11/08/2018
xarunta tababarada iyo xirfadaha kaabe waxe ugu bishaareynesaa bahda cafimadka gaar ahaan ardayda, dhaqatiirta, umulisoyinka iyo kakaliyayasha ku sugan magaalada muqdisho Iiyo nawaaxigeda inee idin heeso short courses lagu baranayo xirfadaha caafimad ee gacanta laga qabto (PRACTICAL).
isdiiwangalinta way socotaa wixi faahfaahin ah kala xariir 0619527373 ama xrunta oo kutaala wadada wadnaha kaso horjeedka jaamaca somaville
MAHADSANID