Ilays National University

Ilays National University The main activity of this organization is learning.

By providing high-quality and accessible learning opportunities, we will promote independence, responsibility, and professionalism. To remain responsive to student attitudes and interests; to provide educational, social, recreational, and cultural programs which complement, reflect, and respond to those interests; to continue to facilitate the social and intellectual development of the students an

d to provide a large quantity of quality and diversified programming at little or no cost to participants, with priority given to the local community.

๐‘ฒ๐‘ผ๐‘ณ๐‘ฐ๐’€๐‘จ๐‘ซ๐‘ซ๐‘จ ๐‘ฟ๐‘ฐ๐‘บ๐‘จ๐‘จ๐‘ฉ๐‘จ๐‘จ๐‘ซ๐‘ฒ๐‘จ ๐‘ฐ๐’€๐‘ถ ๐‘ด๐‘จ๐‘จ๐‘ณ๐‘ฐ๐’€๐‘จ๐‘ซ๐‘ซ๐‘จJaamacadda Ilays waxay bixisaa Kulliyadda Xisaabaadka iyo Maaliyadda, taas oo ardayd...
08/09/2026

๐‘ฒ๐‘ผ๐‘ณ๐‘ฐ๐’€๐‘จ๐‘ซ๐‘ซ๐‘จ ๐‘ฟ๐‘ฐ๐‘บ๐‘จ๐‘จ๐‘ฉ๐‘จ๐‘จ๐‘ซ๐‘ฒ๐‘จ ๐‘ฐ๐’€๐‘ถ ๐‘ด๐‘จ๐‘จ๐‘ณ๐‘ฐ๐’€๐‘จ๐‘ซ๐‘ซ๐‘จ

Jaamacadda Ilays waxay bixisaa Kulliyadda Xisaabaadka iyo Maaliyadda, taas oo ardayda siinaysa aqoon iyo xirfado ku saabsan xisaabaadka, maareynta maaliyadda, qorsheynta iyo goโ€™aan-qaadashada maaliyadeed.

Jaamacaddu waxay soo dhowaynaysaa ardayda cusub ee xiisaynaysa inay ku biiraan Kulliyadda Xisaabaadka iyo Maaliyadda, kana faaโ€™iidaystaan aqoon iyo xirfado ay ugu diyaar garoobaan mustaqbalkooda shaqo.

Jaamacadda Ilays waxay ardayda u haysaa waxbarasho tayo leh, macallimiin khibrad leh iyo maamul wanaagsan.

๐Ž๐†๐€๐˜๐’๐ˆ๐ˆ๐’ ๐Œ๐”๐‡๐ˆ๐ˆ๐Œ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐ˆ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐ค๐ฎ ๐ฐ๐š๐ซ๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐š ๐๐ก๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐š๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐๐š๐ง๐š๐ฒ๐ง๐š๐ฒ๐ฌ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ฌ๐š๐ซ๐ž ๐ข๐ง ๐ช๐š๐š๐๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐š๐ซ๐๐š๐ฒ...
07/09/2026

๐Ž๐†๐€๐˜๐’๐ˆ๐ˆ๐’ ๐Œ๐”๐‡๐ˆ๐ˆ๐Œ

๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐ˆ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐ค๐ฎ ๐ฐ๐š๐ซ๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐š ๐๐ก๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐š๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐๐š๐ง๐š๐ฒ๐ง๐š๐ฒ๐ฌ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ฌ๐š๐ซ๐ž ๐ข๐ง ๐ช๐š๐š๐๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐š๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐ฌ๐š๐ง๐ง๐š๐-๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”โ€“๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ• ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ง ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ.

๐‘ถ๐’ˆ๐’†๐’š๐’”๐’Š๐’Š๐’” ๐‘ด๐’–๐’‰๐’Š๐’Š๐’Ž ๐’‚๐’‰Jaamacadda Ilays  waxay ku wargelinaysaa dhammaan ardayda iyo cid kasta oo danaynaysa in Diiwaangelint...
05/09/2026

๐‘ถ๐’ˆ๐’†๐’š๐’”๐’Š๐’Š๐’” ๐‘ด๐’–๐’‰๐’Š๐’Š๐’Ž ๐’‚๐’‰

Jaamacadda Ilays waxay ku wargelinaysaa dhammaan ardayda iyo cid kasta oo danaynaysa in Diiwaangelinta (Admission) Sannad-dugsiyeedka 2026โ€“2027 ay Furan tahay.

