31/01/2024
Hambalyo Hambalyo Hambalyo ππ―β€
Waxaan halkaan hambalyo qalin jabin ay farxadi ku dheehantahay lawadagayaa
Walaashay macan Shukri Maxamed Abdi waxaad gartay qeyb ka mid ah himiladaada horay u soco π¨βπ
Waa ku faraxasanahay farxdda maanta qalinjabinta heerka 1-aad ee Jaamacadda.
waxaan ku leeyahy Dadaalkaada halkiisa ka sii wad Allah hakula garab gallo inta kuu dhiman Hamigaadda iyo hanka aad hiigsaneyso πππβ€β€β€βπ€