25/02/2026
๐ข OGAAYSIIS MUHIIM AH
๐ค PUBLIC SPEAKING COURSE โ Bilaabasho Cusub
Macadka Hilaal College wuxuu ku wargelinayaa dhammaan ardayda iyo bulshada danaynaysa horumarinta hadalka dadweynaha in uu bilaabanayo koorso Public Speaking ah.
๐ Maalinta: Sabtida
โฐ Waqtiga: 10:00 subaxnimo ilaa 11:00 duhurnimo
๐ Goobta: Garoowe
๐ฐ Qiimaha: FREE (Bilaash)
Kaalay oo baro sida kalsooni leh loogu hadlo dadweynaha, loona diyaariyo khudbado xirfad leh.
๐ Wixii faahfaahin ah kala xiriir: 7745644
Ku soo dhawoow horumar iyo kalsooni cusub!