East Africa University - Galkacyo Campus

East Africa University - Galkacyo Campus Welcome to East Africa University (EAU) Galkacyo. Home of Knowledge & innovation

East africa University Galkio Campus is a Public University in Galkacyo Puntland Somalia

06/06/2026

Ardayda Kuliyadda 𝐒𝐡𝐚𝐫𝐢𝐚 𝐚𝐧𝐝 𝐋𝐚𝐰 waaxyaha kala duwan oo ka waramaya dareenkooda ku aaddan imtixaankii k**a-dambaysta ahaa ee ay ku soo afmeereen waxbarashadoodii heerka koowaad ee Jaamacadda.

05/06/2026

Ardayda Kuliyadda 𝐇𝐞𝐚𝐥𝐭𝐡 𝐒𝐜𝐢𝐞𝐧𝐜𝐞 waaxyaha kala duwan oo ka waramaya dareenkooda ku aaddan imtixaankii k**a-dambaysta ahaa ee ay ku soo afmeereen waxbarashadoodii heerka koowaad ee Jaamacadda.

05/06/2026

Ardayda Kuliyadda 𝐂𝐨𝐦𝐩𝐮𝐭𝐞𝐫 𝐒𝐜𝐢𝐞𝐧𝐜𝐞 oo ka waramaya dareenkooda ku aaddan imtixaankii k**a-dambaysta ahaa ee ay ku soo afmeereen waxbarashadoodii heerka koowaad ee Jaamacadda.

04/06/2026

Ardayda kulliyadaha 𝐒𝐨𝐜𝐢𝐚𝐥 𝐒𝐜𝐢𝐞𝐧𝐜𝐞𝐬 𝐚𝐧𝐝 𝐄𝐜𝐨𝐧𝐨𝐦𝐢𝐜𝐬 𝐢𝐲𝐨 𝐁𝐮𝐬𝐢𝐧𝐞𝐬𝐬 𝐚𝐧𝐝 𝐌𝐚𝐧𝐚𝐠𝐞𝐦𝐞𝐧𝐭 oo ka waramaya dareenkooda ku aaddan imtixaankii k**a-dambaysta ahaa ee ay ku soo afmeereen waxbarashadoodii heerka koowaad ee Jaamacadda.

Waxaa maanta si rasmi ah u soo dhammaaday imtixaankii kalka labaad ee sannad waxbarasheedka 2025–2026.Waxaan bogaadin iy...
04/06/2026

Waxaa maanta si rasmi ah u soo dhammaaday imtixaankii kalka labaad ee sannad waxbarasheedka 2025–2026.

Waxaan bogaadin iyo hambalyo u diraynaa dhammaan ardayda kulliyadaha kala duwan ee dadaalka iyo adkaysiga muujiyay muddadii waxbarashada iyo imtixaannada.

Si gaar ah waxaan hambalyo u diraynaa ardayda soo afmeertay hayaankoodii waxbarasho ee heerka koowaad Jaamacadda, kuwaas oo dhawaanna isu diyaarinaya qalinjabintooda.

Waxaan idiin rajaynaynaa dhammaan horumar iyo mustaqbal ifaya.

Guulaysta.

02/06/2026

Muuqaal | Booqasho iyo Kormeer

Muuqaal kooban oo ka tarjumaya booqashadii iyo kormeerkii Agaasimaha Waaxda Tacliinta Sare ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland, Mudane Cabdiraxmaan Jaamac Faarax (Daacad), uu maanta ku tegay xarunta Jaamacadda Bariga Afrika, Gaalkcayo, isagoo u kuurgalay habsami u socodka imtixaanka k**a dambaysta ah ee kalka labaad ee Sannad-Jaamacadeedka 2025–2026.




Booqasho iyo KormeerWaxaa maanta booqasho ku tagay xaruntaEast Africa University - Galkacyo Campus Agaasimaha Waaxda Tac...
02/06/2026

Booqasho iyo Kormeer

Waxaa maanta booqasho ku tagay xarunta
East Africa University - Galkacyo Campus Agaasimaha Waaxda Tacliinta Sare ee Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta sare ee Puntland, Mudane Cabdiraxmaan Jaamac Faarax (Daacad).

Agaasimaha ayaa kormeeray habsami u socodka imtixaanka k**a dambaysta ah ee kalka labaad ee sannad-jaamacadeedka 2025–2026, isagoo ku ammaanay maamulka iyo hawlwadeennada jaamacadda shaqada wanaagsan ee ay hayaan, isla markaana ardayda u rajeeyay guul iyo natiijo wanaagsan.



01/06/2026

𝐇𝐢𝐠𝐡𝐥𝐢𝐠𝐡𝐭𝐬 | 🎥 Imtixaannada k**a dambaysta ah ee kalka labaad ee sannad-waxbarasheedka 2025–2026.

Guulaysta.



Sawirro: Ardayda Kulliyadaha 𝐆𝐚𝐥𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐦𝐛𝐞 oo ku Jira Imtixaannadooda.Waxaa maalintii labaad si habsami leh uga socda xa...
31/05/2026

Sawirro: Ardayda Kulliyadaha 𝐆𝐚𝐥𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐦𝐛𝐞 oo ku Jira Imtixaannadooda.

Waxaa maalintii labaad si habsami leh uga socda xarunta Jaamacadda Bariga Afrika, Gaalkacyo, imtixaannada k**a dambaysta ah ee kalka labaad ee sannad-waxbarasheedka 2025–2026.

Ardayda kulliyadaha kala duwan ee 𝐠𝐚𝐥𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐝𝐚𝐦𝐛𝐞 ayaa si deggan oo nidaamsan ugu guda jira imtixaannadooda.

Waxaan u rajaynaynaa guul iyo nasiib wacan dhammaan ardayda imtixaanka u fadhiya.
Guulaysta.



Sawirro: Ardayda Kulliyadaha 𝐆𝐚𝐥𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐞 oo ku Jira Imtixaannadooda.Waxaa maalintii labaad si habsami leh uga socda xar...
31/05/2026

Sawirro: Ardayda Kulliyadaha 𝐆𝐚𝐥𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐞 oo ku Jira Imtixaannadooda.

Waxaa maalintii labaad si habsami leh uga socda xarunta Jaamacadda Bariga Afrika, Gaalkacyo, imtixaannada k**a dambaysta ah ee kalka labaad ee sannad-waxbarasheedka 2025–2026.

Ardayda kulliyadaha kala duwan ee 𝐠𝐚𝐥𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐡𝐨𝐫𝐞 ayaa si deggan oo nidaamsan ugu guda jira imtixaannadooda.

Waxaan u rajaynaynaa guul iyo nasiib wacan dhammaan ardayda imtixaanka u fadhiya.

Guulaysta.



Address

East Africa University Galkacyo
Gaalkacyo
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when East Africa University - Galkacyo Campus posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to East Africa University - Galkacyo Campus:

Share