Future Technology College

Future Technology College 💡 𝐌𝐮𝐬𝐭𝐚𝐪𝐛𝐚𝐥𝐤𝐚𝐚𝐠𝐚 𝐓𝐞𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐞𝐞𝐝 𝐰𝐮𝐱𝐮𝐮 𝐤𝐚 𝐛𝐢𝐥𝐚𝐚𝐛𝐦𝐚𝐚 𝐡𝐚𝐥𝐤𝐚𝐧!| 🎓 Baro – Shaqee – Guulayso. computer training

EXAM COMPUTER APPLICATION MID KAMIDA FASAADA XARUNTA BARASHADA CONPUTERKA EE FUTURE OO XALAY U FADHIISTAY FINAL EXAMKII ...
28/12/2025

EXAM COMPUTER APPLICATION

MID KAMIDA FASAADA XARUNTA BARASHADA CONPUTERKA EE FUTURE OO XALAY U FADHIISTAY FINAL EXAMKII BISHA 12AAD.
SIDOO KALE WAXAA LAGU WAR GALINAYAA DHAMAAAN BAHDA JECEL WAXBARASHADA IN XARUNTU QADAN DOONTO FASALO CUSUB.
TIRADA ARDAYDA LAQADANYO WAY KOOBAN YIHIIN FADLAN HORAY UGAADH XARUNTA SI AAD UGA MID NOQOTO ARDAYDA KA FAAIDAYSTA FURSADAAS.

19/09/2025

🎥✨ 𝐅𝐚𝐫𝐱𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 – 𝐅𝐓𝐂 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝟏𝟎𝐚𝐚𝐝
🎓 Xafladda maanta waxa lagu muujiyey dhoolla-caddeyn, sacab iyo farxad aan la qiyaasi karin.
🙌 Qoysas, asxaab iyo marti sharaf Leh ayaa si weyn uga qeybgalay munaasabadda, iyagoo la wadaagay guusha iyo damaashaadka ardayda.

👏 𝐅𝐓𝐂 waxay ku faraxsan tahay inay ardayda guuleysatay ku abaalmariso shahaado sharaf Anfacaysa mustaqbalkooda.

📸 Daawo muuqaalkan oo muujinaya qayb ka mid ah farxadda iyo saamiga bulshada ee xafladda qalin-jabinta.

🎓 𝐐𝐚𝐲𝐛𝐭𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐡𝐚𝐚𝐝𝐨 𝐁𝐢𝐱𝐢𝐧𝐭𝐚 – 𝐅𝐓𝐂 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝟏𝟎𝐚𝐚𝐝📜 Ardayda maanta shahaadada la guddoonsiiyey waa kuwii dadaalka, dulqaadka...
18/09/2025

🎓 𝐐𝐚𝐲𝐛𝐭𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐡𝐚𝐚𝐝𝐨 𝐁𝐢𝐱𝐢𝐧𝐭𝐚 – 𝐅𝐓𝐂 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝟏𝟎𝐚𝐚𝐝
📜 Ardayda maanta shahaadada la guddoonsiiyey waa kuwii dadaalka, dulqaadka iyo hal-abuurka ku muujiyey waxbarashadooda.
👏 Gacmo furan iyo hambalyo ayaa lagu maamuusay, iyadoo shahaadadu astaan u tahay guusha iyo bilowga wajiyo cusub oo noloshooda ah.
✨ 𝐅𝐓𝐂 waxa ay ku faanaysaa inay bulshada ku darsato arday aqoon iyo xirfad leh, diyaar u ah suuqa shaqada iyo hal-abuurka mustaqbalka.
📸 𝐒𝐚𝐰𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐪𝐚𝐲𝐛𝐭𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚𝐚𝐝𝐨 𝐛𝐢𝐱𝐢𝐧𝐭𝐚.

🎉 𝐗𝐚𝐟𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐥𝐢𝐧-𝐣𝐚𝐛𝐢𝐧𝐭𝐚 – 𝐅𝐮𝐭𝐮𝐫𝐞 𝐓𝐞𝐜𝐡𝐧𝐨𝐥𝐨𝐠𝐲 𝐂𝐨𝐥𝐥𝐞𝐠𝐞 (𝐅𝐓𝐂) 🎓✨ Maanta waxaa si rasmi ah Noogu Qabsoontay Xafladda 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝...
18/09/2025

🎉 𝐗𝐚𝐟𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐥𝐢𝐧-𝐣𝐚𝐛𝐢𝐧𝐭𝐚 – 𝐅𝐮𝐭𝐮𝐫𝐞 𝐓𝐞𝐜𝐡𝐧𝐨𝐥𝐨𝐠𝐲 𝐂𝐨𝐥𝐥𝐞𝐠𝐞 (𝐅𝐓𝐂) 🎓
✨ Maanta waxaa si rasmi ah Noogu Qabsoontay Xafladda 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟎𝐚𝐚𝐝 Ee ardayda ka qalin-jabisay 𝐅𝐓𝐂 Laascaanood.
💻 Ardaydani waxay ku hamiyeen, ku dadaaleen, kuna guuleysteen xirfadaha
𝐓𝐞𝐜𝐡𝐧𝐨𝐥𝐨𝐠𝐲, 𝐄-𝐂𝐨𝐦𝐦𝐞𝐫𝐜𝐞, 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧, 𝐢𝐲𝐨 𝐈𝐓 𝐒𝐨𝐥𝐮𝐭𝐢𝐨𝐧𝐬.
👏 Hambalyo dhammaan qalin-jabiyeyaasha – guushiinu waa taariikhda 𝐅𝐓𝐂 iyo iftiinka bulshada.
📸 𝐖𝐚𝐚 𝐐𝐚𝐲𝐛 𝐊𝐚𝐦𝐢𝐝 𝐀𝐡 𝐒𝐚𝐰𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐱𝐚𝐟𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚.

Address

Gadaasha Xarunta Telesom
Laascaanood
252

Telephone

+252634341602

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Future Technology College posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Future Technology College:

Share