Tanaad Computer Science College

Tanaad Computer Science College Hoyga barashada culuumta casriga ah ee Computer iyo IT-ga ๐ŸŽ“
Ugu kalaay aqoon itus oo itaabsiiya.

๐Ÿ”ฅ DISCOUNT SUMMER COURSES๐ŸŽ“ FURSADDA FASAXA ARDAYDA! ๐ŸŽ“Ka faa'iidayso fasaxaaga adigoo kor u qaadaya aqoontaada iyo xirfad...
01/06/2026

๐Ÿ”ฅ DISCOUNT SUMMER COURSES

๐ŸŽ“ FURSADDA FASAXA ARDAYDA! ๐ŸŽ“

Ka faa'iidayso fasaxaaga adigoo kor u qaadaya aqoontaada iyo xirfadahaaga!

Koorsooyinka kala ah
โœ… Diploma of ICT
โœ… Graphic Design
โœ… CCTV CAMERA
โœ… CCNA
โœ… Mobile Repairing
โœ… Full Stack Web Development
โœ… Finger Printing

Ha lumin fursaddan qiimaha leh. Isdiiwaangelintu way socotaa hadda!

๐Ÿ“ž 063 4475917 I 063 4377820 |063 4424025

"Fasaxaaga ka dhig mid faa'iido leh, mustaqbalkaagana maalgeli maanta!" ๐Ÿ“šโœจ

๐Ÿ“ขWAR-GALIN Waxa lagu wargalinyaa dhammaan ardayda iyo macallimiinta  in dib loo bilaabayo waxbarashadii iyo shaqadii caa...
29/05/2026

๐Ÿ“ขWAR-GALIN



Waxa lagu wargalinyaa dhammaan ardayda iyo macallimiinta in dib loo bilaabayo waxbarashadii iyo shaqadii caadiga ahayd kadib fasaxii Ciida.

๐Ÿ“… Sabti 30 may 2026
๐Ÿ“š Waxaan idinka rajaynaynaa diyaar-garow wanaagsan iyo soo laabasho firfircoon.

Ciid mubaarikKuliyada Tanaad Computer Science College waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa macaliimnta, walidiinta, ar...
26/05/2026

Ciid mubaarik
Kuliyada Tanaad Computer Science College waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa macaliimnta, walidiinta, ardayda iyo guud ahaan ummada islaamka meelkasta oo kaga sugan daafaha aduunka munaasibada ciidal adxaga awgeed.
Waxan Alle ka baryayeynaa inuu inaga aqbalo salaadii, soonkii, sadaqadii iyo dhammanba acmaashii suubanaa ee aynu samaynay.

Ducada ugu fadliga badan ee lagu ducaysto maalinta carafo waa  ู„ุง ุฅู„ู‡ ุฅู„ุง ุงู„ู„ู‡ ูˆุญุฏู‡ู ู„ุง ุดุฑูŠูƒ ู„ู‡ูุŒ ู„ู‡ู ุงู„ู…ู„ูƒู ูˆู„ู‡ู ุงู„ุญู…ุฏู...
25/05/2026

Ducada ugu fadliga badan ee lagu ducaysto maalinta carafo waa

ู„ุง ุฅู„ู‡ ุฅู„ุง ุงู„ู„ู‡ ูˆุญุฏู‡ู ู„ุง ุดุฑูŠูƒ ู„ู‡ูุŒ ู„ู‡ู ุงู„ู…ู„ูƒู ูˆู„ู‡ู ุงู„ุญู…ุฏูุŒ
ูˆู‡ูˆ ุนู„ู‰ ูƒู„ ุดูŠุกู ู‚ุฏูŠุฑ

Allow soonka, salaada, sadaqada, ducada iyo quraan akhriskba ha inaga aqbalo.

