Almaas University

Almaas University Empowering in natural resources

19/12/2025

Prof. Cabdulqaadir Abiikar oo Cashar goobta bixinaya, si ay ardayda u fahmaan noocyada kala duwan ee carada.



Aradayda Kuliyadda Culuumta Dhulka Geosciences Jaamaacadda Almaas ayaa Safar-aqooneed (Field Trip) u baxay si ay u fahma...
18/12/2025

Aradayda Kuliyadda Culuumta Dhulka Geosciences Jaamaacadda Almaas ayaa Safar-aqooneed (Field Trip) u baxay si ay u fahman qaabdhismeedka Jiyoolojiyeed iyo Deegaanka goobta.

Prof. Cabdulqaadir Abiikar oo hogaaminay Safar-aqooneedkaan, waxay ardaydu soo faa'iidaysteen waxyaabaha goobta ee la xiriira qaab dhismeedka Noocyada Carada, Badda, Dhagxaanta, Cusbada iyo sidoo kale hawada goobta.









Jaamacadda Almaas ayaa lagu qabtay tabobar ku saabsan Xakamaynta Caabuqa ( Infection Control) oo ay bixneesay Dr. Istaah...
14/12/2025

Jaamacadda Almaas ayaa lagu qabtay tabobar ku saabsan Xakamaynta Caabuqa ( Infection Control) oo ay bixneesay Dr. Istaahi Rooble oo ay ka faa'idaysteen ardayda barata Caafimaadka.



Jaamacadda Almaas ayaa qabanaysa Seminar ku saabsan Xaaladda Shidaalka Soomaaliya "๐—ง๐—ต๐—ฒ ๐—ฆ๐˜๐—ฎ๐˜๐˜‚๐˜€ ๐—ผ๐—ณ ๐—ฃ๐—ฒ๐˜๐—ฟ๐—ผ๐—น๐—ฒ๐˜‚๐—บ ๐—˜๐˜…๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐—ถ...
08/12/2025

Jaamacadda Almaas ayaa qabanaysa Seminar ku saabsan Xaaladda Shidaalka Soomaaliya "๐—ง๐—ต๐—ฒ ๐—ฆ๐˜๐—ฎ๐˜๐˜‚๐˜€ ๐—ผ๐—ณ ๐—ฃ๐—ฒ๐˜๐—ฟ๐—ผ๐—น๐—ฒ๐˜‚๐—บ ๐—˜๐˜…๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐—ถ๐—ป ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ฎ"

Seminar-kaan Muhiimka ah oo uu soo jeedin doono Prof. Abdulkadir Abiikar Hussein , wuxuu Khamiista 11/12/2025 (3:00pm) ka dhacaya Xarunta Jaamacadda.

Faahfaahfaahin lasoo xiriir 0614806090

ุฅูู†ูŽู‘ุง ู„ูู„ู‘ู‡ู ูˆูŽุฅูู†ูŽู‘ุง ุฅูู„ูŽูŠู’ู‡ู ุฑูŽุงุฌูุนููˆู†ูŽTacsi Tiiraanyo LehDhamaan howl-wadeennada Jaamacadda Almaas waxay tacsi tiira...
06/12/2025

ุฅูู†ูŽู‘ุง ู„ูู„ู‘ู‡ู ูˆูŽุฅูู†ูŽู‘ุง ุฅูู„ูŽูŠู’ู‡ู ุฑูŽุงุฌูุนููˆู†ูŽ

Tacsi Tiiraanyo Leh
Dhamaan howl-wadeennada Jaamacadda Almaas waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska, ehelka iyo asxaabta uu ka geeriyooday Marxuum Ismaaciil Hashi.

Marxuumku waxa uu ka mid ahaa ardaydii sanadkan ka aflaxday Jaamacadda Almaas, wuxuuna ahaa qof dadaal badan oo lagu xasuusan doono wanaaggiisa.

Waxaan Alle (SWT) uga baryaynaa inuu u naxariisto, qabriga u waasiciyo, una dambi dhaafo.
Jannatul Firdowsa ha ka waraabiyo. Aamiin.

Innaa Lillaahi wa Innaa Ilayhi Raajicuun.

Jaamacadda Almaas ayaa soo dhawayn iyo baraatika u sameesay ardayda Dugsiga Sare ee  ๐—–๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜‚๐—น ๐— ๐˜‚๐˜€๐˜๐—ฎ๐—พ๐—ฏ๐—ฎ๐—น.Prof. Cabdulqaadir...
04/12/2025

Jaamacadda Almaas ayaa soo dhawayn iyo baraatika u sameesay ardayda Dugsiga Sare ee ๐—–๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜‚๐—น ๐— ๐˜‚๐˜€๐˜๐—ฎ๐—พ๐—ฏ๐—ฎ๐—น.

