Horn Of Africa College, Las'anod Campus

Horn Of Africa College, Las'anod Campus A center of languages, ICT and short term trainings

17/04/2026
Waxaa isbuucan siguul leh kusoo dhammaaday wareeggii 1aad ee tartanka Ramadaanta ee uu qabto College-ka Horn Of Africa C...
12/03/2026

Waxaa isbuucan siguul leh kusoo dhammaaday wareeggii 1aad ee tartanka Ramadaanta ee uu qabto College-ka Horn Of Africa College, Las'anod Campus .

Horn Of Africa College, Las'anod Campus, Waxa uu bilaabayaa koorsooyin xidhiidh ah [Bootcamp] oo lagu baranayo xirfahaha...
24/02/2026

Horn Of Africa College, Las'anod Campus, Waxa uu bilaabayaa koorsooyin xidhiidh ah [Bootcamp] oo lagu baranayo xirfahaha IT-ga ee casrigan. Waxaan ka bilaabi doonnaa Web Development ilaa aan ka gaadhno AI [Artificial Intelligence].

Tel: 0634061753/0634656530/0907159464

College-ka Horn Of Africa College, Las'anod Campus waxa uu qabanayaa Lecture-kooban oo kusaabsan Dhisidda Kalsoonida Naf...
17/02/2026

College-ka Horn Of Africa College, Las'anod Campus waxa uu qabanayaa Lecture-kooban oo kusaabsan Dhisidda Kalsoonida Nafta.

11/02/2026

========๐Ž๐Ÿ๐Ÿ๐ข๐œ๐ž ๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ข๐ง๐  ๐’๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ๐ฌ ๐“๐ซ๐š๐ข๐ง๐ข๐ง๐ ========

College-ka Horn of Africa College wuxuu qabtay Tababar muhiim ah kaas oo Cinwaankiisu yahay ๐Ž๐Ÿ๐Ÿ๐ข๐œ๐ž ๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ข๐ง๐  ๐’๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ๐ฌ ๐“๐ซ๐š๐ข๐ง๐ข๐ง๐ .
Waxaana soo jeediyay Ustaad Khadar Awil Abdilahi

Tababarkan waxay ardaydu ku barteen outlines-kan;
1. What is a printer
2. Types of printers
3. How to connect Printer into Computer
4. Installing printer drivers
5. How to print a document

๐Ÿ“… ๐ƒ๐š๐ญ๐ž: 10-Feb-2025
โœ๏ธ ๐ƒ๐ฎ๐ซ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง: 2 hours
๐Ÿ“ ๐‹๐จ๐œ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง: Horn Of Africa College.

========๐Ž๐Ÿ๐Ÿ๐ข๐œ๐ž ๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ข๐ง๐  ๐’๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ๐ฌ ๐“๐ซ๐š๐ข๐ง๐ข๐ง๐ ========College-ka Horn of Africa College wuxu Caawa bacdal Maqrib qabanayaa Taba...
10/02/2026

========๐Ž๐Ÿ๐Ÿ๐ข๐œ๐ž ๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ข๐ง๐  ๐’๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ๐ฌ ๐“๐ซ๐š๐ข๐ง๐ข๐ง๐ ========

College-ka Horn of Africa College wuxu Caawa bacdal Maqrib qabanayaa Tababar muhiim ah kaas oo Cinwaankiisu yahay ๐Ž๐Ÿ๐Ÿ๐ข๐œ๐ž ๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ข๐ง๐  ๐’๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ๐ฌ ๐“๐ซ๐š๐ข๐ง๐ข๐ง๐ .

Tababarkan waxay ardaydu ku baran doonaan outlines-kan;
1. What is a printer
2. Types of printers
3. How to connect Printer into Computer
4. Installing printer drivers
5. How to print a document

๐Ÿ“… ๐ƒ๐š๐ญ๐ž: 10-Feb-2025
โฒ๏ธ ๐“๐ข๐ฆ๐ž: bacdal Maqrib 06:10PM
โœ๏ธ ๐ƒ๐ฎ๐ซ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง: 2 hours
๐Ÿ“ ๐‹๐จ๐œ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง: Horn Of Africa College,

15/12/2025

==========๐๐”๐๐‹๐ˆ๐‚ ๐’๐๐„๐€๐Š๐ˆ๐๐†==========
๐ŸŽฏ๐“๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ๐ค๐š ๐…๐š๐ ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐š๐ก๐š๐๐š๐ฅ๐ค๐š

College-ka City College Las'anod wuxu bilaabayaa bishan Tababarka ๐—๐ˆ๐‘๐…๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐…๐€๐†๐€๐€๐‘๐„ ๐Š๐€๐‡๐€๐ƒ๐€๐‹๐Š๐€ (Public Speaking) taas oo bulsho weynta reer Las'anod khaasatan bah-weynta jecel waxbarashada looga faa'ideyn doono.

Tababarku wax fee iyo diwaangelin toona malahan (Free from fee & Registration) lkn wuxu leeyahay ๐’๐ก๐š๐ก๐š๐š๐๐จ (Certificate) cadaynaysa Tababarka ardaygu dhamaystay. Tababarku wuxu socon doonaa 5 cisho.