 #๐‚๐จ๐ฆ๐ฉ๐ฅ๐ž๐ญ๐ž  #๐ƒ๐ข๐ฉ๐ฅ๐จ๐ฆ๐š ๐จ๐Ÿ  #๐ˆ๐‚๐“Tanaad Computer Science College waa Kuliyad Casriya, oo lagu barto cilmiga  -ka iyo  -ga Oo...
25/05/2026

#๐‚๐จ๐ฆ๐ฉ๐ฅ๐ž๐ญ๐ž #๐ƒ๐ข๐ฉ๐ฅ๐จ๐ฆ๐š ๐จ๐Ÿ #๐ˆ๐‚๐“

Tanaad Computer Science College waa Kuliyad Casriya, oo lagu barto cilmiga -ka iyo -ga Oo loo agaasimay si heer sare ah, Lagu saleeyay nidaamkii ugu dambeeyay ee hada dunida Laga isticmaalo oo ah Iyo wada socda.

Waxaanay kuliyadu Qaadanaysaa Coursooyinka Kala ah
Barashada -GA waxaanad ku qaadan doonta
Koorsooyinka kala ah :-
โœ… Hardware & Troubleshooting
โœ… Multimedia
โœ… Web Design
โœ… Network Essentials
โœ… SQL server Database
โœ… C # Programming.

โฐWakhtiga la helayaaa waa Galinka h**e dambe iyo Habeenkii.

โœwaxa si rasmiya u bilaabay isdiwan galinta ama Qorista Ardayda cusub.
๐Ÿ“ž 063 4475917 | 063 4424025 | 063 4377820

๐Ÿ”ฅ Fursad cusub !Ku baro Computer Application bilaash !!!Ma rabtaa inaad barato Isticmaalka Computer ka sida :-โœ…  Windows...
20/05/2026

๐Ÿ”ฅ Fursad cusub !
Ku baro Computer Application bilaash !!!

Ma rabtaa inaad barato Isticmaalka Computer ka sida :-
โœ… Windows 11
โœ… Ms Word
โœ… Ms Excel
โœ… Ms Powerpoint
โœ… Ms Publisher
โœ… Ms Outlook
โœ… Computer literacy
โœ… Internet Training

๐ŸŽฏ Baro xirfad oo beegso shaqo
๐Ÿ“… Muddo: 3 bilood
๐Ÿ“ Goobta: Hargeysa

๐Ÿ‘‰ Is diiwaangeli hadda!
๐Ÿ“ž 63 4475917 | 63 477820 I 63 4424025

Maalmaha ugu fadliga iyo khayr kabadanAllahow khayrka na waafaji
20/05/2026

Maalmaha ugu fadliga iyo khayr kabadan
Allahow khayrka na waafaji

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ     ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ โœจ๐Œ๐ฎ๐ง๐š๐š๐ฌ๐ข๐›๐š๐๐š  ๐—๐ฎ๐ฌ๐ค๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š   ๐‰๐š๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐๐‡๐š๐ฉ๐ฉ๐ฒ ๐Ÿ๐Ÿ– ๐Œ๐š๐ฒ Waa maalin lagu xasuus...
17/05/2026

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ

โœจ๐Œ๐ฎ๐ง๐š๐š๐ฌ๐ข๐›๐š๐๐š ๐—๐ฎ๐ฌ๐ค๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š ๐‰๐š๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐

๐‡๐š๐ฉ๐ฉ๐ฒ ๐Ÿ๐Ÿ– ๐Œ๐š๐ฒ

Waa maalin lagu xasuusto halgankii, midnimadii iyo dadaalkii ay dadkeennu u galeen nabadda, horumarka iyo jiritaanka.
Waxaan hambalyo u dirayaa dhammaan shacabka Somaliland meel kasta oo ay joogaan.

Alle ha inoo adkeeyo nabadda, wadajirka iyo horumarka dalkeena.

10/05/2026

๐Ÿ’กHa ku dhibtoon barashada Computer-ka, annagaa kuu fududeynay!"
โ€‹โ™ป๏ธ Fahamka Recycle bin Computer

Address

Near Telesom Headquater 1
Hargeisa

Opening Hours

Monday 08:00 - 21:00
Tuesday 08:00 - 21:00
Wednesday 08:00 - 21:00
Saturday 08:00 - 21:00
Sunday 08:00 - 21:00

Telephone

+252634424025

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tanaad Computer Science College posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Tanaad Computer Science College:

Share