Goobta: Udhwo Saldhiga Daami
๐Ÿ“ž La Xiriir: 063-4907703 / 063-4583235/ 090-7698000

30/07/2026

Midawga Ardayda Jaamacadda Ummadda Ilays

๐—๐ฎ๐ฌ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐-๐ ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐š๐๐ข๐ข ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐–๐š๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข ๐๐š๐ซ๐ข ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š โ€“ ๐Ÿ‘๐ŸŽ ๐‹๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ฒ๐จ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”Jaamacadda Ilays ayaa maanta si wayn uga ...
30/07/2026

๐—๐ฎ๐ฌ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐-๐ ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐š๐๐ข๐ข ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐–๐š๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข ๐๐š๐ซ๐ข ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š โ€“ ๐Ÿ‘๐ŸŽ ๐‹๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ฒ๐จ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”

Jaamacadda Ilays ayaa maanta si wayn uga qayb gashay munaasabadda Xuska Sanad-guuradii 1-aad ee aas-aaska Dowladda Waqooyi Bari.

Jaamacaddu waxay u rajaynaysaa Dowladda iyo shacabka Waqooyi Bari midnimo, nabad waarta, horumar joogto ah, iyo Barwaaqo Sooran.

Guul iyo Gobonimo

๐Œ๐š๐๐š๐ฌ๐ก๐š ๐€๐ซ๐š๐ ๐ญ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐ž๐ž ๐‹๐š๐š๐ฌ๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐ ๐…๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”Waxaa xalay, oo taariikhdu ahayd 29-ka Luulyo 2026, ka qabsoomay Hotel Xamdi...
30/07/2026

๐Œ๐š๐๐š๐ฌ๐ก๐š ๐€๐ซ๐š๐ ๐ญ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐ž๐ž ๐‹๐š๐š๐ฌ๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐ ๐…๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”

Waxaa xalay, oo taariikhdu ahayd 29-ka Luulyo 2026, ka qabsoomay Hotel Xamdi madal cilmiyeed iyo dood-wadaag muhiim ah oo qayb ka ahayd Las Anod Forum 2026.

Madashan waxaa si rasmi ah uga soo qayb galay ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐–๐š๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข ๐๐š๐ซ๐ข, ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐๐š๐š๐ซ๐ฅ๐š๐ฆ๐š๐š๐ง๐ค๐š, ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š, ๐€๐ ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐ฒ๐š๐š๐ฅ ๐†๐ฎ๐ฎ๐, madaxda hayโ€™adaha kala duwan ee dowladda, jaamacadaha deegaanka, aqoonyahanno caalami ah iyo kuwo maxalli ah, bulshada rayidka ah, iyo marti sharaf kale.

Dooddu waxay si qoto dheer diiradda u saartay isbeddellada ka socda ๐†๐ž๐ž๐ฌ๐ค๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฌ๐š๐š๐ฆ๐š๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐š๐ฒ ๐ค๐ฎ ๐ฒ๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ง ๐ค๐š๐ซ๐š๐š๐ง ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐–๐š๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข ๐๐š๐ซ๐ข, iyadoo la isweydaarsaday fikrado iyo talooyin wax ku ool ah oo ku saabsan sida looga faaโ€™iidaysan karo fursadaha jira, loogana jawaabi karo caqabadaha soo ifbaxaya.

Jaamacadda Ilays waxay door muuqda ka qaadatay madashan aqooneed, iyadoo mar walba ka goโ€™an taageeridda cilmi-baarista, iyo horumarinta bulshada.

