Horseed International University HIU

Horseed International University HIU Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Horseed International University HIU, College & University, Taleex, Near KM4, Mogadishu.

Our mission is to achieve excellence in teaching and research, to maintain and spawn knowledge, HIU provides high quality programs through innovation teaching methodologies That engages students in self-directed learning and management performance.

Maamulka iyo howlwadeenada Jaamacadda Caalamiga Horseed waxay hambalyo ku aadan maalinta Ciida u dirayaan dhamaan ummada...
27/05/2026

Maamulka iyo howlwadeenada Jaamacadda Caalamiga Horseed waxay hambalyo ku aadan maalinta Ciida u dirayaan dhamaan ummada Muslimiinta gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed
عيد مبارك تقبل ألله منا ومنكم صالح الاعمال
Eid Mubarek.

Maamulka iyo howlwadeenada Jaamacadda Caalamiga Horseed waxay hambalyo ku aadan maalinta Ciida u dirayaan dhammaan ummad...
26/05/2026

Maamulka iyo howlwadeenada Jaamacadda Caalamiga Horseed waxay hambalyo ku aadan maalinta Ciida u dirayaan dhammaan ummadda Muslimiinta gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed
عيد مبارك تقبل ألله منا ومنكم صالح الاعمال
Eid Mubarek.

𝐍𝐀𝐓𝐈𝐈𝐉𝐀𝐃𝐀 𝐒𝐄𝐌𝐈 𝐅𝐈𝐍𝐀𝐋-𝐊𝐀. Ciyaar adag oo aad u xiiso badneyd ayaa shalay dhexmartay labada kooxood ee kala ah: 𝐂𝐒&𝐈𝐓-𝟐𝐀 🆚...
25/05/2026

𝐍𝐀𝐓𝐈𝐈𝐉𝐀𝐃𝐀 𝐒𝐄𝐌𝐈 𝐅𝐈𝐍𝐀𝐋-𝐊𝐀.

Ciyaar adag oo aad u xiiso badneyd ayaa shalay dhexmartay labada kooxood ee kala ah:

𝐂𝐒&𝐈𝐓-𝟐𝐀 🆚 𝐂𝐒&𝐈𝐓-𝟒𝐀.

Kulanka ayaa ku dhammaaday:

🥇 CS&IT-2A — 14
🥈 CS&IT-4A — 11

Hambalyo kooxda 𝐂𝐒&𝐈𝐓-𝟐𝐀 oo u gudubtay FINAL-ka tartanka 𝐂𝐒 & 𝐈𝐓 𝐀𝐧𝐧𝐮𝐚𝐥 𝐒𝐡𝐨𝐰𝐜𝐚𝐬𝐞 𝐂𝐮𝐩 𝟐𝟎𝟐𝟔 kadib bandhig ciyaareed cajiib ah.

Sidoo kale waxaan bogaadin u direynaa kooxda 𝐂𝐒&𝐈𝐓-𝟒𝐀 dadaalka iyo ciyaarta quruxda badan ay soo bandhigeen.


𝐖𝐞𝐥𝐜𝐨𝐦𝐞 𝐟𝐨𝐫 𝐉𝐨𝐢𝐧𝐢𝐧𝐠 𝐌𝐉𝐇𝐈𝐔 𝐄𝐝𝐢𝐭𝐨𝐫𝐢𝐚𝐥 𝐁𝐨𝐚𝐫𝐝.
24/05/2026

𝐖𝐞𝐥𝐜𝐨𝐦𝐞 𝐟𝐨𝐫 𝐉𝐨𝐢𝐧𝐢𝐧𝐠 𝐌𝐉𝐇𝐈𝐔 𝐄𝐝𝐢𝐭𝐨𝐫𝐢𝐚𝐥 𝐁𝐨𝐚𝐫𝐝.

𝐂𝐒 & 𝐈𝐓 𝐀𝐧𝐧𝐮𝐚𝐥 𝐒𝐡𝐨𝐰𝐜𝐚𝐬𝐞 𝐂𝐮𝐩 𝟐𝟎𝟐𝟔 – 𝐒𝐞𝐦𝐢 𝐅𝐢𝐧𝐚𝐥 ⚽🏆. Waxaa la gaaray marxaladdii ugu xiisaha badnayd tartanka!Kulanka 𝐒𝐞𝐦𝐢 ...
24/05/2026

𝐂𝐒 & 𝐈𝐓 𝐀𝐧𝐧𝐮𝐚𝐥 𝐒𝐡𝐨𝐰𝐜𝐚𝐬𝐞 𝐂𝐮𝐩 𝟐𝟎𝟐𝟔 – 𝐒𝐞𝐦𝐢 𝐅𝐢𝐧𝐚𝐥 ⚽🏆.

