Jubba University of Somalia

Jubba University of Somalia Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Jubba University of Somalia, College & University, Farajano, Kismaayo.

Welcome to the official page of the institution and if there's any query or inquiry, please don't hesitate to reach us through WhatsApp No: 0613658888 or call: 0613640101 or by email: [email protected].
INNOVATIVE MINDS #

Hambalyo iyo Bogaadin,Jaamacadda Jubba Ee Soomaaliya waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa Dr. Xasan Maxamed Sayid, Gud...
30/04/2026

Hambalyo iyo Bogaadin,

Jaamacadda Jubba Ee Soomaaliya waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa Dr. Xasan Maxamed Sayid, Guddoomiyaha Jaamacadda 𝐔𝐧𝐢𝐯𝐞𝐫𝐬𝐢𝐭𝐲 𝐨𝐟 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐚 (𝐔𝐍𝐈𝐒𝐎), oo loo doortay xilka Guddoomiyaha Ururka Jaamacadaha Soomaaliyeed.

Waxaan u rajaynayna in Alle ku garab galo masuuliyadda culus ee loo doortay.
-ASU

Qaar kamid ah Ardeyda Barata Culuumta Caafimaad-ka oo is kaashanaya ayaa bilaabay in ay si isxilqaan ah dhir ugu beeraan...
04/04/2026

Qaar kamid ah Ardeyda Barata Culuumta Caafimaad-ka oo is kaashanaya ayaa bilaabay in ay si isxilqaan ah dhir ugu beeraan gooba kamid ah gudaha xarunta wayn ee Jaamacadda.

Dhirtu waxa ay muhiim u tahay deegaanka iyo bilicdiisa ayadoo ka qeybqaadata ka hortagta dhibaatooyinka ka dhasha isbadallada cimilada, sida kuleylaha iyo abaaraha.

Jubba University of Somalia.

Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay  01 - april -  2026 uu shir uga furmay midawga  jaamacadaha Soomaaliya (ASU) magaala...
01/04/2026

Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 01 - april - 2026 uu shir uga furmay midawga jaamacadaha Soomaaliya (ASU) magaalada muqdisho.

Shirkan oo socon doona muddo laba cisho ah waxaa looga hadlayaa hormarinta waxbarashada sare ee dalka.

Sida ay shaaciyeen guddiga farsamada ee shirkuna waxaa ka qayb galaya shirka madaxda jaamacadaha ka tirsan midawga jaamacadaha soomaaliyeed iyo wakiillo ka kala socda hay'adaha kale dalka qaar ka mid ah.

Ciid Wanaagsan Maamulka, Shaqaalaha, Macalimiinta iyo dhammaan bahda jaamacadda Jubba ee Soomaaliya Waxay ugu hambalyeyn...
19/03/2026

Ciid Wanaagsan

Maamulka, Shaqaalaha, Macalimiinta iyo dhammaan bahda jaamacadda Jubba ee Soomaaliya Waxay ugu hambalyeynayaan Muslimiinta gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed, meel kasta oo ay joogaan, gudaha iyo dibedda farxadda munaasabadda Ciidul Fidriga.

Allah ha Naga aqbalo acmaasha Wanaagsan.


Waxaan dhammaan ardayda macalimiinta howlwadeenada Jaamacadda Jubba ee Soomaaliya Bulshada Soomaaliyeed & guud ahaan shu...
17/02/2026

Waxaan dhammaan ardayda macalimiinta howlwadeenada Jaamacadda Jubba ee Soomaaliya Bulshada Soomaaliyeed & guud ahaan shucuubta islaamka ugu hambalyeynayaa munaasabadda bilashada Bisha barakeysan ee Ramadaan.

Alle ha inaga aqbalo acmaasha wanaagsan, hana nasiiyo khayrka bishan Barakeysan.

Ramadaan Mubaarak

21/01/2026

Xarunta Farjano ee Jaamacadda Jubba ee Soomaaliya.

Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 31-December -2025 xarunta Jaamacadda inoogu bilowday imtixaanka k**a danbeysta simis...
31/12/2025

Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 31-December -2025 xarunta Jaamacadda inoogu bilowday imtixaanka k**a danbeysta simistarka koowaad ee sannad dugsiyeedka 2025-2026.

Dhammaan ardaydeenna waxaan u rajeyneynaa guul.

Hambalyada qaar ka mid ah ardayda sanadkan ka qalinbeddeshay Faculty of Engineeringand Computing - Jubba University of S...
30/11/2025

Hambalyada qaar ka mid ah ardayda sanadkan ka qalinbeddeshay Faculty of Engineeringand Computing - Jubba University of Somalia.



.

Hambalyada qaar ka mid ah ardayda sanadkan ka qalinbeddeshay Faculty of Health Science - Jubba University of Somalia.   ...
30/11/2025

Hambalyada qaar ka mid ah ardayda sanadkan ka qalinbeddeshay Faculty of Health Science - Jubba University of Somalia.



.

Hambalyada qaar ka mid ah ardayda sanadkan ka qalinbeddeshay Faculty of Economics and Management Science - Jubba Univers...
29/11/2025

Hambalyada qaar ka mid ah ardayda sanadkan ka qalinbeddeshay Faculty of Economics and Management Science - Jubba University of Somalia.



.

Ibrahim Hassan Osman oo Kamid ah Ardayda Sanadka ka Qalinjabisay Jaamacadda Jubba Ee Somaalia ayaa Door weyn ka qaatay h...
29/11/2025

Ibrahim Hassan Osman oo Kamid ah Ardayda Sanadka ka Qalinjabisay Jaamacadda Jubba Ee Somaalia ayaa Door weyn ka qaatay howlaha guud ee Jaamacadda.



.

Address

Farajano
Kismaayo

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252613640101

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jubba University of Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Jubba University of Somalia:

Share