Official- Faculty of Computer Science & It - BU

Official- Faculty of Computer Science & It - BU Computer Science and IT The competency of the faculty is evident from the achievement of the alumni, who have created a brand value both of the country.

Faculty of Computer Science & IT was established in 2003 and it was the second faculty founded in Benadir University
A combination of highly qualified faculty members an state of the art facilities has established the faculty as one of the leading and prestigious Computer Science & IT departments of country.

๐ŸŽ“ Kusoo biir Kuliyadda Kumbuyuutarka โ€“ Jaamacadda BenadirKulliyadda Computer Science & IT ee Jaamacadda Benadir diiradda...
28/06/2025

๐ŸŽ“ Kusoo biir Kuliyadda Kumbuyuutarka โ€“ Jaamacadda Benadir

Kulliyadda Computer Science & IT ee Jaamacadda Benadir diiradda saartaa diyaarinta arday xirfad leh oo la jaanqaadi kara baahida suuqyada shaqada ee maanta iyo mustaqbalka.

Waxaan bixinaa manhaj casri ah oo ka tarjumaya horumarka tiknoolajiyadda, si ardaydeenu u helaan aqoon, karti, iyo faham dhammaystiran oo ay kaga qayb qaadan karaan horumarinta bulshada iyo suuqa shaqada.

๐Ÿ“Œ Isdiiwaangelinta ardayda cusub waa furan tahay.
Fadlan booqo mid ka mid ah xarumaha hoos ku xusan si aad isu diiwaangeliso:

๐Ÿ“ Dr. Addow โ€“ Sei Piano
๐Ÿ“ Dr. Shahiid โ€“ KM13
๐Ÿ“ Dr. Shurie โ€“ Ex-Control Balcad

07/05/2025

Ardaydeena Kulliyadda Computer Science & IT waxay si dhab ah u muujiyeen sida aqoonta loogu beddeli karo waxqabad.
Mashruucan waraabinta beeraha waa guul kale oo aan ku faani karno.

Ciid Mubaarak dhamaan umadda Muslimiinta gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed! ๐ŸŒ™โœจAlle ha naga aqbalo acmaashii wanaagsaneyd ...
29/03/2025

Ciid Mubaarak dhamaan umadda Muslimiinta gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed! ๐ŸŒ™โœจ
Alle ha naga aqbalo acmaashii wanaagsaneyd ee bisha Ramadaan. Ku ciida farxad iyo caafimaad ๐Ÿคฒ๐Ÿฝ๐Ÿ’š

Mahadcelin iyo bogaadin ballaaran ayaan u diraynaa ๐— ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ๐˜„๐—ด๐—ฎ ๐—”๐—ฟ๐—ฑ๐—ฎ๐˜†๐—ฑ๐—ฎ ๐—ž๐˜‚๐—น๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—–๐—ผ๐—บ๐—ฝ๐˜‚๐˜๐—ฒ๐—ฟ ๐—ฆ๐—ฐ๐—ถ๐—ฒ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—œ๐—ง (๐—•๐˜‚๐˜‚๐—ฐ๐—ผ๐˜€), kuwaas o...
24/02/2025

Mahadcelin iyo bogaadin ballaaran ayaan u diraynaa ๐— ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ๐˜„๐—ด๐—ฎ ๐—”๐—ฟ๐—ฑ๐—ฎ๐˜†๐—ฑ๐—ฎ ๐—ž๐˜‚๐—น๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—–๐—ผ๐—บ๐—ฝ๐˜‚๐˜๐—ฒ๐—ฟ ๐—ฆ๐—ฐ๐—ถ๐—ฒ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—œ๐—ง (๐—•๐˜‚๐˜‚๐—ฐ๐—ผ๐˜€), kuwaas oo si hufan u soo agaasimay tartanka Buucos Cup 2025.

Sidoo kale, waxaan si gaar ah ugu mahadcelinaynaa Guddoomiyaha Midowga,๐—˜๐—ป๐—ด. ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—ณ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—ต ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐˜„๐—ฎ๐—ต๐—ถ๐—ฑ ๐—”๐—ต๐—บ๐—ฒ๐—ฑ, oo door muhiim ah ka qaatay hirgelinta tartanka.

Aad baad u mahadsan tihiin! ๐Ÿ‘๐Ÿ™Œ

Guddoonsiinta Koobka Buucos Cup 2025, oo ay ku guuleysteen kooxda Batch 22! ๐ŸŽ‰๐Ÿ‘๐ŸŽ–๏ธHambalyo Batch 22!          ๐Ÿ…๐Ÿฅ‡
24/02/2025

Guddoonsiinta Koobka Buucos Cup 2025, oo ay ku guuleysteen kooxda Batch 22! ๐ŸŽ‰๐Ÿ‘๐ŸŽ–๏ธ
Hambalyo Batch 22!
๐Ÿ…๐Ÿฅ‡

Biladsiinta Kooxda Batch 22, oo ku guuleystay tartanka Buucos Cup 2025 ๐Ÿ†๐ŸŽ‰
24/02/2025

