Faculty of Education and Humanities-University of Somalia-UNISO

Faculty of Education and Humanities-University of Somalia-UNISO Ku soo Dhawaada Page-ka saxda ah ee Kulliyadda Waxbarashada iyo Cilmiga Aadanaha.

Seminar on project  Design Monitoring and Evaluation  Ardayda Kuliyadda Waxbarashada iyo Culuumta Aadanaha, waxaa lagu w...
29/12/2025

Seminar on project Design Monitoring and Evaluation

Ardayda Kuliyadda Waxbarashada iyo Culuumta Aadanaha, waxaa lagu war galinyaa in berito uu jiro seminarkaas.

๐Š๐š ๐Ÿ๐š๐šโ€™๐ข๐๐š๐ฒ๐ฌ๐ข ๐ฐ๐š๐œ๐š๐ง

๐–๐š๐ซ๐ ๐š๐ฅ๐ข๐ง ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก. Ardayda Kuliyadda Waxbarashada iyo Culuumta Aadanaha, waxaa lagu war galinyaa in berito ay taariikhd...
16/12/2025

๐–๐š๐ซ๐ ๐š๐ฅ๐ข๐ง ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก.
Ardayda Kuliyadda Waxbarashada iyo Culuumta Aadanaha, waxaa lagu war galinyaa in berito ay taariikhdu tahay 17-12_2025 02:00pm in Halka KM4 Campus, ka dhici doona seminaar ku saabsan ๐’๐ฆ๐š๐ซ๐ญ ๐‚๐ข๐ญ๐ข๐ž๐ฌ, ๐”๐ซ๐›๐š๐ง ๐ฉ๐ฅ๐š๐ง๐ง๐ข๐ง๐  ๐š๐ง๐ ๐ƒ๐ž๐ฏ๐ž๐ฅ๐จ๐ฉ๐ฆ๐ž๐ง๐ญ waxaana bixin doona Aqoon yahanano aqoon dheerada u leh ๐ก๐จ๐ซ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐ฅ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ช๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐จ๐จ๐๐š

๐Š๐š ๐Ÿ๐š๐šโ€™๐ข๐๐š๐ฒ๐ฌ๐ข ๐ฐ๐š๐œ๐š๐ง

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ, ๐ก๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐Š๐š๐š๐ฅ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐”๐ ๐š๐ฌ๐ก๐š๐ฒ ๐Š๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š waxbarashada iyo culuumta aadanaha๐Ÿ“ข ๐ŸŽ“๐Œ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š, ๐Œ๐š๐œ๐š๐ฅ๐ข๐ฆ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š kuliy...
12/11/2025

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ, ๐ก๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐Š๐š๐š๐ฅ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐”๐ ๐š๐ฌ๐ก๐š๐ฒ ๐Š๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š waxbarashada iyo culuumta aadanaha๐Ÿ“ข ๐ŸŽ“

๐Œ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š, ๐Œ๐š๐œ๐š๐ฅ๐ข๐ฆ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š kuliyada waxbarashada iyo culuumta aadanaha waxay hambalyo udirayaan ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š kaalmaha sare ka gashay, imtaxaanka sanad dugsiyeedkii 2024-2025 ๐’๐ž๐ฆ๐ž๐ฌ๐ญ๐ž๐ซ kii 2aad ee ๐Š๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š waxbarashada .
kuwaas oo heley discount semesterkaan waxaan bogaadinaynaa dadaalkooda una rajeynaynaa inay halkaas kasii wadaan dadaalkooda waxbarasho

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 22/10/2025, Saacadduna tahay 1:00pm, lagu qaban doonaa xarunta Jaamacadda Soomaliya ...
22/10/2025

Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 22/10/2025, Saacadduna tahay 1:00pm, lagu qaban doonaa xarunta Jaamacadda Soomaliya (UNISO), ee KM4 Campus Seminar cinwaankiisu yahay (Introduction to Case Management In Social Work), Seminar-ka waxaa soo jeedin doona Ustaad Said Elmi Hubane.

Sido kale ardaydii h**e uga qalin badalatay Jaamacadda fursaddaan waa ufuran tahay.

22/09/2025
02/09/2025

Takhasusyada ay ka koobantahay kulliyadda Waxbarashada iyo culuumta Aadanaha ( Faculty of Education and Humanities) ee ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ (๐—จ๐—ก๐—œ๐—ฆ๐—ข).
Nagu soo biir oo iska diiwaangeli Kulliyadda Waxbarashada iyo culuumta Aadanaha ee UNISO. Si aad faahfaahin dheeraada u hesho, fadlan, la xiriir xafiiska diiwaangelinta ama booqo xarunta Kulliyadda ee ku taal KM4 Dhabarka danbe ee CID-da

Waxaan si gaar ah ugu hambalyeynaynaa arday kaalmaha ugu sareeya ka galay Faculty of Education and Humanities ee Jaamaca...
28/08/2025

Waxaan si gaar ah ugu hambalyeynaynaa arday kaalmaha ugu sareeya ka galay Faculty of Education and Humanities ee Jaamacadda Soomaaliya (UNISO) waxaana la gudoonsiiyay Academic Excellent Award waxaana gudoonsiiyay Gudoomiyaha ku xigeenka Arimaha Bulshada ee Gobolka Banadir Mudane Abdicasis Osman Mohamed
๐Ÿฅ‡ Fadumo Ahmed Mohamed
๐Ÿฅˆ Abdinasir Hassan Farah
๐Ÿฅ‰ Nastexo Yusuf Hussein
Dadaalkiina, hufnaantiina iyo heerka aqooneed ee aad gaareen waa mid mudan in lagu daydo. Waxaan idin rajeynaynaa guul iyo horumar joogto ah mustaqbalka! ๐ŸŒŸ๐Ÿ“š
.

24/08/2025

๐”๐ฌ๐ญ๐š๐š๐ ๐€๐›๐๐ข๐ซ๐ข๐ฌ๐š๐ค ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐€๐›๐๐ข ayaa loo magacaabay Agaasimaha Maktabadaha (๐‹๐ข๐›๐ซ๐š๐ซ๐ฒ ๐’๐ž๐ซ๐ฏ๐ข๐œ๐ž๐ฌ ๐๐ข๐ซ๐ž๐œ๐ญ๐จ๐ซ) ee Jaamacadda Soomaaliya (UNISO).

Allah ha kugu guuleeyo masuuliyaddaas.

24/08/2025

Ustaad Ismaaciil Xuseen Cali ayaa loo magacaabay Agaasimaha xafiiska E-learning ee Jaamacadda Soomaaliya UNISO.
Ustaad Allah ha Kugu guuleeyo masuuliyaddaas.

24/08/2025

Ustaad Maxamed Cabdirisaaq Sheekh, ayaa loo magacaabay Agaasimaha xafiiska imtixaanka (examination director) ee Jaamacadda Soomaaliya (UNISO)
Allah ha kugu guuleeyo masuuliyaddaas.

24/08/2025

Ustaad Maxamed Ciise siidow oo h**e u ahaa Agaasimaha xafiiska imtixaanka Jaamacadda Soomaaliya (UNISO) ayaa loo magacaabay xafiiska Tayo dhowrka iyo Horumarinta Manaahijta, (Quality Assurance and Curriculum Development Director ) ee Jaamacadda Soomaaliya
Hambalyo Allah ha kuu fududeeyo masuuliyaddaas

Address

KM4
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Thursday 07:00 - 17:00
Friday 07:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faculty of Education and Humanities-University of Somalia-UNISO posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Faculty of Education and Humanities-University of Somalia-UNISO:

Share