Plasma University Marka Cadey

Plasma University Marka Cadey 20 Sano Halabuur Iyo Baahin Waxbarasho
Plasma University, Merca Campus

Dhammaan Muslimiinta, gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed, waxaan ugu hambalyeynayaa ð—Ŋð—ķð—đð—Ū𝘀ð—ĩð—Ūð—ąð—Ū ð—Ŋð—ķ𝘀ð—ĩð—Ū ð—Ŋð—Ūð—ŋð—Ūð—ļð—ē𝘆𝘀ð—Ūð—ŧ ð—ēð—ē ð—Ĩð—Ū𝗚ð—Ūð—ąð—Ūð—Ūð—ŧ....
17/02/2026

Dhammaan Muslimiinta, gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed, waxaan ugu hambalyeynayaa ð—Ŋð—ķð—đð—Ū𝘀ð—ĩð—Ūð—ąð—Ū ð—Ŋð—ķ𝘀ð—ĩð—Ū ð—Ŋð—Ūð—ŋð—Ūð—ļð—ē𝘆𝘀ð—Ūð—ŧ ð—ēð—ē ð—Ĩð—Ū𝗚ð—Ūð—ąð—Ūð—Ūð—ŧ. 🌙

Bishii Naxariista , Samafalka, Sabarka, iyo dhammaan Acmaasha Wanaagsan.ðŸĪē


Waxaa si habsami leh u socda Imtixaanka Finalka ( Mid-Term Exam ) Semester-ka Kowaad sanad Waxbarasheedka 2025-2026 ee J...
19/01/2026

Waxaa si habsami leh u socda Imtixaanka Finalka ( Mid-Term Exam ) Semester-ka Kowaad sanad Waxbarasheedka 2025-2026 ee Jaamacadda Plasma Xarunta MCU

Guul Ardayda



Hampalyo hampalyo
31/12/2025

Hampalyo hampalyo

27/12/2025

𝗊ð—Ūð—ŋð—īð—ēð—đð—ķð—ŧ
Dhammaan ð—Īð—Ūð—đð—ķð—ŧ𝗷ð—ēð—Ŋð—ķ𝘆ð—Ūð—Ū𝘀ð—ĩð—Ū Sanadkaan 𝟐𝟎𝟐𝟓 waxaan ku wargelineynaa in Xafladda ay ku asteysan tahay Maalinta Arbacada oo ay taariikhdu tahay ðŸŊ𝟭/𝗗ð—ē𝗰/ðŸŪ𝟎ðŸŪðŸą.

Hoos ka wac ð—Ķð—Ūð—Ū𝘅ð—ķð—ķð—Ŋð—ļð—Ūð—Ūð—īð—Ū ama ð—Ķð—Ūð—Ū𝘅ð—ķð—ķð—Ŋ𝘁ð—Ūð—Ūð—ąð—Ū oo dheh 𝗛ð—Ū𝗚ð—Ŋð—Ūð—đ𝘆𝗞 Maalintaada Qalinjebinta.



ØĨŲŲ†Ų‘ŲŽØ§ Ų„ŲŲ„Ų‘ŲŽŲ€Ų‡Ų ŲˆŲŽØĨŲŲ†Ų‘ŲŽØ§ ØĨŲŲ„ŲŽŲŠŲ’Ų‡Ų ØąŲŽØ§ØŽŲØđŲŲˆŲ†ŲŽ                Maamulka , Howlwadeenada & Ardayda Jaamacada Plasma   waxey ...
26/12/2025