Waxaa la gaaray marxaladdii ugu xiisaha badnayd tartanka!
Kulanka 𝐒𝐞𝐦𝐢 𝐅𝐢𝐧𝐚𝐥-𝐤𝐚 waxaa foodda is dari doona labo kooxood oo si adag usoo halgamay:

𝐂𝐒&𝐈𝐓 – 𝟐𝐀 🆚 𝐂𝐒&𝐈𝐓 – 𝟒𝐀.

Labada kooxood waxay diyaar u yihiin dagaal adag oo loogu tartamayo booska FINAL-ka.

𝐘𝐚𝐚 𝐮 𝐠𝐮𝐝𝐛𝐢 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐚 𝐟𝐢𝐧𝐚𝐥-𝐤𝐚? 𝐘𝐚𝐚𝐬𝐞 𝐪𝐨𝐫𝐢 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐚 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡 𝐜𝐮𝐬𝐮𝐛?

.
.

TACSI  TIIRAANYO LEHإِنَّا لِلَّٰهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَMaamulka, howlwadeennada, macallimiinta iyo ardayda Jaam...
21/05/2026

TACSI TIIRAANYO LEH
إِنَّا لِلَّٰهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ

Maamulka, howlwadeennada, macallimiinta iyo ardayda Jaamacadda Horseed waxay tacsi u dirayaan ardayada Hasno Ibrahim Mohamed oo ka tirsan Kulliyadda Dhaqaalaha, geerida ku timid Aabaheed marxuum Ibrahim Mohamed oo ku geeriyooday Gobalka Bay.

Waxaan Alle uga baryeynaa marxuumka Jannatul Firdowsa, ehelkeesana samir iyo iimaan.

Aamiin 🤲

Xafiiska Xiriirka Dadweynaha Ee 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐥𝐚𝐦𝐢𝐠𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐬𝐞𝐞𝐝 waxaa sharaf weyn u ahayd soo dhaweynta ardayda Form 4 ee B...
20/05/2026

Xafiiska Xiriirka Dadweynaha Ee 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐥𝐚𝐦𝐢𝐠𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐬𝐞𝐞𝐝 waxaa sharaf weyn u ahayd soo dhaweynta ardayda Form 4 ee BAXNAANO SCHOOL oo maanta soo booqday Xarunta Dhexe Ee Jaamacadda.
Booqashada waxaa qeyb ka ahaa seminaar ku saabsan guusha waxbarashada iyo diyaarinta imtixaanka qaranka, sidoo kale waxaa ardayda lagu soo wareejiyey qeybaha kala duwan ee Jaamacadda sida Green Lab IT, Shaybaarka Caafimaadka, iyo Qeybta Beeraha.

.

Congratulations on your Publications𝐃𝐫. 𝐊𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐅𝐨𝐫𝐚𝐲
20/05/2026

Congratulations on your Publications
𝐃𝐫. 𝐊𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐅𝐨𝐫𝐚𝐲

Natiijada Kulankii Galabta – Koobka Bandhig Sanadeedka CS & IT. Maanta  waxaa la  ciyaaray kulan oo xiiso badan oo ka ti...
19/05/2026

Natiijada Kulankii Galabta – Koobka Bandhig Sanadeedka CS & IT.

Maanta waxaa la ciyaaray kulan oo xiiso badan oo ka tirsan tartanka Kulyadda Computer Science and IT⚽

Hambalyo ayaan leenahay kooxda guuleystay, sidoo kalena bogaadin kooxdii kale ee dadaalka muujiyay.

2026.

CIYAARTA MAANTA - KOOBKA CS & IT ANNUAL SHOWCASE CUP🏆.Waxaa Maanta oo taariikhdu tahay 19 May 2026, wada ciyaari doona: ...
19/05/2026

CIYAARTA MAANTA - KOOBKA CS & IT ANNUAL SHOWCASE CUP🏆.

Waxaa Maanta oo taariikhdu tahay 19 May 2026, wada ciyaari doona:

CS&IT – 6B 🆚 CS&IT – 6C.

kooxdee ayaa badin doonta?

Xafiiska Xiriirka Dadweynaha ee 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐥𝐚𝐦𝐢𝐠𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐬𝐞𝐞𝐝 ayaa booqashooyin ku tagay dugsiyada sare ee Degmada Afgooy...
18/05/2026

Xafiiska Xiriirka Dadweynaha ee 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐥𝐚𝐦𝐢𝐠𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐬𝐞𝐞𝐝 ayaa booqashooyin ku tagay dugsiyada sare ee Degmada Afgooye, halkaas oo Ardayda lagula wadaagay muhiimada waxbarashada sare, qorsheynta mustaqbalka, iyo fursadaha waxbarasho ee Jaamacadda.
Booqashooyinkan waxay qeyb ka yihiin dadaallada lagu xoojinayo xiriirka Jaamacadda iyo dugsiyada sare, si Ardaydu u helaan dhiirrigelin iyo hagid waxbarasho.

Address

Taleex, Near KM4
Mogadishu
2526

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Thursday 07:00 - 17:00
Friday 07:00 - 12:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00

Telephone

+252619277650

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horseed International University HIU posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Horseed International University HIU:

Share