Prof. Cabdulqaadir ayaa ardayda siiyay Sharaxaad ku saabsan muhiimadda barashada Culuumta muhiimka u ah Wadankeena.

Ardayda ayaa sharaxaad iyo baraatikaba ka helay Laababka iyo Shaybaarada Jaamacadda ee ๐—๐—ถ๐˜†๐—ผ๐—ผ๐—น๐—ผ๐—ท๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ, ๐—–๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ iyo ๐—œ๐—ง-da.

Kulliyadda Culuumta Caafimaadka ee Jaamacadda Almaas ayaa qaban doonta Workshop muhiim ah oo cinwaankiisu yahay:  Infect...
03/12/2025

Kulliyadda Culuumta Caafimaadka ee Jaamacadda Almaas ayaa qaban doonta Workshop muhiim ah oo cinwaankiisu yahay:
Infection Control (Xakameynta Caabuqyada).

Waxaana soo jeedin doonta:
Drs. Istahil Rooble

Waxaa lagu casuumayaa ardayda, macallimiinta iyo dhammaan bahda caafimaadka si ay uga faaโ€™iideystaan aqoontan muhiimka ah.

Wixii faahfaahfaahin ah lasoo xiriir 061247521 | 062247521


Shirkadda Shaknet Cybersecurity Limited iyo Jaamacadda Almaas  gaar ahaan Qeybta IT-ga waxay si wadajir ah u qaban doona...
03/12/2025

Shirkadda Shaknet Cybersecurity Limited iyo Jaamacadda Almaas gaar ahaan Qeybta IT-ga waxay si wadajir ah u qaban doonaan Workshop muhiim ah oo ciwankiisu yahay:

The Human Factor in Cybersecurity
(Qofka biniโ€™aadamka iyo doorkiisa amniga dijitaalka ah)

Waxaana soo jeedin doonta:
Eng. Roodo Omar Noor

Waxaa lagu casuumayaa dhammaan ardayda, macallimiinta iyo xirfadlayaasha IT-ga in ay ka faaโ€™iideystaan fursaddan aqooneed.

.

ุฌู…ุนุฉ ู…ุจุงุฑูƒุฉ  ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„ุŒ ูˆุฌุนู„ ู‡ุฐุง ุงู„ูŠูˆู… ู†ูˆุฑู‹ุงุŒ ูˆุจุฑูƒุฉุŒ ูˆู‡ุฏุงูŠุฉ ู„ู†ุง ุฌู…ูŠุนู‹ุง.
28/11/2025

ุฌู…ุนุฉ ู…ุจุงุฑูƒุฉ
ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„ุŒ ูˆุฌุนู„ ู‡ุฐุง ุงู„ูŠูˆู… ู†ูˆุฑู‹ุงุŒ ูˆุจุฑูƒุฉุŒ ูˆู‡ุฏุงูŠุฉ ู„ู†ุง ุฌู…ูŠุนู‹ุง.

Ardayda sanadka 1aad (Semester I) ee barata Culuumta Dhulka (Jiyooloojiyada) - Geosciences Jaamacadda Almaas ayaa baraat...
25/11/2025

Ardayda sanadka 1aad (Semester I) ee barata Culuumta Dhulka (Jiyooloojiyada) - Geosciences Jaamacadda Almaas ayaa baraatika la xiriirta Maadada Principles of Geology-1 ku qaatay Lab-ka Jiyooloojiyada (Geological Lab).

Baraatikadaan waxaa bixinayay Macalinka maadada Eng. Maxamed Cabdiraxman.




Kuliyadda Culuumta Caafimaadka Faculty of Health Sciences ayaa qabatay Tabobar Ku saabsan tolliinka jirka ( Suturing ).T...
23/11/2025

Kuliyadda Culuumta Caafimaadka Faculty of Health Sciences ayaa qabatay Tabobar Ku saabsan tolliinka jirka ( Suturing ).

Tabobarkaan oo lagu qabtay Shaybaarka Jaamacadda (Health Sciences Lab), waxaa qabtay Dr. Maxamed Muse iyo Dr. Farxaan Faarax.



21/11/2025

Maandeeq oo kamid ah ardayda wax ka barata Jaamacadda Almaas ayaa kalmad mahadcelin ah ka jeedisay munaasabadda Maalinta Macallinka Soomaaliyeed
oo lagu qabtay xarunta dhexe ee Jaamacadda Almaas


Address

Abdikasim Street
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Almaas University posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Almaas University:

Share