FARAJ Teaching Academy

FARAJ Teaching Academy ''Achieving Success Together,,

17/06/2026
πŸ“’ OGEYSIIS MUHIIM AH πŸ“’Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan Ardayda, Waalidiinta iyo Macalimiinta in fasaxa Ciidul Adxaa uu bil...
24/05/2026

πŸ“’ OGEYSIIS MUHIIM AH πŸ“’

Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan Ardayda, Waalidiinta iyo Macalimiinta in fasaxa Ciidul Adxaa uu bilaaban doono:

πŸ—“ 25 May 2026 – 31 May 2026

Waxaan dhammaan bulshada waxbarashada u rajeynaynaa Ciidul Adxaa Farxad, Nabad iyo Barwaaqo leh. πŸŒ™βœ¨

β€œDadaalkaaga maanta ayaa ah guushaada berrito.”

F***J Teaching Academy & ShowriPrimary and Secondary School
πŸ“ž Contact: 612666623

***jTeachingAcademy

πŸ‡ΈπŸ‡΄ Hambalyo 15 May – Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed πŸ‡ΈπŸ‡΄Maamulka, Macalimiinta iyo Ardeyda F***J Teaching Academy  & S...
15/05/2026

πŸ‡ΈπŸ‡΄ Hambalyo 15 May – Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed πŸ‡ΈπŸ‡΄

Maamulka, Macalimiinta iyo Ardeyda F***J Teaching Academy & Showri Primary and Secondary School waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan dhalinyarada Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan dal iyo dibadba.

15 May waa maalin xusuus iyo qiimo weyn u leh dhalinyarada Soomaaliyeed, waana maalin muujinaysa waddaniyad, midnimo iyo horumar.

Dhalinyarooy, idinka ayaa ah rajada iyo mustaqbalka ummadda Soomaaliyeed. πŸ’™

Nagala soo xiriir:
πŸ“ž 612666623

***jTeachingAcademy

πŸŒ™πŸ† Tartankii Ramadaanka – F***j Teaching Academy πŸ“šWaxaa si guul leh inoogu soo idlaaday Tartankii Ramadaanka ee sanadkan...
09/03/2026

πŸŒ™πŸ† Tartankii Ramadaanka – F***j Teaching Academy πŸ“š

Waxaa si guul leh inoogu soo idlaaday Tartankii Ramadaanka ee sanadkan oo lagu qabtay xarunta F***j Teaching Academy. Ardaydu waxay muujiyeen diyaar garow iyo dadaal weyn. πŸ‘

πŸŽ‰ Maamulka Akadeemiyada waxa uu hambalyo u dirayaa ardayda guuleysatay, wuxuuna dhiirrigelinayaa dhammaan ardayda inay sii xoojiyaan waxbarashada, akhlaaqda iyo horumarinta naftooda. 🌟

πŸ™ Mahadsanidiin

πŸ“šβœ¨ Imtixaanka waa soo dhow yahay!Ardaydeena qaaliga ah, u diyaar garooba si kalsooni iyo dadaal leh.πŸ—“ Isniin, 23 Februar...
24/02/2026

πŸ“šβœ¨ Imtixaanka waa soo dhow yahay!
Ardaydeena qaaliga ah, u diyaar garooba si kalsooni iyo dadaal leh.
πŸ—“ Isniin, 23 February 2026
Guushu waa midka dadaala! πŸ’ͺπŸ“–

23/11/2025


Ogaysiis Fasax


Dhamaan barayaasha, Ardayda iyo waalidiinta iskuulka showriga waxaa la ogaysiinayaa bari oo maalin nimo axad ah in daraasaadka iskuulka ay yihiin fasax si loogu hogaansamo amarka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare

Waxaan dhamaantena isku boorinaynaa in aynu wax wanagsan oogu faaidaysano waqtigeena I.a

Hambalyo macalimiinta soomaaliyeed gaar ahaan barayaasheena qiimo ha badan

Macalinkeen Allow kaal , Macalinkiis Allow kaal , Macalin Muslim Allow kaal

Hoyga tacliinta iyo tarbiyada πŸ“š

γ‚šviralγ‚·alγ‚·

ISKUULKA SHOWRIGAHoyga tarbiyada iyo tacliinta
14/11/2025

ISKUULKA SHOWRIGA

Hoyga tarbiyada iyo tacliinta

ISKUULKA SHOWRIGA
14/11/2025

ISKUULKA SHOWRIGA

25/10/2025

A documentary πŸ“½
about the stages of the F***j Cup
stay tuned here soonπŸ”₯.

Address

Showri Street
Mogadishu
252

Telephone

+252615586331

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when FARAJ Teaching Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to FARAJ Teaching Academy:

Share