ØĨŲŲ†Ų‘ŲŽØ§ Ų„ŲŲ„Ų‘ŲŽŲ€Ų‡Ų ŲˆŲŽØĨŲŲ†Ų‘ŲŽØ§ ØĨŲŲ„ŲŽŲŠŲ’Ų‡Ų ØąŲŽØ§ØŽŲØđŲŲˆŲ†ŲŽ
Maamulka , Howlwadeenada & Ardayda Jaamacada Plasma waxey halkaan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan Ardeyadeena Hibo Farah Abdulle iyo Aabe Farah Abdulle iyo Qoyska , Geerida Xanuunka badan ee Caawo ku timid Hooyo Ardo Ibrahim oo ku geeriyotey Magaalada Mogadishu
𝘕ð˜Ēð˜đð˜Ēð˜ģ𝘊𝘊ð˜īð˜ĩð˜Ē 𝘑ð˜Ēð˜Ŋð˜Ŋ𝘰 𝘈𝘭𝘭ð˜Ķ ð˜Đð˜Ē𝘎ð˜Ē ð˜ļð˜Ēð˜ģð˜Ēð˜Ēð˜Ģ𝘊𝘚O
Jannatul Firdowsana Alle ha ka waraabiyo. Waxaan Eebbe uga baryeynaa inuu ehelkii, qaraabadii iyo asxaabtii ey ka baxdey dhammaantood siiyo samir iyo iimaan.
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun

Waxaa si rasmi ah u soo Gabagaboobay Imtixaanka Dhexe (𝗠ð—ķð—ą 𝗧ð—ēð—ŋ𝗚 𝗘𝘅ð—Ū𝗚) ee kulliyadaha kala duwan Jaamacadda Plasma Univer...
01/12/2025

Waxaa si rasmi ah u soo Gabagaboobay Imtixaanka Dhexe (𝗠ð—ķð—ą 𝗧ð—ēð—ŋ𝗚 𝗘𝘅ð—Ū𝗚) ee kulliyadaha kala duwan Jaamacadda Plasma University Marka Cadey , Semister-ka Koowaad Sannad Waxbarasheedka 2025 - 2026.

 Qaar Ka mid ah Ardeyda jaamacada Plasma Xarunteda Marka gaar ahaan Ardayda Kulliyadda Public Health waxay fuliyeen olol...
11/11/2025



Qaar Ka mid ah Ardeyda jaamacada Plasma Xarunteda Marka gaar ahaan Ardayda Kulliyadda Public Health waxay fuliyeen olole wacyigelin ah oo ku saabsan nadaafadda iyo deegaanka, oo loogu talagalay dadka barakacyaasha ee ku nool Duleedka Magaalada
Barnaamijkan wuxuu qayb ka yahay dadaallada lagu dhisayo bulsho caafimaad qabta oo nadiif ah.

Nadaafaddu waa caafimaad! ðŸŒŋ

Mahadsanidin dhammaan ardayda, macallimiinta dadaalka ku bixiyay! 👏





🎓 Maamulka Jaamacadda Plasma Xarunteeda Marka oo Booqasho Ku Tagay Faraca Cusub ee Plasma Qoryooley halkaas oo ay kula k...
09/11/2025

🎓 Maamulka Jaamacadda Plasma Xarunteeda Marka oo Booqasho Ku Tagay Faraca Cusub ee Plasma Qoryooley halkaas oo ay kula kulmeen ardayda cusub ee Xarunta Qoryooley

Booqashadan ayaa ahayd mid lagu dhiirrigelinayo ardayda cusub, laguna xoojinayo howlaha waxbarasho iyo maamulka guud ee jaamacadda, si loo hubiyo in tayada waxbarasho ee Plasma ay mid ahaato dhammaan faracyada dalka.

Maamulka ayaa sidoo kale ku boorriyey ardayda inay dadaal iyo hufnaan muujiyaan, iyagoo ballan qaaday taageero buuxda oo dhinac walba ah.




𝗜𝘀 ð—ąð—ķð—ķ𝘄ð—Ūð—Ūð—ŧ-ð—īð—ēð—đð—ķð—ŧ𝘁ð—Ū 𝘄ð—ēð—đð—ķ 𝘄ð—Ūð—Ū ð—Ū𝘆 𝘀𝗞𝗰𝗞𝘁ð—Ūð—Ū!Jaamacadda Plasma waxaa ay ugu bishaaraynaysaa dhammaan Bulshada Soomaliyeed gaar...
08/11/2025

𝗜𝘀 ð—ąð—ķð—ķ𝘄ð—Ūð—Ūð—ŧ-ð—īð—ēð—đð—ķð—ŧ𝘁ð—Ū 𝘄ð—ēð—đð—ķ 𝘄ð—Ūð—Ū ð—Ū𝘆 𝘀𝗞𝗰𝗞𝘁ð—Ūð—Ū!

