KOBAC Tababaridda La-Talinta & Wacyigelinta

KOBAC Tababaridda La-Talinta & Wacyigelinta Horumariyaha Bulshada

KOBAC waxa uu ku dadaalayaa una soo jeedaa sidii ummadda soomaaliyeed oo muddo ka dib dhacday filkeeda u horumarin lahaa, u tababari lahaa, talooyin u siin lahaa.

06/09/2026

Madasha shaqo doono
Sannadka 8aad.
Guubaabo, dhiirigelin iyo isku xir.
Dhalinyaro fadhiga ka kaca .

01/09/2026

Mid ka mid ah ardayda ka qeyb gashay Bandhigga Kobac ayaa sheegtay in iyadoo Xaamilo ah ay waxbaraneysay.

01/09/2026

Shamso Arts Bandhigga Kobac sannadka 8aad ku soo bandhigtay farsaxano cajiib ah oo ay sameysay

01/09/2026

Dhiig-bixiyayaal ayaa intii uu socday Bandhigga Kobac dhiiggooda ugu deeqay Bangiga Dhiigga Qaranka.

31/08/2026

Hadaljeedinta Gudoomiyaha Ururka Macalimiinta Soomaaliyeed Prof. Saxane bandhigga Kobac sanadkii 8aad.

31/08/2026

Gudoomiye Kobac oo soo xiray Bandhigga Kobac sanadkii 8aad.

31/08/2026

Bajma Cabdulqaadir oo Bandhigga Kobac ku soo bandhigtay Buug ay qortay.

31/08/2026

Ayuub, oo ka mid ah ardayda ka qeybgalayaasha Bandhigga Kobac, ayaa soo jeediyay in aan la liidin dadka qaba baahiyaha gaarka ah.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when KOBAC Tababaridda La-Talinta & Wacyigelinta posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to KOBAC Tababaridda La-Talinta & Wacyigelinta:

Shortcuts

Share