25/08/2026
Ardayda Kulliyadda Beeraha ayaa si qurux badan uga qaybqaatay Bandhiga Waxbarshada oo ka dhacay Xarunta Jaamacadda Salaam, iyagoo soo bandhigay aqoontooda, xirfadahooda iyo wax-soo-saarka beeraha.
Munaasabadda waxaa sidoo kale lagu maamuusay ardayda kaalmaha h**e ka galay sannad-dugsiyeedka 2025β2026, iyadoo la guddoonsiiyay abaalmarinno lagu dhiirrigelinayo dadaalkooda iyo guushooda.