradda lagu saaraa laba qaybood oo muhiim ah:

1. Bixinta talooyin khuseeya habka ugu habboon ee looga diyaar-garoobo imtixaanaadka shahaadiga ah iyo hababka loo maareeyo cabsida imtixaanka.
2. Dib-u-eegis iyo sharraxaad ku saabsan cutubyada iyo maaddooyinka "critical-ka" ah ee ardaydu u baahan yihiin in ay si qoto dheer u fahmaan ka hor intaanay u fadhiisan imtixaanka.

โ€‹Kadib markii Jaamacadda Togdheer ay barnaamijkan si guul leh uga fulisay magaalada Burco, maanta waxay gaadhay Gobolka Saraar, halkaas oo si diirran loogu soo dhoweeyey. Munaasibadda daah-furka barnaamijkan ayaa waxaa ka qaybgalay Guddoomiyaha Gobolka Saraar ๐— ๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ฒ ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ๐—ถ๐˜…๐—ถ๐—ถ๐—ป ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—”๐˜…๐—บ๐—ฒ๐—ฑ, Guddoomiyaha Wasaaradda Waxbarashada ee Gobolka, ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐˜€๐˜‚๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐—ป ๐—œ๐˜€๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฐ๐—ถ๐—ถ๐—น maamulayaasha dugsiyada sare, iyo arday ka kala yimid dugsiyada sare ee gobolka.

โ€‹Masuuliyiintii gobolka iyo bahda waxbarashada ee halkaas ku sugnaa ayaa si weyn u bogaadiyey doorka hormuudka ah ee Jaamacadda Togdheer ay ka qaadanayso tayaynta iyo dhiirigelinta ardayda mustaqbalka dalka, iyagoo ku tilmaamay talaabo lagu farxo oo wax weyn ka tari doonta natiijada ardayda gobolka.

โ€‹Jaamacadda Togdheer waxay u rajaynaysaa dhammaan ardayda ka qayb-galaysa barnaamijka KAABE guul iyo natiijo sare oo ay ku gaadhaan himilooyinkooda waxbarasho.

Ardayga Iyo Aqoonta
21/05/2026

Ardayga Iyo Aqoonta

20/05/2026
20/05/2026

๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š Jaamacadda Togdheer ๐ƒ๐ซ ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐›๐š๐ฌ๐ข๐ ๐€๐›๐๐ข๐ง๐ฎ๐ซ ๐’๐š๐ž๐ ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Degmada Balli-dhiig, ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ฐ๐š๐ฅ๐ข ๐’๐š๐ง๐›๐ฎ๐ฅ, kulan muhiim ah oo diiradda lagu saaray xoojinta xidhiidhka iyo wada-shaqaynta ka dhaxaysa Jaamacadda iyo Degmada Balli-dhiig. Kulanka waxaa sidoo kale goob-joog ka ahaa ๐‡๐จ๐ซ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐„๐ง๐ ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ซ๐ข๐ง๐ -๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ž๐œ๐ก๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ-๐ฒ๐š๐๐๐š.

Kulankan ayaa lagu falanqeeyey doorka waxbarashadu ku leedahay horumarka bulshada, kobcinta aqoonta dhalinyarada, iyo sidii loo abuuri lahaa iskaashi waxtar leh oo taageera horumarka deegaanka iyo jiilka soo koraya.

Gunaanadkii, kulanku wuxuu ku soo dhammaaday jawi is-afgarad iyo is-faham buuxa, iyadoo labada dhinacba ay ballan-qaadeen inay si wadajir ah uga shaqeeyaan hirgelinta qodobadii laga wada hadlay, si loo xoojiyo adeegyada waxbarasho iyo horumarinta bulshada.

๐‘ฟ๐’‚๐’‡๐’Š๐’Š๐’”๐’Œ๐’‚ ๐‘พ๐’‚๐’“๐’‡๐’‚๐’‚๐’‡๐’Š๐’๐’•๐’‚ ๐’†๐’† ๐‘ฑ๐’‚๐’‚๐’Ž๐’‚๐’„๐’‚๐’…๐’…๐’‚ ๐‘ป๐’๐’ˆ๐’…๐’‰๐’†๐’†๐’“

Waxaanu muunaynay oo xusnay maalinta Madax banaanida qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ee 18 May.
19/05/2026

Waxaanu muunaynay oo xusnay maalinta Madax banaanida qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ee 18 May.

19/05/2026

Isuduwaha Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Gobolka Togdheer

18/05/2026

Jaamacadda Togdheer ayaa bandhig cajiib ah kusoo bandhigtay xafladii 18 May ee Burco.

18/05/2026

๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐“๐จ๐ ๐๐ก๐ž๐ž๐ซ ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฌ๐š๐š๐ค๐š ๐ฌ๐ข ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง ๐ฎ๐ ๐š ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ช๐š๐ญ๐š๐ฒ ๐๐š๐›๐š๐š๐ฅ-๐๐ž๐ ๐ ๐š 18-๐ค๐š ๐Œ๐š๐ฒ, iyadoo munaasabadda lagu muujinayay qiimaha iyo xuska maalinta qaranimada Somaliland.
๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐๐š ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š, ๐ฆ๐š๐œ๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฆ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐š๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฌ๐ข ๐ฐ๐š๐๐š๐ฃ๐ข๐ซ ๐š๐ก ๐ฎ๐ ๐š ๐ช๐š๐ฒ๐›๐ช๐š๐š๐ญ๐š๐ฒ ๐ฌ๐จ๐œ๐จ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐›๐š๐ง๐๐ก๐ข๐  ๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ซ๐š๐ง, halkaas oo si qurux badan loogu soo bandhigay astaamaha dawladnimada Somaliland.

Jaamacaddu waxay bilihii ugu dambeeyay si firfircoon uga waday gobolka hawlo wacyigelin iyo baraarujin ah oo lagu xoojinayo fahamka qaranimada , waddaniyadda iyo midnimada bulshada oo ay ugu mudantahay tacabka ay galisay astaamaha Qaranka.

18/05/2026

Arday ka mida adrdayda ๐Š๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐„๐ง๐ ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ซ๐ข๐ง๐ -๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ž๐œ๐ก๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ-๐š๐๐๐š,
oo soo jeediyey gabay cajiib ah oo uu isagu tiriyey

Address

Burco

Website

https://togdheeruniversity.so/

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Togdheer University posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Togdheer University:

Share