Golden University-Galgadud campus

Golden University-Galgadud campus HIGH EDUCATION

27-28/11/2025Seminar Ciwanadoodu ahayeen.LEARNING HOW TO LEARN.IMPACT OF TECHNOLOGY ON EDUCATION.Kuwa oo aan ugu talagal...
28/11/2025

27-28/11/2025
Seminar Ciwanadoodu ahayeen.
LEARNING HOW TO LEARN.
IMPACT OF TECHNOLOGY ON EDUCATION.
Kuwa oo aan ugu talagalnay in lagu kobciyo garaadka ardayga.

Following
Golden University
Guriceel City

12/09/2025

Jumca Mubarak.


Golden University .
Following
Guriceel City

    Following Golden University
05/09/2025



Following
Golden University

03/08/2025
Maamulka Jaamacadda Golden (GU) waxaa uu guul u rajeynayaa ardayda maanta u Fariisatay Imtixaanka Fasalka 12aad ee 𝐒𝐚𝐧𝐚𝐝...
15/06/2025

Maamulka Jaamacadda Golden (GU) waxaa uu guul u rajeynayaa ardayda maanta u Fariisatay Imtixaanka Fasalka 12aad ee 𝐒𝐚𝐧𝐚𝐝 𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝟐𝟎𝟐𝟒/𝟐𝟎𝟐𝟓.
Waxaan idin leenahay dhammaantiin Guuleysta .

CIID ADXA MUBARAK.Dhamaan Umada Somaliyeed Ciid Mubarak.Golden University .Guriceel City
05/06/2025

CIID ADXA MUBARAK.
Dhamaan Umada Somaliyeed Ciid Mubarak.
Golden University .
Guriceel City

28/05/2025Boqashadii Iskuulada ku yaala dagmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan iskuulka Ugaas Nuur Primary and Secondary Sc...
29/05/2025

28/05/2025
Boqashadii Iskuulada ku yaala dagmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan iskuulka Ugaas Nuur Primary and Secondary School iyo Almamuun Primary and Secondary School.
Runti waan u mahadcelineeyna maamulayasha sida wacan oo aay inoso dhaweeyen sido kale waxan u mahadcelineyna Ardayda labada iskuul sida xushmada laheeyd oo aay ino dhag raariciyeen si aay inoga qaataan talada iyo tusmoyinka aan u sidnay.
Golden University.
Hiiraan.

05/10/2025.Waxa ino bilaabmay dib u xasuusin waxbarasho iyo dhiri galinta ardayda ee sanadkan u fariisaneeyso Examka doo...
18/05/2025

05/10/2025.
Waxa ino bilaabmay dib u xasuusin waxbarasho iyo dhiri galinta ardayda ee sanadkan u fariisaneeyso Examka doolada qaranka ee dugsiga sare.
waxan alle ka baryeeyna kuwi guuleeysto in rabi kadhigo insha allaah.

Guriceel City
Golden University

Dhamaan umadda Muslimiinta qaasatan umadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeeyneynaa Munaasibada  Ciida.Ku Ciida Farxad, ...
30/03/2025

Dhamaan umadda Muslimiinta qaasatan umadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeeyneynaa Munaasibada Ciida.
Ku Ciida Farxad, Caafimaad iyo Nabad.
Ciid Wanaagsan!

30/03/2025

Dhaman muslimiinta Dunida daafaheeda ku nool waxan lenahay CIID MUBARAK.
Qasatan Bahda Jamacadda Golden.

Golden University
Golden University-Galgadud campus

Guriceel City

Dhaman Bulshada Muslimka ah iyo Bulshadeena Somaliyeed RAMADAN KARIIM.Rabi hanaga aqbalo acmasha wanaagsan.Rabi ha ino d...
28/02/2025

Dhaman Bulshada Muslimka ah iyo Bulshadeena Somaliyeed RAMADAN KARIIM.
Rabi hanaga aqbalo acmasha wanaagsan.
Rabi ha ino danbi dhaafo.


Golden University-Galgadud campus

Hambalyo Hambalyo HambalyoWaxan farxada la wadaageyna ardaydeena muddo afar sano ah ku soo  dadaalaayeen waxbarashada he...
06/12/2024

Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Waxan farxada la wadaageyna ardaydeena muddo afar sano ah ku soo dadaalaayeen waxbarashada heerkeeda koobaad xalayna aheyd xafladoodi qalinjabinta.
Waxaan lenahay aqoonti aad hesheen rabi ha idin ku anfaco insha allaah.

Golden University
Golden University-Galgadud campus

Address

Guri Ceel

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Golden University-Galgadud campus posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Golden University-Galgadud campus:

Share