01/07/2022
Wargalin
Asxaabta ku xidhan page waxaan ku War galinayaa in bisha (July) 2022.aan page soo galin doono durus aad u an facaysa ardeyda dugsiyada sare ku jirta.
Insha allah kaftan iideysi wanaagsan.