๐Ÿ“… ๐“๐š๐š๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก๐๐š: 19-Dec-2025
๐Ÿ‘‰ ๐–๐š๐ช๐ญ๐ข๐ ๐š: Bacdal Maqrib 06:00PM
โœ๏ธ ๐ƒ๐ฎ๐ซ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง: 5 Classes
๐Ÿ“ ๐†๐จ๐จ๐›๐ญ๐š: Laas Anood, Wadada Manhal Hospital
๐Ÿ“ ๐ƒ๐ข๐ฐ๐š๐š๐ง๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ฎ waxay kasocotaa Xafiiska College-ka

๐Ÿ“ฒ ๐–๐ก๐š๐ญ๐ฌ๐€๐ฉ๐ฉ: https://wa.me/252907818638
๐Ÿ“ž 063 4935809 / 063-4269967 / 0907-818638

๐Ÿ“ ๐‘ณ๐’‚๐’‚๐’” ๐‘จ๐’๐’๐’๐’…, ๐‘ต๐’๐’“๐’•๐’‰๐’†๐’‚๐’”๐’• ๐‘บ๐’•๐’‚๐’•๐’†, ๐‘บ๐’๐’Ž๐’‚๐’๐’Š๐’‚

08/12/2025

๐ŸŽ“ HORN OF AFRICA COLLEGE โ€“ Center for Knowledge
๐Ÿ“ข WUXUU BIXIYAY [๐‹๐„๐‚๐“๐”๐‘๐„] GAAR AH OO KU SAABSAN GUUSHA ARDAYGA [๐’๐“๐”๐ƒ๐„๐๐“ ๐•๐ˆ๐‚๐“๐Ž๐‘๐˜].

Waxaa ka faaidaystay arday badan oo ku haminaya ka guul gaadhida nolosha arday-nimo
Waxaana soo jeedinayay ๐„๐ง๐ . ๐€๐›๐๐ข๐ซ๐š๐ก๐ฆ๐š๐ง oo si qoto dheer ugu dheeraday sidii ardaygu ha-migiisa guuleed ku xaqiijin lahaa.

College-ku wuxu bixiyaa
1. IT (Computer)
โ€ขIT Fundamental Courses
โ€ขIT Profesional Courses
2. English
โ€ขIntro Level
โ€ขLevel One
โ€ขLevel Two
โ€ขLevel Three
3. Short Term Trainings
4. Mathematics & Somali
5. Health Science

๐Ÿ“ Goobta: ๐‡๐Ž๐‘๐ ๐Ž๐… ๐€๐…๐‘๐ˆ๐‚๐€ ๐‚๐Ž๐‹๐‹๐„๐†๐„, Suuqa Rooyal, inta u dhaxaysa aargada Telesom-ta iyo suuqa Wadhacda.

๐ŸŽ“ HORN OF AFRICA COLLEGE โ€“ Center for Knowledge๐Ÿ“ข KU SOO DHAWAADA MAWDUUC [๐‹๐„๐‚๐“๐”๐‘๐„] GAAR AH OO KU SAABSAN GUUSHA ARDAYGA ...
08/12/2025

๐ŸŽ“ HORN OF AFRICA COLLEGE โ€“ Center for Knowledge
๐Ÿ“ข KU SOO DHAWAADA MAWDUUC [๐‹๐„๐‚๐“๐”๐‘๐„] GAAR AH OO KU SAABSAN GUUSHA ARDAYGA [๐’๐“๐”๐ƒ๐„๐๐“ ๐•๐ˆ๐‚๐“๐Ž๐‘๐˜].

Maanta waxaan ardayda u qabanaynaa muxaadarro muhiim ah oo uu jeedinayo ๐„๐ง๐ . ๐€๐›๐๐ข๐ซ๐š๐ก๐ฆ๐š๐ง taasoo uu si qoto dheer uga hadli doono:

โœ… Maxay tahay guusha dhabta ah ee ardayga?
โœ… Sidee ayuu ardaygu u hubin karaa inuu ku socdo wadada guusha?
โœ… Maxay yihiin dabeecadaha iyo astaamaha ardayga guuleysta?
โœ… Iyo wacyigelin ballaaran oo kor u qaadaysa himilada ardayga.

Muxaadaraddu waa MAANTA waxaana jiri doona laba waqti si qof walba u heli karo fursad:

๐Ÿ•“ ๐ŸŽ๐Ÿ’:๐ŸŽ๐ŸŽ galabnimo โ€“ Group 1
๐Ÿ•• ๐ŸŽ๐Ÿ”:๐ŸŽ๐ŸŽ fiidnimo โ€“ Group 2

๐Ÿ“ Goobta: ๐‡๐Ž๐‘๐ ๐Ž๐… ๐€๐…๐‘๐ˆ๐‚๐€ ๐‚๐Ž๐‹๐‹๐„๐†๐„, Suuqa Rooyal, inta u dhaxaysa aargada Telesom-ta iyo suuqa Wadhacda.

๐Ÿ“ Fursad qaali ah oo dhiirrigelin iyo faham qotodheer!

Waxaan ku boorrinaynaa ardayda Horn of Africa College inay si buuxda uga soo qeyb-galaan, si ay u helaan faham cusub oo ku saabsan sidii ay u noqon lahaayeen arday guuleysta oo leh mustaqbal ifaya.

Kusoo dhowaada! Guushu waxay bilaabataa marka aad qaaddo tallaabada koowaad. ๐ŸŒŸ

01/11/2025

ใ‚š
Xafladda Qalinjabinta Dufcaddii 5aad ee Horn Of Africa College, Las'anod Campus

Address

Rooyal Street, Waxa Uu Udhaxeeyaa Aargada Royal Iyo Hotel Cakaara
Laascaanood
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horn Of Africa College, Las'anod Campus posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Horn Of Africa College, Las'anod Campus:

Share