Faculty of Sharia and Law Mogadishu University

Faculty of Sharia and Law Mogadishu University Faculty of Sharia and Law at Mogadishu University

Arbaco 10/12/2025 waxaa inoo qabsoomay Workshop ku saabsan xuquuqda aadana , kaasi oo ujeedkiisu ahaa in ardayda lagu xa...
13/12/2025

Arbaco 10/12/2025 waxaa inoo qabsoomay Workshop ku saabsan xuquuqda aadana , kaasi oo ujeedkiisu ahaa in ardayda lagu xasuusiyo ilaalinta xuuqada aadanaha iyo shuruucda la xariirta, maadaada ay maalinkaas ku beegneed maalinka la xuso xuquuqda aadanaha aduunka.

Waxaana loo qabtay qaar kamid ardayda kulliyada Sharciga iyo Qaanuunka, waxaana jeediyey Dr. Abdirahman Hassan Wardheere.

EVENING CLASS OF 2025-2026Faculty of Sharia and Law Mogadishu University
25/11/2025

EVENING CLASS OF 2025-2026

Faculty of Sharia and Law Mogadishu University

Hambalyo iyo duco ayaan u diraynaa dhamaan ardayda Jaamacada ee ku guuleystay xubnaha golaha dhexe, si gaar ah waxaan ug...
20/11/2025

Hambalyo iyo duco ayaan u diraynaa dhamaan ardayda Jaamacada ee ku guuleystay xubnaha golaha dhexe, si gaar ah waxaan ugu hambalyeynaynaa ardayda Kulliyada Sharciga iyo Qaanuunka ee ku guuleystay xubnimada golaha dhexe ee ururka ardayda(UMUS).

Hambalyo Mohamed Muhyadin Abdulle๐Ÿ™๐Ÿ™๐Ÿ™
02/11/2025

Hambalyo Mohamed Muhyadin Abdulle๐Ÿ™๐Ÿ™๐Ÿ™

31/08/2025

Hambalyo.

Arday ka tirsan kulliyadda Sharciga iyo Qaanuunka Jaamacadda Muqdisho ayaa u gudbay finalka tartanka IHL ( International Humanitarian Law), oo ay agaasintay hay'adda ICRC kaasi oo loo qabto ardayda sharciga ka barta Jaamacadaha dalka, isla markaana aan ku guuleysannay labadii sano ee lasoo dhaafay.

Guul ayaan u rajeyneynaa ardaydeenna.

Faculty of Sharia and Law Mogadishu University
18/08/2025

Faculty of Sharia and Law Mogadishu University

Waxaa si habsami leh uga socda xarunta dhexe Km4 ee Jaaamacadda isdiiwaan galinta dufcadii 29-aad ee sanad waxbarashadee...
12/08/2025

Waxaa si habsami leh uga socda xarunta dhexe Km4 ee Jaaamacadda isdiiwaan galinta dufcadii 29-aad ee sanad waxbarashadeedka 2025-2026.

Wixii faah faahin dheeri ah kala xiriir Website: mu.edu.so ama Email: [email protected] / Tell: +252611244464.

Mahadsanidiin

Waxaa saacadaha soo socda la shaacin doonaa natiijada imtixaanka jaamacadda .Dhamaan ardayda waxaan u rajeynaynaa guul ....
05/06/2025

Waxaa saacadaha soo socda la shaacin doonaa natiijada imtixaanka jaamacadda .

Dhamaan ardayda waxaan u rajeynaynaa guul .

Faculty of Sharia and Law Mogadishu University

Faculty of Sharia and Law Mogadishu University
25/05/2025

Faculty of Sharia and Law Mogadishu University

Hambalyo dufacada 25aad ee Kulliyada Sharciga iyo Qaanuunka oo imtixaankii ugu danbeeyey usoo dhamaaday.Faculty of Shari...
22/05/2025

Hambalyo dufacada 25aad ee Kulliyada Sharciga iyo Qaanuunka oo imtixaankii ugu danbeeyey usoo dhamaaday.

Faculty of Sharia and Law Mogadishu University

Legal Drafting Skills.
22/05/2025

Legal Drafting Skills.

Address

Faculty Of Sharia And Law At Mogadishu University
Mogadishu

Telephone

+252619604646

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faculty of Sharia and Law Mogadishu University posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Faculty of Sharia and Law Mogadishu University:

Share