19/07/2025
Hadal jeedinta Abdullah Osman Abdullahi oo ah Hormuudka kulliyada culuumta beeraha iyo xananada xoolaha Faculty of Agriculture and Veterinary-Horn Africa University ee Jaamacadda Geeska Afrika Horn of Africa University, waxa hadalladiisa ka mid ahaa :
" Dadaalkiina sannadihii ina soo dhaafay kuma koobna qalin-jabin oo keliya, qalin-jabintuna waa bilowga halganka dhabta ah, si aad u dhistaan naftiinna iyo mustaqbalkiina si aad u noqotaan kuwo u qalma dhammaan rajooyinka iyo riyooyinka qoysaskiina iyo bulshadiina".
Hadal jeedintaan oo dhameestiran waan soo dhigeena in sha allah
28/December/2022