Public Health Students Association - PHSA

Public Health Students Association - PHSA Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Public Health Students Association - PHSA, College & University, puntland state university, Garoe.

 Isbitaalka guul ee magaalada Garoowe waxaa ka socda barnaamij  gar-gaar Cafimaad loogu fidinayo Hooyooyinka la kulma dh...
02/09/2016


Isbitaalka guul ee magaalada Garoowe waxaa ka socda barnaamij gar-gaar Cafimaad loogu fidinayo Hooyooyinka la kulma dhibaatada isku furanka waqtiga dhalmada ,kuwaas oo isaga kala yimid guud ahaan gobolada Puntland oo dhan.
Waxaana barnaamijkaan si wada jir ah u wada wada Wasaarada caafimaadka Puntland,Dhakhaatiir dalka dibadiisa wax kusoobaratay,maamulka isbitalk garoowe .
Sidoo kale waxaa qayb qadanaya ururka ardayda Cafimaadka jaamacadda ee .
In kabadan 130 Haween ah ayaa hada loo sameynayaa gargaar caafimaad.

 Maamulka jaamacadda   ayaa maanta shahaadooyin gudoosiyey ardayd Dhameysatay Tababar ku saabsan sida Loo maareeyo Shaqa...
02/09/2016


Maamulka jaamacadda ayaa maanta shahaadooyin gudoosiyey ardayd Dhameysatay Tababar ku saabsan sida Loo maareeyo Shaqada isbitaaada (Hospital Management) Gaar ahaan qaar kamida ardayda Kuliyada Culuumta Caafimaadka (Public Health) Waxana gacan weyn ka geystay Hirgalinta barnaamijkaan Ururka kuliyada Culuumta caafimaadka .
Gudoomiyaha Kuxigeenka Jaamacadda Burhaan Aadan ayaa u hambalyey ardayda maanta qalin jabisay, kuna dhiirigaliyey inay sii wadaan dadaalkooda.

Yasin Shareeco

 Waxay ahayd barnaamij aad u qiimo badan in la ogoodo nooca dhiiga uu yahay, arday walba oo dhigta jaamacada taas oo lag...
02/09/2016


Waxay ahayd barnaamij aad u qiimo badan in la ogoodo nooca dhiiga uu yahay, arday walba oo dhigta jaamacada taas oo laga gol leeyahay in lagu daro kaarka aqoonsiga ardayga( CARD) Jaamaca
Waxaa hirgaliyay ururka kulliyada culuunta caafimaadka

 Hay'adda Wadaniga ah ee   ayaa tababar uqabatay ardayda kamid ah jaamacadda   qaybteeda culuumta caafimaadka iyada oo k...
02/09/2016


Hay'adda Wadaniga ah ee ayaa tababar uqabatay ardayda kamid ah jaamacadda qaybteeda culuumta caafimaadka iyada oo kaashanaysa Ururka kuliyada Culumta caafimaadka .
Tababarkan oo ku saabsan Xanaanaynta Hooyada Uurka Leh (BeMOC) Iyo Daryeelka Caruurta (IMCI).
Tababarkan ayaa soconaya Mudo Afar bari ah.
Ardaydaan ayaa waxay uga faa'ideyn doonaan waxbarashada iyo khibrada ay helaan Dadka barakacayaasha ee ku nool deegaanda Puntland,Waxay kaloo si gaar ah ula shaqayndoonan qaybta caafimaadka ee Hay'adda
credit
Yasin Shareeco

waqri iyo asxapta qiimo wayn ku leh bahda PHSA waa     iyo  xiligu 7-april 2014
10/04/2016

waqri iyo asxapta qiimo wayn ku leh bahda PHSA waa iyo

xiligu 7-april 2014

Xubno ka tirsan ardayda ku midowday PHSA oo malmahan ka dhexwayda classka adyday caafimaadku dhigtaan inay usoi jeediyaa...
08/04/2016

Xubno ka tirsan ardayda ku midowday PHSA oo malmahan ka dhexwayda classka adyday caafimaadku dhigtaan inay usoi jeediyaan casharo ka hadlaya ( )

  ayaa waxaa xusay ururka caafimaadka ee jaamacada PSU ee loo yawaano PHSAxalfada waxaa ka soo qayb galay   soomliya u f...
08/04/2016

ayaa waxaa xusay ururka caafimaadka ee jaamacada PSU ee loo yawaano PHSA
xalfada waxaa ka soo qayb galay soomliya u fadhiya tacliinta sare ee dowlada Puntland.
. daahir adan dalan oo ku ta khasusay cudurka macaanka
jaamacada PSU
Kulliyada caafimaadka

sanadka halku dhigu waxa uu ahaa
( )

Address

Puntland State University
Garoe
49

Telephone

00252907699363

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Public Health Students Association - PHSA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share