19/06/2026
Jaamacadda Sahal โ Sahal University - Lasanod Campus ayaa ardayda Fasalka 12-aad la wadaagtay talooyin iyo hagid ku saabsan sida ugu habboon ee ay ugu diyaar garoobi lahaayeen Imtixaanka Qaranka. Talooyinkan ayaa diiradda lagu saaray habka saxda ah ee khriska, maaraynta waqtiga, hab fikirka, Xalinta Mushaakilaadka.iyo sida ardaydu u geli lahaayeen imtixaanka iyaga oo kalsooni iyo diyaargarow buuxa leh.
Sidoo kale, Jaamacaddu waxay ardayda ku dhiirrigelisay inay muujiyaan dadaal iyo adkaysi, isla markaana ay si wanaagsan uga faaโiidaystaan aqoonta ay h**e u soo barteen.
Ugu dambayn, maamulka Jaamacadda Sahal waxay ardayda Fasalka 12-aad u Ee Barri Ufadhiisanaya Imtixaanka Qaran
Urajaynayaan guul iyo natiijooyin wanaagsan.
Alla mahadleh