Al Hilal University

Al Hilal University Al HILAL UNIVERSITY desires to become the leading academic institutions in Somalia. AU desires to become the leading academic institutions in Somalia.

Qaar kamid ah ardayda ku jira sannadka ugu dambeeya ee ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐€๐ฅ ๐‡๐ข๐ฅ๐š๐ฅ ayaa maanta u suurtagashay inay difaacdaan qe...
14/05/2026

Qaar kamid ah ardayda ku jira sannadka ugu dambeeya ee ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐€๐ฅ ๐‡๐ข๐ฅ๐š๐ฅ ayaa maanta u suurtagashay inay difaacdaan qeybta h**e ee buugga qalin-jabintooda sannadkaan ee loo yaqaan ๐๐ซ๐จ๐ฌ๐จ๐ฌ๐š๐ฅ ๐ƒ๐ž๐Ÿ๐ž๐ง๐ฌ๐ž ๐œ๐ฅ๐š๐ฌ๐ฌ ๐จ๐Ÿ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”.

Ardayda oo ka koobnaa qaar kamid ah ๐†๐ซ๐จ๐ฎ๐ฉ๐ฌ kala duwan ee loo qeybiyay guud ahaan ayaa maanta ahaa kuwa si wanaagsan ah u difaacday hordhaca ๐›๐ฎ๐ฎ๐ ๐ ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง-๐ฃ๐š๐›๐ข๐ง๐ญ๐š Jaamacadda.





Hambalyo xuska maalinta caalamiga ah ee loo aqoonsaday maalinta Kalkaaliyaasha aduunka.Jaamacadda Al Hilal ee Muqdisho w...
12/05/2026

Hambalyo xuska maalinta caalamiga ah ee loo aqoonsaday maalinta Kalkaaliyaasha aduunka.

Jaamacadda Al Hilal ee Muqdisho waxa ay hambalyo leedahay dhammaan ardaydeena barata taqasuska Kalkaalisanimada (Nursing).





Hambalyo xuska maalinta caalamiga ee loo aqoonsaday maalinta Umulisanimada aduunka.Jaamacadda Al Hilal waxa ay hambalyo ...
05/05/2026

Hambalyo xuska maalinta caalamiga ee loo aqoonsaday maalinta Umulisanimada aduunka.

Jaamacadda Al Hilal waxa ay hambalyo leedahay dhammaan Umulisooyinka Soomaaliyeed si gaar ah ardayda barata taqasuska Umulisada.





๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐œ๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐ž๐ž ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š!๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐€๐ฅ ๐‡๐ข๐ฅ๐š๐ฅ ee Muqdisho waxa ay hambalyo diirran u diraysaa dhammaan s...
01/05/2026

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐œ๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐ž๐ž ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š!

๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐€๐ฅ ๐‡๐ข๐ฅ๐š๐ฅ ee Muqdisho waxa ay hambalyo diirran u diraysaa dhammaan shaqaalaha si gaar ah ๐ก๐จ๐ฐ๐ฅ-๐ฐ๐š๐๐ž๐ž๐ง๐š๐๐š ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐€๐ฅ ๐‡๐ข๐ฅ๐š๐ฅ ee Muqdisho.

Sido kale xuska maalintaan caalamiga awgeed Jaamacadda waxa ay guud ahaan fasaxday dhammaan ๐ก๐จ๐ฐ๐ฅ-๐ฐ๐š๐๐ž๐ž๐ง๐š๐๐š kala duwan ee ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐€๐ฅ ๐‡๐ข๐ฅ๐š๐ฅ.





๐…๐ฎ๐ซ๐ฌ๐š๐ ๐ฐ๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐จ Online ๐š๐กXafiiska ๐ž๐‹๐ž๐š๐ซ๐ง๐ข๐ง๐  ๐๐ซ๐จ๐ ๐ซ๐š๐ฆ ee ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐€๐ฅ ๐‡๐ข๐ฅ๐š๐ฅ waxa ay kugu wargalinaysaa in uu hadda  qaa...
12/04/2026

๐…๐ฎ๐ซ๐ฌ๐š๐ ๐ฐ๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐จ Online ๐š๐ก

Xafiiska ๐ž๐‹๐ž๐š๐ซ๐ง๐ข๐ง๐  ๐๐ซ๐จ๐ ๐ซ๐š๐ฆ ee ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐€๐ฅ ๐‡๐ข๐ฅ๐š๐ฅ waxa ay kugu wargalinaysaa in uu hadda qaadanayso arday cusub sanad waxbarasheedkan ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“ - ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ” dhammaan taqasusaadka ku qoran qeybta hoose.

Fursadaan ayaa ah mid loogu talagalay in ardayda Soomaaliyeed ay ka faa'iideystan gaar kuwa aan awoodin soo xaadirista fasalka waxbarashadda.