24/07/2026

๐Œ๐š๐๐š๐ฌ๐ก๐š ๐€๐ซ๐š๐ ๐ญ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐ž๐ž ๐‹๐š๐š๐ฌ๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐ ๐…๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”

Madasha Aragtiyaha ee Laascaanood waa madal lagu wadaago isla markaasna lagu gorfeeyo aragtiyaha muhiimka ah ee la xidhiidha siyaasadda, dhaqaalaha, iyo horumarinta kuwaas oo taabanaya guud ahaan Geeska Afrika, gaar ahaanna Soomaaliya. Madashan waxaa ka qayb gelaya khuburo ku xeeldheer falkinta iyo lafagurka afkaaraha siyaasiga ah iyo marxaladaha degdegga isu beddelaya ee maanta dunida ka taagan. Waxay isugu jirtaa soo bandhigista cilmi-baadhisyo, khudbado ama muxaadarooyin, iyo kulan-doodeedyo lagu falanqaynayo mowduucyada madasha yaalla.

Madashu waxay ka furmi doontaa magaalada Laascaanood 29 ka Luulyo, 2026. Mowduuca sannadkani waa โ€œ๐ƒ๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š-๐ ๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐–๐จ๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐›๐š๐ซ๐ข ๐ข๐ฒ๐จ ๐ˆ๐ฌ๐›๐ž๐๐๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐†๐ž๐ž๐ฌ๐ค๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐šโ€

Waxaa iska kaashaday qabashada madashan ururro bulsho iyo qaar ka mid ah Jaamacadaha ku yaal Woqooyi bari.

23/07/2026

๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐ง๐š๐๐ฅ๐š๐ก๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐Œ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ฐ๐ฅ-๐ฐ๐š๐๐ž๐ž๐ง๐ง๐š๐๐š ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐ˆ๐ฅ๐š๐ฒ.

Maamulka, hormuuddada iyo hawl-wadeennada Jaamacadda Ilays ayaa yeeshay kulan lagu qiimeeyey waxqabadkii iyo hawlihii qabsoomay intii lagu jiray sannad-jaamacadeedkii dhammaaday. Kulanka ayaa sidoo kale diiradda lagu saaray qorsheynta iyo dejinta mudnaanta hawlaha la fulin doono sannad-jaamacadeedka cusub.

๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐ง๐š๐๐ฅ๐š๐ก๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐Œ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ฐ๐ฅ-๐ฐ๐š๐๐ž๐ž๐ง๐ง๐š๐๐š ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐ˆ๐ฅ๐š๐ฒMaamulka, hormuuddada iyo hawl-wadeennada Jaamacadd...
21/07/2026

๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐ง๐š๐๐ฅ๐š๐ก๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐Œ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ฐ๐ฅ-๐ฐ๐š๐๐ž๐ž๐ง๐ง๐š๐๐š ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐ˆ๐ฅ๐š๐ฒ

Maamulka, hormuuddada iyo hawl-wadeennada Jaamacadda Ilays ayaa yeeshay kulan lagu qiimeeyey waxqabadkii iyo hawlihii qabsoomay intii lagu jiray sannad-jaamacadeedkii dhammaaday. Kulanka ayaa sidoo kale diiradda lagu saaray qorsheynta iyo dejinta mudnaanta hawlaha la fulin doono sannad-jaamacadeedka cusub.

Intii uu kulanku socday, Maamulka Jaamacadda Ilays ayaa uga mahadceliyey hormuuddada, barayaasha iyo dhammaan hawl-wadeennada jaamacadda dadaalka, daacadnimada iyo shaqada baaxadda leh ee ay u hayaan horumarinta jaamacadda. Sidoo kale, maamulka ayaa adkeeyey muhiimadda ay leedahay wada-shaqaynta, tayaynta adeegyada waxbarashada iyo sii xoojinta dadaallada lagu gaarsiinayo jaamacadda himilooyinkeeda tacliimeed iyo horumarineed.

Address

Dhinaca Waqooyi Ee Saldhigga Daami
Laascaanood

Opening Hours

Monday 06:30 - 12:00
15:45 - 21:00
Tuesday 06:30 - 12:00
15:45 - 21:00
Wednesday 06:30 - 12:00
15:45 - 21:00
Thursday 06:30 - 12:00
15:45 - 21:00
Friday 06:30 - 21:00
Saturday 06:30 - 12:00
15:45 - 21:00
Sunday 06:30 - 12:00
15:45 - 21:00

Telephone

+252633848913

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ilays National University posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Ilays National University:

Shortcuts

Share