Hayaan Secondary School

Hayaan Secondary School Hoyga tayada waxbarashada iyo Barbaarinta.
رحلة نحو التعليم

Maamulka , macallimiinta iyo Howlwadeenada kale ee Dugsiga, Hayaan Secondary School   waxay hambalyo iyo bogaadin u dira...
02/09/2026

Maamulka , macallimiinta iyo Howlwadeenada kale ee Dugsiga, Hayaan Secondary School waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Calas Cabdulaahi Xirsi oo soo gabangabeeyey Waxbarashadiisa heerka Koowaad ee Jaamacada

Guushan waa mid taariikhi ah oo astaan u ah dadaalka, adkaysiga iyo hal-abuurka ow ku soo ababay waxbarashadiisii
asaasiga ee dugsiga sare HAYAAN.

Maamulka , macallimiinta iyo Howlwadeenada kale ee Dugsiga, Hayaan Secondary School   waxay hambalyo iyo bogaadin u dira...
01/09/2026

Maamulka , macallimiinta iyo Howlwadeenada kale ee Dugsiga, Hayaan Secondary School waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Abdimahad Abdi Muse oo soo gabangabeeyey Waxbarashadiisa heerka Koowaad ee Jaamacada

Guushan waa mid taariikhi ah oo astaan u ah dadaalka, adkaysiga iyo hal-abuurka ow ku soo ababay waxbarashadiisii
asaasiga ee dugsiga sare HAYAAN.

Maamulka , macallimiinta iyo Howlwadeenada kale ee Dugsiga, Hayaan Secondary School   waxay hambalyo iyo bogaadin u dira...
31/08/2026

Maamulka , macallimiinta iyo Howlwadeenada kale ee Dugsiga, Hayaan Secondary School waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Bile Abdi Ibraahim oo soo gabangabeeyey Waxbarashadiisa heerka Koowaad ee Jaamacada

Guushan waa mid taariikhi ah oo astaan u ah dadaalka, adkaysiga iyo hal-abuurka ow ku soo ababay waxbarashadiisii
asaasiga ee dugsiga sare HAYAAN.

Maamulka Dugsiga Hayaan Secondary School   wuxuu ku Wargelinayaa dhammaan Macalimiinta , Waalidiinta, ardeyda iyo Holwwa...
31/08/2026

Maamulka Dugsiga Hayaan Secondary School wuxuu ku Wargelinayaa dhammaan Macalimiinta , Waalidiinta, ardeyda iyo Holwwadeenada kale in Waxbaarshada Dugsiga Hayaan dib loo furi doonaa Talaado 01/09/2026
hadii rabi idmo.
=Mahadsanidiid=

Maamulka , macallimiinta iyo Howlwadeenada kale ee Dugsiga, Hayaan Secondary School  waxay hambalyo iyo bogaadin u diray...
31/08/2026

Maamulka , macallimiinta iyo Howlwadeenada kale ee Dugsiga, Hayaan Secondary School waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Abdikadir Farah Abdirahman oo soo gabangabeeyey Waxbarashadiisa heerka Koowaad ee Jaamacada

Guushan waa mid taariikhi ah oo astaan u ah dadaalka, adkaysiga iyo hal-abuurka ow ku soo ababay waxbarashadiisii
asaasiga ee dugsiga sare HAYAAN.

Maamulka , macallimiinta iyo Howlwadeenada kale ee Dugsiga Hayaan Secondary School,waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaa...
30/08/2026

Maamulka , macallimiinta iyo Howlwadeenada kale ee Dugsiga Hayaan Secondary School,waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Hafsa Yahye Mohamud oo soo gabangabeesay Waxbarashadeeda heerka Koowaad ee Jaamacada

Guushan waa mid taariikhi ah oo astaan u ah dadaalka, adkaysiga iyo hal-abuurka oy ku soo ababayday waxbarashadeedii
asaasiga ee dugsiga sare HAYAAN.

19 Aug 2026. Shaacinta Natiijaada  Imtixaanka SD. 2025/2026. Kala soco Natiijada Appka  HAYAAN SCHOOL adigoo kala dagayo...
19/08/2026

19 Aug 2026. Shaacinta Natiijaada Imtixaanka SD. 2025/2026. Kala soco Natiijada Appka HAYAAN SCHOOL adigoo kala dagayo Play Store ama App Store.
Fadlan gali:ID
Natiijo wacan dhammaan,
Mahadsanidiin.

15/08/2026

HAMBALYO IYO BOGAADIN

Dugsiyada Hayaan Secondary School waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee ku guuleystay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 12-aad (F4), sannad-dugsiyeedka 2025–2026.

Waxay si gaar ah ugu hambalyeynayaan dhammaan ardayda Dugsiyada Hayaan Secondary School

Waxaan idiin rajaynaynaa mustaqbal ifaya, guul iyo horumar joogto ah. Hambalyo dhammaantiin.

Xarumaha Hayaan Secondary School  waxaa Sihabsamileh uga Socdo Isdiwaangelinta ardayda Cusub Sanad Dugsiyeedka 2026-2027...
03/08/2026

Xarumaha Hayaan Secondary School waxaa Sihabsamileh uga Socdo Isdiwaangelinta ardayda Cusub Sanad Dugsiyeedka 2026-2027.

Waxaan dhammaan ummadda Muslimiinta ah ugu hambalyaynaynaa  Bilashada sannadka cusub ee Hijriyada 1448.Bilashada sannadk...
16/06/2026

Waxaan dhammaan ummadda Muslimiinta ah ugu hambalyaynaynaa Bilashada sannadka cusub ee Hijriyada 1448.

Bilashada sannadka Hijriga ahi waa Taariikh lama ilaawaan ah oo ku qotonta hijriyadii Nebi Muxammad (NNKH), safar taariikhi ah oo xambaarsanaa qiimaha iimaanka, adkaysiga, iyo rajo lagu raadinayo mustaqbal wanaagsan oo Ummadeed.

Ilaahay ha inooga yeelo sannadkan mid barwaaqo, nabad, Xasilooni iyo mustaqbal wanaagsan u horseeda dalkeenna iyo guud ahaan dalalka Islaamka.

كل عام وأنتم بخير

Address

Bakaaro, Dugsigii Hore Ee Xamar-jadiid
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:30 - 17:00
Tuesday 07:30 - 17:00
Wednesday 07:30 - 17:00
Thursday 07:30 - 12:00
Friday 07:30 - 12:00
Saturday 07:30 - 17:00
Sunday 07:30 - 17:00

Telephone

15900300

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hayaan Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Hayaan Secondary School:

Shortcuts

Share