Haddii aad tahay arady u baahan fursadaan waxbarasho ๐—™๐—ฎ๐—ฑ๐—น๐—ฎ๐—ป ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐˜…๐—ถ ๐—น๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ถ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐˜€๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ฎ ๐—พ๐—ผ๐—ฟ ๐˜…๐—ผ๐—ด๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ oo dhamaystiran iyo documents ka lagaa rabo.

https://forms.gle/1F4SHx1KWHpbKXFr6

๐—›๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ ๐˜€๐—ถ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐˜‚ ๐—ต๐—ฒ๐˜€๐—ต๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—ฟ๐—ฏ๐—ถ๐˜…๐—ถ๐—ป ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐˜†๐˜€๐˜๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐˜€๐—ผ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐˜„๐—ต๐—ฎ๐˜๐˜€๐—ฎ๐—ฝ๐—ฝ ๐—ป๐˜‚๐—บ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฟ +๐Ÿฎ๐Ÿฑ๐Ÿฎ๐Ÿฒ๐Ÿญ๐Ÿ‘๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ–๐Ÿ’.

๐‘ซ๐’๐’๐’“ ๐‘ฑ๐’‚๐’‚๐’Ž๐’‚๐’„๐’‚๐’…๐’…๐’‚ ๐‘ฑ๐’Š๐’Š๐’๐’Œ๐’‚ ๐’„๐’–๐’”๐’–๐’ƒ - ๐‘จ๐’ ๐‘ฏ๐’Š๐’๐’‚๐’ ๐‘ผ๐’๐’Š๐’—๐’†๐’“๐’”๐’Š๐’•๐’š!

"๐‘ป๐’๐’˜๐’‚๐’“๐’…๐’” ๐‘บ๐’–๐’„๐’„๐’†๐’”๐’”"








Xarunta dhexe ee ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐€๐ฅ ๐‡๐ข๐ฅ๐š๐ฅ waxaa si habsami leh uga socda ๐ˆ๐ฆ๐ญ๐ข๐ฑ๐š๐š๐ง๐š๐๐ค๐š ๐๐ก๐ž๐ฑ๐ž ee semester-ka 2aad ee sanad waxb...
09/04/2026

Xarunta dhexe ee ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐€๐ฅ ๐‡๐ข๐ฅ๐š๐ฅ waxaa si habsami leh uga socda ๐ˆ๐ฆ๐ญ๐ข๐ฑ๐š๐š๐ง๐š๐๐ค๐š ๐๐ก๐ž๐ฑ๐ž ee semester-ka 2aad ee sanad waxbarasheedkan ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“ - ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”.

Dhammaan aradydeena qiimaha badan waxaan u rajaynaynaa guul wacan.

๐๐š๐ฌ๐ข๐ข๐› ๐ฐ๐š๐œ๐š๐ง!






๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐€๐ฅ ๐‡๐ข๐ฅ๐š๐ฅ ee Muqdisho ayaa maanta u suurtagashay inay booqasho rasmi ah ku tagto qaar kamid ah Iskuulada ku ya...
07/04/2026

๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐€๐ฅ ๐‡๐ข๐ฅ๐š๐ฅ ee Muqdisho ayaa maanta u suurtagashay inay booqasho rasmi ah ku tagto qaar kamid ah Iskuulada ku yaala Degmada Wartanabada ee Gobolka Benadir.

Booqashadan ayay Jaamacaddu ku tagtay Iskuulada kala ah; ๐‘ต๐’Š๐’๐’†๐’š๐’ ๐‘ท๐’“๐’Š๐’Ž๐’‚๐’“๐’š ๐’‚๐’๐’… ๐‘บ๐’†๐’„๐’๐’๐’…๐’‚๐’“๐’š ๐‘บ๐’„๐’‰๐’๐’๐’, ๐‘บ๐’๐’Ž๐’‚๐’๐’Š ๐‘ท๐’“๐’Š๐’Ž๐’‚๐’“๐’š ๐’‚๐’๐’… ๐‘บ๐’†๐’„๐’๐’๐’…๐’‚๐’“๐’š ๐‘บ๐’„๐’‰๐’๐’๐’, ๐‘ฒ๐’‚๐’”๐’Ž๐’ ๐‘ท๐’“๐’Š๐’Ž๐’‚๐’“๐’š ๐’‚๐’๐’… ๐‘บ๐’†๐’„๐’๐’๐’…๐’‚๐’“๐’š ๐‘บ๐’„๐’‰๐’๐’๐’, ๐‘จ๐’ ๐‘จ๐’›๐’‰๐’‚๐’“ ๐‘ท๐’“๐’Š๐’Ž๐’‚๐’“๐’š ๐’‚๐’๐’… ๐‘บ๐’†๐’„๐’๐’๐’…๐’‚๐’“๐’š ๐‘บ๐’„๐’‰๐’๐’๐’ ๐’Š๐’š๐’ ๐‘จ๐’ ๐‘ฏ๐’Š๐’๐’‚๐’ ๐‘ท๐’“๐’Š๐’Ž๐’‚๐’“๐’š ๐’‚๐’๐’… ๐‘บ๐’†๐’„๐’๐’๐’…๐’‚๐’“๐’š ๐‘บ๐’„๐’‰๐’๐’๐’.

๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐€๐ฅ ๐‡๐ข๐ฅ๐š๐ฅ ee Muqdisho ayaa si joogta ah u wado booqashada ay ku tagayso dhamman dugsiyadda sare ee Gobolka Benadir.






