Faiz College

Faiz College Faiz College is an academic education center which provides excellent education and quality training

Kuliyada Faiz College  waxay inoo qabanaysaa  gorfayn buug kaaso aha  ( Man's search for meaning ). Kaaso uu ku bixin do...
11/02/2025

Kuliyada Faiz College waxay inoo qabanaysaa gorfayn buug kaaso aha ( Man's search for meaning ). Kaaso uu ku bixin doona hab online ah google meeting .

https://meet.google.com/eqo-wnwm-ywt

Maamulka kuliyada Faiz College waxa idinku bushaarenaysa  in aanu bilaabayo tababar la xidhidha  ( Developmental of psyc...
19/01/2025

Maamulka kuliyada Faiz College waxa idinku bushaarenaysa in aanu bilaabayo tababar la xidhidha ( Developmental of psychology)

✅ Ma jeceshahay inaad barato cilmu nafsiga ama ma ku fikirasay inaad barato *psychology* ga waa markaagi ka faaiidayso .

Faafahin :
✅ ⏰Wakhtiga : 4:00 ilaa 6:00
✅ Date : 23 & 24 & 30 & 31 / jan /2025 ( laba khamiisood iyo laba jimce ) .
✅Fee: free
✅🎓 Certification : 3$
✅📝 Hada is diwaan gali yayna h**e kaga buuxsamin ! 50 arday oo kaliya fursada la siinaya .

✅ Wixii fah faahina kala soo xidhiidh numberka
0633235314 & 0672138180.

✅ Ku soo biir whatsp groupka
👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻
https://chat.whatsapp.com/BNxBap4UPnzEhiXgV6OfZp

Maamulka kuliyada Faiz college waxaan idinku bushaarenayanaa in aan bilaabayno tababar la xiidhadha see loo bartaa waxa ...
13/01/2025

Maamulka kuliyada Faiz college waxaan idinku bushaarenayanaa in aan bilaabayno tababar la xiidhadha see loo bartaa waxa la baranayo oo ah carbin aad ku qanci doontiin. ( we are greatful to launch pre-training modes of teaching/coaching /learning how to learn) .

Faafaahin :

* goobta : dugsiga sh bashiir .
* taariikhda : 16 jan 2025
* khamiista
* wakhtiga : 4:30 - 5:30
* Free weeyi
* Hal maalin oo kaliya weeyi .
Wixii faafaahina kala xidhiidh 0633235314 .

Ku soo biir whsp groupka
👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻
https://chat.whatsapp.com/BNxBap4UPnzEhiXgV6OfZp

Maamulaha Kuliyaa Faiz College waxay idin ku busharaynayaan  in la idiin  diyaariyay  barnaamij  lagaga hadli doono  cil...
16/12/2024

Maamulaha Kuliyaa Faiz College waxay idin ku busharaynayaan in la idiin diyaariyay barnaamij lagaga hadli doono cilminafsiga .( PSYCHOLOGY )

✅ Kulan furan
✅ Ciwaanka : maxay waajib u tahay in la barto cilminafsiga ?
✅ Google meeting
✅ Saacada : 8:30 -9:30 habeenimo
✅ Taarikhda : 18 Dec 2024

Wixii fahfahina kala xidhiidh
0633235314
What's App groupka ku soo biir
👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻
https://chat.whatsapp.com/BNxBap4UPnzEhiXgV6OfZp

Maamulka Kuliyada Faiz College   waxay idin diyaariyeen   barnaamij lagag hadlayo muhiimadda Akhrinta  Dhiganayaasha . i...
09/12/2024

Maamulka Kuliyada Faiz College waxay idin diyaariyeen barnaamij lagag hadlayo muhiimadda Akhrinta Dhiganayaasha . iyo muhiimada isku xidhka ( importance of Readinkig books & Significance of network* ) .

✅ waana kulan furan .

