29/05/2023
Ciidanka xaq u dirirka Ssc ayaa la wareegay gacan ku haynta magaaladda yagoori.
Ciidanku waxay soo dhawayn balaadhan kala kulmeen dadka Deegaanka waxayna Shacabku u muujiyeen taageeradda wayn ee Shacabka Yagoori u hayaan Halganka iyo xoraynta Deegaanadda SSC
Maxamed cismaan cabdinuur
Guul iyo Gobanimo