Xafiiska Imtixaanadka ee ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐€๐ฅ ๐‡๐ข๐ฅ๐š๐ฅ waxa uu ku wargalinayaa dhammaan aradyda dhigata Jaamacadda waqtiga uu bila...
07/04/2026

Xafiiska Imtixaanadka ee ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐€๐ฅ ๐‡๐ข๐ฅ๐š๐ฅ waxa uu ku wargalinayaa dhammaan aradyda dhigata Jaamacadda waqtiga uu bilaabanayo Imtixaanka dhexe ee semester-ka 2aad.

๐…๐ฎ๐ฅ๐ฅ-๐ญ๐ข๐ฆ๐ž: ๐ŸŽ๐Ÿ–๐ญ๐ก ๐€๐ฉ๐ซ๐ข๐ฅ, ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”
๐๐š๐ซ๐ญ-๐ญ๐ข๐ฆ๐ž: ๐ŸŽ๐Ÿ—๐ญ๐ก ๐€๐ฉ๐ซ๐ข๐ฅ, ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”

๐๐š๐ฌ๐ข๐ข๐› ๐ฐ๐š๐œ๐š๐ง!






Kulliyada culuumta caafimaadka ee ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐€๐ฅ ๐‡๐ข๐ฅ๐š๐ฅ ee Muqdisho waxa ay ku wargalinaysaa dhammaan ardayda Jaamacadda i...
05/04/2026

Kulliyada culuumta caafimaadka ee ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐€๐ฅ ๐‡๐ข๐ฅ๐š๐ฅ ee Muqdisho waxa ay ku wargalinaysaa dhammaan ardayda Jaamacadda iyo kuwa dhigta Jaamacadaha kale dalka inay ka faa'iideystan tababar aqoon kororsi ah.

Tababarkaan ayaa ah mid ku saabsan "๐ˆ๐‚๐” ๐๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ข๐ง๐  ๐š๐ง๐ ๐œ๐ซ๐ข๐ญ๐ข๐œ๐š๐ฅ ๐œ๐š๐ซ๐ž" waxaana jeedinaya ๐ƒ๐ซ. ๐€๐ก๐ฆ๐ž๐ ๐€๐›๐๐ข๐ซ๐ข๐ณ๐š๐ค ๐˜๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐Ÿ oo ah khabiir caafimaad.






Kulliyada culuumta Maamulka iyo Dhaqaalaha ee ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐€๐ฅ ๐‡๐ข๐ฅ๐š๐ฅ iyo hoggaanka Naadiga Ardayda Jaamacadda Al Hilal - NA...
05/04/2026

Kulliyada culuumta Maamulka iyo Dhaqaalaha ee ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐€๐ฅ ๐‡๐ข๐ฅ๐š๐ฅ iyo hoggaanka Naadiga Ardayda Jaamacadda Al Hilal - NAJAH ayaa si wadajir ah u soo qaban qaabiyay tababar aqoon kororsi ah ardayda Jaamacadda.

Tababarkaan oo ahaa mid xiisa gaar ah lahaa waxaa jeedinayay Ustaad Hon Ali Jazeera, waxana uu ku saabsana "๐‡๐จ๐ฐ ๐ญ๐จ ๐ฐ๐ซ๐ข๐ญ๐ž ๐š ๐ซ๐ž๐ฌ๐ž๐š๐ซ๐œ๐ก ๐ฉ๐ซ๐จ๐ฉ๐จ๐ฌ๐š๐ฅ" kaas oo loogu talagalay ardayda dhigata sannadka 4aad.







๐–๐€๐‘๐†๐„๐‹๐ˆ๐ ๐Œ๐”๐‡๐ˆ๐ˆ๐Œ ๐€๐‡!๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐€๐ฅ ๐‡๐ข๐ฅ๐š๐ฅ ee Muqdisho waxa ay halkaan ku wargalinaysaa dhammaan ardayda dhigata Jaamacadda ...
25/03/2026

๐–๐€๐‘๐†๐„๐‹๐ˆ๐ ๐Œ๐”๐‡๐ˆ๐ˆ๐Œ ๐€๐‡!

๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐€๐ฅ ๐‡๐ข๐ฅ๐š๐ฅ ee Muqdisho waxa ay halkaan ku wargalinaysaa dhammaan ardayda dhigata Jaamacadda in ay dib u bilaabanayso daraasada Jaamacadda.

๐๐š๐ซ๐ญ-๐ญ๐ข๐ฆ๐ž | ๐Ÿ๐Ÿ”๐ญ๐ก ๐Œ๐š๐ซ๐œ๐ก, ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”
๐…๐ฎ๐ฅ๐ฅ-๐ญ๐ข๐ฆ๐ž | ๐Ÿ๐Ÿ–๐ญ๐ก ๐Œ๐š๐ซ๐œ๐ก, ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”

Dib u soo laabasho wanaagsan!





Address

KPP, Hodan District
Mogadishu
25261

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al Hilal University posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Al Hilal University:

Share