Faculty of Arts and Social Sciences-SIU

Faculty of Arts and Social Sciences-SIU Here is the official page of the Faculty of Arts & Sciences at Somali International University

Hambalyo congratulations Waxaan u hambalyeeynayaa dhamaan Ardayda maanta ka qalinjebisay Jaamacadda SOMALI INTERNATIONAL...
26/11/2023

Hambalyo congratulations

Waxaan u hambalyeeynayaa dhamaan Ardayda maanta ka qalinjebisay Jaamacadda SOMALI INTERNATIONAL UNIVERISTY (S.I.U). Gaar ahaan Ardayda ka Qalinjabineysa kuliyadda Arts and Social Scinece.

Waxaan ku faraxsanahy maanta in aan goob joog ka ahaado dabaaldagga guusha aan marqaatiga ka ahaa afarti sano ee lasoo dhaafay, waxaad bixiseen dedaal idinkoo ka soo gudbay caqabado badan.

Waxaan idiin rajeynayaa mustaqbal Ifayo iyo in aad waxbadan kusoo kordhindoontaan Dunidan, idinkoo qeyb ka noqondoono xalka dhibaatooyinka WadanKeena iyo Afrikaba haysta.

for your day. #2023

Ardayda Kulliyadda Siyaasadda iyo Culuumta Bulshada ee Jaamacadda SIU ayaa maanta dooratay hoggaan cusub.Ururka Ardayda ...
13/06/2023

Ardayda Kulliyadda Siyaasadda iyo Culuumta Bulshada ee Jaamacadda SIU ayaa maanta dooratay hoggaan cusub.

Ururka Ardayda Kulliyadda Siyaasadda iyo Culuumta Bulshada ee Jaamacadda SIU ayaa maanta qabtay doorashadiisii sannadlaha ahayd ee hoggaanka ardayda kulliyadda.

Xilka guddoomiyaha waxaa ku tartamayey saddex musharrax oo kala ah Cilmi Cabdullaahi Weheliye, Cabdimuncin Cali Habarwaa iyo Cabdicasiis Aadan Maxamed, waxaana xilkaasi ku guuleystay Cabdicasiis Aadan Maxamed.

Sidoo kale xilka guddoomiye kuxigeenka waxaa ku tartamay saddex musharrax oo kala ah Hodan Cabdiraxmaan Axmed, Bushro Cabdirashiid Maxamed iyo Kowsar Axmed Dubbad, waxaana xilkaasi ku guuleysatay Kowsar Axmed Dubbad.

Hambalyo Hoggaanka Cusub.

26/10/2019
Xarunta Dhexe Jaamacadda SIU waxaa hadda kafurmeysa Munaasabadda Soo dhoweynta iyo Wacyigelinta Ardayda Cusub. -SIU
21/09/2019

Xarunta Dhexe Jaamacadda SIU waxaa hadda kafurmeysa Munaasabadda Soo dhoweynta iyo Wacyigelinta Ardayda Cusub.
-SIU

21/09/2019

welcome to the faculty of arts and social sciences- SIU

Address

Abdiqasim
Mogadishu

Telephone

+252613999944

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faculty of Arts and Social Sciences-SIU posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Faculty of Arts and Social Sciences-SIU:

Share