Biladsiinta Kooxda Batch 22, oo ku guuleystay tartanka Buucos Cup 2025 ๐Ÿ†๐ŸŽ‰

Biladsiinta Kooxda Batch 21, oo kaalinta labaad ka gashay tartanka Buucos Cup 2025 ๐Ÿ†๐Ÿ‘
24/02/2025

Biladsiinta Kooxda Batch 21, oo kaalinta labaad ka gashay tartanka Buucos Cup 2025 ๐Ÿ†๐Ÿ‘

Abaalmarinta tababaraha ugu fiican ee Buucos Cup 2025 waxaa ku guuleystay ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—›๐˜‚๐˜€๐˜€๐—ฒ๐—ถ๐—ป ๐—œ๐—ฏ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐—ถ๐—บ, oo ah tababaraha dufc...
24/02/2025

Abaalmarinta tababaraha ugu fiican ee Buucos Cup 2025 waxaa ku guuleystay ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—›๐˜‚๐˜€๐˜€๐—ฒ๐—ถ๐—ป ๐—œ๐—ฏ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐—ถ๐—บ, oo ah tababaraha dufcadda 22-aad.

Hoggaamintiisa iyo xeeladdiisa ciyaareed ayaa ka dhigtay kooxdiisa mid guuleysata.

Hambalyo Coach Mohamed! ๐ŸŽ–โšฝ๐Ÿ‘

Xiddiga tartanka Buucos Cup 2025 ee loo aqoonsaday ciyaaryahanka ugu wanaagsan (Best Player) waa muscab abdiqadir omar, ...
24/02/2025

Xiddiga tartanka Buucos Cup 2025 ee loo aqoonsaday ciyaaryahanka ugu wanaagsan (Best Player) waa muscab abdiqadir omar, oo ka tirsan dufcadda 22-aad.

Dedaalkiisa, xirfaddiisa iyo ciyaartiisa heerka sare ah ayaa si weyn uga dhex muuqday tartanka.

Hambalyo muscab ! ๐Ÿ†๐Ÿ”ฅ๐Ÿ‘

Abaalmarinta gooldhaliyaha tartanka Buucos Cup 2025 waxaa ku guuleystay ๐—จ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฒ ๐—œ๐—ฏ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐—ถ๐—บ ๐— ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐˜‚๐—ฑ, oo ka tirsan dufcadda 2...
24/02/2025

Abaalmarinta gooldhaliyaha tartanka Buucos Cup 2025 waxaa ku guuleystay ๐—จ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฒ ๐—œ๐—ฏ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐—ถ๐—บ ๐— ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐˜‚๐—ฑ, oo ka tirsan dufcadda 22-aad, kadib bandhig heer sare ah oo uu ka sameeyay tartanka.

Hambalyo Usaame! ๐ŸŽ–โšฝ๐Ÿ‘

Tartanka Buucos Cup 2025, oo loo qabtay dufcadaha kala duwan ee Kulliyadda Computer Science and IT, ayaa si rasmi ah uso...
24/02/2025

Tartanka Buucos Cup 2025, oo loo qabtay dufcadaha kala duwan ee Kulliyadda Computer Science and IT, ayaa si rasmi ah usoo gaba gaboobay.

Tartankan, oo ay soo agaasimeen Midowga Ardayda Kulliyadda Computer Science and IT (Buucos), waxaa kulankiisii ugu dambeeyay (final) isaga horyimid dufcadda 22-aad iyo dufcadda 21-aad.

Sanadkan, koobka Buucos Cup 2025 waxaa ku guuleystay dufcadda 22-aad, oo 8-1 kaga adkaatay dhiggeeda dufcadda 21-aad.

Hambalyo guuleystayaasha โ€“ Batch 22! ๐ŸŽ‰๐Ÿ‘

Waxaa Galabta  si rasmi ah loo daah furay Tartanka Kubadda Cagta ee ardayda Kuliyadda Kumbuyuutarka ee Jaamacadda Benadi...
15/02/2025

Waxaa Galabta si rasmi ah loo daah furay Tartanka Kubadda Cagta ee ardayda Kuliyadda Kumbuyuutarka ee Jaamacadda Benadir BUUCOS cup 2025. Tartankan oo ay soo agaasimeen Midowga Ardayda Kuliyadda Kumbuyuutarka, furitaanka Tartanka waxaa goob joog ahaa Xiriiriyaha Kuliyadda ๐—˜๐—ป๐—ด. ๐—ซ๐—ฎ๐˜€๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฒ iyo Guddoomiyaha Midowga Ardayda Kuliyadda ๐—˜๐—ป๐—ด. ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—ณ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—ต ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ถ๐—ฑ ๐—”๐—ต๐—บ๐—ฒ๐—ฑ.
Waxaa Lagu furay tartanka dufcadaha kala ah Dufcadda 19aad iyo Dufcadda 22aad waxayna guusha raacday Dufcadda 22aad oo 4-1 kaga adkaatay Dufcadda 19aad.

Kooxdee ayaad filaysaa inay koobka qaadi doonto? ๐Ÿค”๐Ÿ‘‡๐Ÿ†

Address

KM6, Prof. Addow Campus
Mogadisho

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Thursday 07:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00

Telephone

+252615678538

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Official- Faculty of Computer Science & It - BU posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Official- Faculty of Computer Science & It - BU:

Share