28/04/2026
Kuliyada Culuumta Indhaha (Optometry) ee Jaamacadda Caalamiga ah ee Aadan Cadde (AAIU) ayaa soo agaasintay munaasabadda โWomenโs Eye Health and Safety Monthโ.
Munaasabaddan ayaa waxaa ka qayb qaatay:
๐น Wasaaradda Caafimaadka iyo Adeega Bulshada
๐น Somali Optometry Association
๐น Somali Ophthalmological Society
๐น Charity Vision Somalia
Barnaamijkan ayaa diiradda lagu saaray kor u qaadidda wacyiga bulshada, gaar ahaan haweenka, si loo xoojiyo daryeelka caafimaadka indhaha iyo badbaadada aragga.