Faaf faahin :-

✅ Waxa u ku bixi doonaa hab online ah .
✅ Venue : Google meeting
✅ Taarikhda : 11 /12/ 2024 .
✅ Mawduuca : muhiimadda Akhrinta Dhiganayaasha . iyo muhiimada isku xidhka ( importance of Readinkig books & Significance of network*.)
✅ Arbaca habeen khaamis soo galayso .
✅ Sacada : 8:30pm - 9:30 pm .

✅Wixii fahfahina kala soo xidhiidh .
0633235314.

Whspka groupka ku soo biir
👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻
https://chat.whatsapp.com/BNxBap4UPnzEhiXgV6OfZp

*Barnaamijka Fahan iyo fagaare* ✅ kuliyada faiz college Waxay  idinku marti qaadaynaa  barnamijka fahan iyo fagaare  kaa...
19/11/2024

*Barnaamijka Fahan iyo fagaare*

✅ kuliyada faiz college Waxay idinku marti qaadaynaa barnamijka fahan iyo fagaare kaaso oo ka dhici doona magalada hargaysa bishu marka ay tahay 29/Nov/2024 habeenka sabtidu soo galayso .

✅ Ka soo qayb galkaagu waa noo muhiim inshallah

✅ Wixii macluumada kala xidhiidh
0633235314 / 0672138180

👇🏻
Halkan ku soo biir whasp groupka .
Mahadsanid .
👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻
https://chat.whatsapp.com/BNxBap4UPnzEhiXgV6OfZp

OGAYSIIS : Waxay Kulliyada faiz college ogaysiineysaa dhamaan dhalinyarada iyo bulshada in kulliyadu dib u bilaabi doont...
29/10/2024

OGAYSIIS :

Waxay Kulliyada faiz college ogaysiineysaa dhamaan dhalinyarada iyo bulshada in kulliyadu dib u bilaabi doonto xirfadihii tababardda kala duwanaa ee ay bixin jirtay.

Sidoo kale waxa kulliyadu idinku bisharaynaysa in lagu soo kordhiyay qaybo cusub dhawaana soo bixin doono course kii koowabaad :

Dhawaan filo .
Kala soo xidhiidh :
063235314
0672138180

24/01/2024

Haddaad jeceshahay horumar iyo h**e-u-socod nololeed, aqoontaada iyo xirfadaha aad leedahay kor u qaad.

Xubnaha ka socda kulliyada Faiz ee kalmadaha ka soo jeedin doona xaflada insha Allah.
19/01/2024

Xubnaha ka socda kulliyada Faiz ee kalmadaha ka soo jeedin doona xaflada insha Allah.

Xaflada qalin jabinta dufcada 12 ee manta qabsoomi doonta insha Allah. Martida qiimaha badan ee ka so qayb galaysa waxa ...
19/01/2024

Xaflada qalin jabinta dufcada 12 ee manta qabsoomi doonta insha Allah. Martida qiimaha badan ee ka so qayb galaysa waxa ka mid ah:

1. Xamse Siciid (Xamse tudhaale)
2. Khaalid Maxamed
3. Khadar C.salaan
4. Axmed Yuusuf

Hambalyo   Hambalyo dhamaan ardayda qiimaha badan ee ka qalin jabinaysa kulliyada Faiz College ee dufcadda 12 oo qabsoom...
17/01/2024

Hambalyo Hambalyo dhamaan ardayda qiimaha badan ee ka qalin jabinaysa kulliyada Faiz College ee dufcadda 12 oo qabsoomi doonta 19.01.2024 insha Allah.

Xaflada qalin jabinta dufcada 12 ayaa 19.01.2024 maalinta jimcaha ah u qabsoomi doonta insha Allah kulliyada Faiz Colleg...
17/01/2024

Xaflada qalin jabinta dufcada 12 ayaa 19.01.2024 maalinta jimcaha ah u qabsoomi doonta insha Allah kulliyada Faiz College

Address

Dugsiga Shiikh Bashiir, Agagaarka Shirkada SomCable
Hargeysa

Telephone

+252634829413

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faiz College posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share