Jaamacadda Plasma waxaa ay ugu bishaaraynaysaa dhammaan Bulshada Soomaliyeed gaar ahaan Ardayda dhammaysatay Waxbarashada heerka kowaad ee Jaamacadda, in ay weli furantahay diiwaangelinta Ardayda Cusub ee Kolleejka Daraasaadka sare ee Jaamacadda Plasma.

si aad isu diwaangeliso guji
https://plasma-university.maxapex.net/apex/f?p=1114:9666
Kala Xariir :- +252615195060 / +252615334544

.
.
.

   Ardayda BPH Semester V Jamacada Plasma Xarunteda Marko ayaa qabtay tababar muhiim ah oo ujeedkisu yahay Aqoon korarsi...
21/10/2025



Ardayda BPH Semester V Jamacada Plasma Xarunteda Marko ayaa qabtay tababar muhiim ah oo ujeedkisu yahay Aqoon korarsi iyo Wacyigelin.

Tababarkan wuxuu qayb ka yahay barnaamijka kor u qaadaya fahamka ardayda ee caafimaadka bulshada, gaar ahaan ka hortagga iyo wacyigelinta cudurrada faafa.

Ardaydu waxay soo bandhigeen aqoon, cilmi, iyo dadaal weyn oo lagu horumarinayo caafimaadka bulshada.

Waxaan u mahadcelineynaa dhammaan ardayda iyo macallimiinta ka qeyb qaatay tababarkan guuleystay.



ŲŽ  ØĨŲŲ†Ų‘ŲŽØ§ Ų„ŲŲ„Ų‘ŲŽŲ€Ų‡Ų ŲˆŲŽØĨŲŲ†Ų‘ŲŽØ§ ØĨŲŲ„ŲŽŲŠŲ’Ų‡Ų ØąŲŽØ§ØŽŲØđŲŲˆŲ†ŲŽ                Maamulka , Howlwadeenada & Ardayda Jaamacadda Plasma ee M...
02/10/2025

ŲŽ ØĨŲŲ†Ų‘ŲŽØ§ Ų„ŲŲ„Ų‘ŲŽŲ€Ų‡Ų ŲˆŲŽØĨŲŲ†Ų‘ŲŽØ§ ØĨŲŲ„ŲŽŲŠŲ’Ų‡Ų ØąŲŽØ§ØŽŲØđŲŲˆŲ†ŲŽ
Maamulka , Howlwadeenada & Ardayda Jaamacadda Plasma ee Marka Campus waxey halkaan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan Ustaad Abdifatah Mohamed Jeylani iyo Qoyska ,Geerida Xanuunka badan ee maanta ku timid Aabe Mohamed Jeylani oo ku geeriyodey Dalka Sweden

𝘕ð˜Ēð˜đð˜Ēð˜ģ𝘊𝘊ð˜īð˜ĩð˜Ē 𝘑ð˜Ēð˜Ŋð˜Ŋ𝘰 𝘈𝘭𝘭ð˜Ķ ð˜Đð˜Ē𝘎ð˜Ē ð˜ļð˜Ēð˜ģð˜Ēð˜Ēð˜Ģ𝘊𝘚O

Address

Merca

Opening Hours

Monday 08:00 - 05:00
Tuesday 08:00 - 05:00
Wednesday 08:00 - 05:00
Thursday 08:00 - 05:00
Friday 08:00 - 05:00
Saturday 08:00 - 05:00
Sunday 08:00 - 05:00

Telephone

+252615859504

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Plasma University Marka Cadey posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Plasma University Marka Cadey:

Share